We really enjoyed watching abayo, shopping kaaga iyo dooqagana waa 💯 cute masha allah, thanks for sharing abayo!
@abdiazizmuhudin5563
2 жыл бұрын
So samee wallo
@hoodoyusuf8679
2 жыл бұрын
Skin care routine
@rayaanmaxamed6394
2 жыл бұрын
Mshlla xbbti kep going
@abdikariimsulub7095
2 жыл бұрын
Wow masha allah wankahely ani Ee nosobadi qali❤💯
@nalafarxaa4328
2 жыл бұрын
Welcome back!!
@hamduniadam7554
2 жыл бұрын
Wllky qli so dhawawo
@BARWAAQOMAXAMED-mp5nt
8 ай бұрын
Gabadha hargaysa joogta tellkeeda u baahanahay abaayo ugu soo dhaqso
@hanaanmohamed5326
2 жыл бұрын
Hamduni Mashallah Allah 🖤🖤💕
@abdikariimsulub7095
2 жыл бұрын
Wow masha allah wn ka hely Ee Nosobadi qali❤💖💯
@abdikariimsulub7095
2 жыл бұрын
Maykabana wn ka sugayna insha allah❤💖💯
@samiiracabdale7404
2 жыл бұрын
Mashaa Allah qaali waa muuqaal aad loogu baahanyahay ee kusoo dhakhso qaali
@hamduniadam7554
2 жыл бұрын
Dhugran qli wan so wada ❤️💯
@amiraasim970
2 жыл бұрын
Welcome back wllo
@aishaahmed2553
2 жыл бұрын
Hore uzoco wllzhie🥰😘
@umumuna2441
2 жыл бұрын
Hargeysa maya laga dalban kara wlo
@amiraasim970
2 жыл бұрын
I love you wllo wamiskin gabadhani wllhi qabyalad iyo qudhun kamahadasho i love her But hamda nosogali guri hagaajis kii gurigaga cusub insha allah
@hamdaomar3285
2 жыл бұрын
Maasha allaah 💚🤍❤ Wllo mahadsanid Noo soo samee sida shein waxa looga dalbado wllo Iyo sida lacagta loo bixiyo iyo halka alaabta lagu soo hagaajinaayo ?? Mahadsanid macaanto
@hamduniadam7554
2 жыл бұрын
Shugran wll wan so samaynaya qli💯❤️
@saara1436
2 жыл бұрын
*FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-* 1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ? 2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ? 3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato 4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ? 5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto Iyada oo aan cidna ku xakaminin? 6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ? 7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ? 8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ? *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* : 1. AQOON AMA SHAHAADO 2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY 3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +252615547971 ama +252619759187
@Quen-Dia
2 жыл бұрын
Haa
@Quen-Dia
2 жыл бұрын
Lakin shaqada wa maxay walal
@hoodoyusuf8679
2 жыл бұрын
Sidee uu dalbatay
@xikmaad6270
2 жыл бұрын
Walaaley shein anigay ikicise kada umada mar walbe wax unban dalbaya waa ila iyo 2018 kii
@ayanahmed4496
2 жыл бұрын
Huno side lo dalbanaya halke kala hadlaysa ani dhar wada gaagaban arkay
@xikmaad6270
2 жыл бұрын
@@ayanahmed4496 shayga and rabto markad tabato dadka horta dalbadaay aya kushegaya reviews aya laga bixiyaay hadi kale hadaad M qadato large kadhig ama markad aragto sidu utolanyahahay labo number kaweyneysi dharka dhudhuban kabaha 37 ayan qata lakin 39 ayan dalbaday kuwa xaragada ee fuuran kuwa kale 38.5
@tayosiirismail4274
Жыл бұрын
hlkee ka dalbataa wll
@sacdiyacumar9584
2 жыл бұрын
Sida udhjinesid so gali abyo
@fatuushhazan4972
2 жыл бұрын
Hore usoco my dhuxaygi
@Ana-ug1dn
2 жыл бұрын
Miisaanku waa imisa qaali lacgtiisu
@munamaxmed4773
2 жыл бұрын
Ka soo hadal siida anuu dalbankarno plz
@hamduniadam7554
2 жыл бұрын
Hye wll insha allah
@munamaxmed4773
2 жыл бұрын
@@hamduniadam7554 xbibiti halken kala soo xidhidhi karaa
@dekahassan9518
2 жыл бұрын
Huno waxan joga jabuti ma lay keeni kara iso jawab please sidena u dalbada
@adnaahmed9416
2 жыл бұрын
Wllo lamarkaga noo soo sheeg
@luuladen3017
2 жыл бұрын
Wll wan ku rabey ee ila soo hadal
@shukriahmed3186
2 жыл бұрын
Huno see uga dalban karaa anoo hargeisa jooga
@umuzaynabsalebn9232
2 жыл бұрын
Qaali hargeisa way adagtaan filayaa qof yurub jooga ama meelaha kale wa ok one week ayaya aniga igamaqnayen from germny
@ubaxleysahruj4682
2 жыл бұрын
Asc wll wan kusalamay qali please melan kala soxidhidho isheeg qali
@hamduniadam7554
2 жыл бұрын
Wsc wll Instagram @hamduni adam🙏
@barashadcilmigahaweenka4992
2 жыл бұрын
Wllo wax tell am email ah oo an Kalk xidhiidhkaro shein maa haysa alaab iga khaldanataye
@mudanmohamed2393
2 жыл бұрын
Manta kgu so piray xbbty
@hamduniadam7554
2 жыл бұрын
So dhawaw qli🙏❤️
@hamdaizmail1895
2 жыл бұрын
Walalo hargeisa ayan jooga siden u dalbn karaa?…
@hamduniadam7554
2 жыл бұрын
❤️Wll video dhamaystiran ayan ka so samaynaya qli🙏
@munamaxmed4773
2 жыл бұрын
Asc xbibiti sen uu dalban karaa iso jawb xbibiti
@najmamahdi4786
2 жыл бұрын
Hlka joogtid iyo sida uu dalbty no so gali
@najmamahdi4786
2 жыл бұрын
Hargysa sidee looga dalban kara Sis wn ka sugyna no so sheeg
Пікірлер: 57