M.a waxaan kumoodayey qurbaa inaad ku nooshay never gave up sister
@hamduniadam7554
2 жыл бұрын
Shugran qli💯❤️
@user-ti7xs8pw7w
8 ай бұрын
0:47 @@hamduniadam7554
@nimco.rashiid28
Жыл бұрын
gabadha numberkeeedi waay wll 😢😢
@Bella_2569
Жыл бұрын
Abayo korean miya taqana isojwab
@khadramohamed4778
Жыл бұрын
Hablo hala dhirigaliyo halahu yacoo manshalh waxad ka helyasan waxa quruxubadn manshalh
@dahabo148
Жыл бұрын
Hawta anaka naga goos ten
@hawasabdullahi7745
Жыл бұрын
aawey gabdha number keeda wlloj
@siraadxashi9452
3 ай бұрын
halkii kilo waa imisa
@qalanjoqalanjo8991
2 жыл бұрын
Ma hargeysa keliya xmr makeneyso miya?
@Emma0444
9 ай бұрын
Qali shein iyo ala baaba ya alaab tayo ficam
@luuldheer5569
Жыл бұрын
Hore u soco qaali
@munamaxmed4773
2 жыл бұрын
Asc xbibiti wanku salmay waxad ka soo hadsha mekup ad isticmashid
@hamduniadam7554
2 жыл бұрын
Wsc wll qli hye insha allah
@filsanabdi2083
Жыл бұрын
Haja mada no sheegay si lo dalbanayoba
@MohamedNiciima
Жыл бұрын
Xbbt gabadha number keeda away
@amaladan5579
2 жыл бұрын
Okey gabadha keneyso soo lacag ma dulsaraneyso. Mida kale how long ayeey qaadaneysaa. London 3 days ayeey nagu qaadataa mida kale jewellery quality ma laha. Dadka waxaan dhihi lahaa xisaabtama kaba soo qaad dress directly shein ka iibsadey $14 adigana waxaan kaa siiyey $19.
@hamduniadam7554
2 жыл бұрын
Wll gabadho waxb ma dulsaranayso $14 hado shaygu yahay wa inta huno wll🙏
@amaladan5579
2 жыл бұрын
@@hamduniadam7554 lakiin hadhihin sidee looga dalbadaa waxaad ka dhigtey in aad direct adi shein xariir la yeelatey waa misleading arintaan. Dheh qof baa noo dhaxeeyo ama waa la ii dalbaa 🙄
@user-ey7cs1ip1g
5 ай бұрын
@@amaladan5579adigu ma taqana sida lo dalbado hno
@amiirakhadar6722
Жыл бұрын
Bal luqadena cadi ugu hadal
@Ou201
Жыл бұрын
Imisa jeer ayd tidhi masha Allah😂
@hamduniadam7554
Жыл бұрын
Ma wax dhiba jira🤔🤔
@Ou201
Жыл бұрын
@@hamduniadam7554 haa sis waa over
@rahmarooz1477
Жыл бұрын
😂😂
@NasraMohamed-bd6fe
11 ай бұрын
Een een maxaa ladhahaa
@landaibrahin4937
2 ай бұрын
😂😂 ani xata wan yabay siday isledahy
@sihammohamed8762
Жыл бұрын
Inanta xageen kla xiriirna ma arko wx info ah wl
@alialqadri8313
2 жыл бұрын
Caadi iska dhig nooooo ...🤣
@ayanahmed4496
2 жыл бұрын
Maxa ka qldan 😁
@ugbadahmed9475
2 жыл бұрын
Aduu caadi iska dhig nooooooo
@kaltuunhaybe7558
2 жыл бұрын
😂kadhac gabadha waa yara nervous hore usoco mcnto
@user-jm7wo5vc4v
10 ай бұрын
Magci abli keshinka
@zharmakekabadhe1099
8 ай бұрын
Anu inan shein ka dalbado ayaan rabaa sidee uga dalban kara ano cidna idalbin😢
@Faadumo455
8 ай бұрын
La isma baran is iri
@shiwiitiiali2492
Жыл бұрын
wllo nambarkii mee
@shukriahmed3186
2 жыл бұрын
Wllo gabadha iiman numberkeeda ma nasiisid Adna xagee kaala so xidhiidhn hablaha hargeisa ku nool ayaan ahay make up waan ubaahanay
@hamduniadam7554
2 жыл бұрын
Wll halka hose ayan so dhigay
@user-nm9kw4hl5f
8 ай бұрын
Sida losameyo sogeli abaa markad dalbato adresska iyo number wax sas cml Bu leyhy hadey dhibkugu aheyn ino faidee wllo
@NasraMohamed-bd6fe
11 ай бұрын
Dufow hedhe maxaa ku hadlaysaa orod is hagaji hadalka nefyahy
@munamaxmed4773
2 жыл бұрын
Maad so dhigin xbibiti meshi lagal hadlayay inantaa
@hamduniadam7554
2 жыл бұрын
Wll wan so dhigay link hoose huno
@umuaymanandaysar8158
Жыл бұрын
Xamda ziz see lanbarka inantas ku heli karaa
@hamduniadam7554
Жыл бұрын
0633860398 wa ka wll🙏♥️
@rahmarooz1477
Жыл бұрын
Ma heshay wll gabadha
@hamdaadam1896
2 жыл бұрын
Gabadha meeshi lagala xidhidhi laha maada no soo gudbin
@hamduniadam7554
2 жыл бұрын
Link hoose ayaan so dhigay
@ayanahmed4496
2 жыл бұрын
@@hamduniadam7554 mee linkigu wll ma arko
@Quen-Dia
2 жыл бұрын
@@hamduniadam7554 mahayo ani wllo
@dekahassan9518
2 жыл бұрын
Huno jabuti ayan joga ma heeli kara iso jawab wan u bahanahay
@hamduniadam7554
2 жыл бұрын
Ila so xidhidha -Instagram @hamduni adam
@zuhuurmahamed5753
Жыл бұрын
@@hamduniadam7554asc wll waxan ubahna alot of information hadad ii awoodo
Пікірлер: 95