Illaah baa idinku dhaarshee 10 kun dollar xagee bey geysey lacagta intaa le,eg ma dhar kaliya lagu gadey gabadhan waa habaaran tahay
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
3 ай бұрын
Aisha Germany 🇩🇪 aye joogta wiilkana yurub ayu lajooga videoga u leeyahy waan sofasaxa been ayu ku sheegay meesha waa wadan sharci wee dacweenkarta baq baq aye meesha kuhaayan mida kale u leeyahay gabadha madhalin wax weyn ma ah wadan sharciyesan aya joogta o dowlad ah Dna test waad kaqaadi karta so shakiga ugabaxo lkn hadaadan sameenin wuxu sheegayo waa run asiga madhalin midaas ogow 😷😷😷
@AhmedMohamed-vm7oj
3 ай бұрын
Adeer vedio uu soo fasaxayaa ma jiree dameer calasoow baa tiktok-tiisa ku kalacsada. Waxaadna arki doontaan dameer calasoow oo rikaado ku heysta intuu dhabo
Пікірлер: 10