Waayo waayo xayeeskii cidaacada Hornafrick cabdala nuurdiin illahey ha u naxariisto
@sahruujawaaye7733
5 жыл бұрын
Asad Huseen illahey ha u naxariistii wxaa ahaan jiray aqyaarta ku xeren baramija oo horn Africa ka baxi jiray xasuus time
@handsomehuss3730
4 жыл бұрын
Xagaagaan xagaagii ka horeeyay Xir si baa keenay alaaab Bakhaar buu ku xirooo Xagee iyo kam Cidi wey xusi weysay Maradii inuu xooro Xaqiiqdii ku dhawaatay Xaqiirnimaa u sugnaatay Xaashi baa la talshoo Xayeesiin u samee Baa xaalkii lagu gooyay Horn afric baa u xadreesay Xalad weyn u sameeyay Xidigaahana marsiisay Alaabtii xirsi gaar ah Saacadiiba la xaaq Advertisement is half of the business الدعاية نصف التجارة La pubblicità è metà degli affari Allaha ya raxma Cabdalla Nuradin
@ayuubkaahee6841
3 жыл бұрын
Aad iyo alaabti xirsi keenay saacadiba laxaaq
@daaboollo
10 жыл бұрын
i almost cry everytime he says HABAR SOO ISHAYDU MA QABTO IYADU IIMAY HORSEEDIN HALHEESKU SOO AFKEYGA MA AHA INTAA KU HADAAQI MAAYO...the way he says it makes u feel sad. so bad we lost this talent.
ilahay ha u naxariisto walaahi cod ayuu ilahay ku manaystey ilahay malaa igtiisa hala xidhiidhiyo qabrigana ha u nuuriyo aamiin aamiin aamin
@cqaadircilmi3474
10 жыл бұрын
heestaan wlh waxay naftayda ku tahay qaali waayo waxan dhagaysan jiran mar waqti aad uxumi isoo maray marka waxay ii tahay fure xasuus waan ilmeeyaa markaan soo xasusta laabtana waan ka gubtaa alla maxay heesta hay
@sabriinanuura7950
3 жыл бұрын
7 sano Kadip
@Moha374m
10 ай бұрын
17/9/2023
@omarraage87
2 жыл бұрын
Aduun waa hoos wareegee💯 Habaar soo isheydu maqabtoo👁 Iyadu iimay horseedin🙏 Halista soo afkeyga maahoo😬 Intaa ku hadaaqi maayo🤦♂️💯 Long time👨💻🤦♂️ 2021 oo dhamaad ahna Soo raadiyey🙏
@husnimbr399
4 жыл бұрын
frm pakistan respect
@dullahiayoub2432
Жыл бұрын
He passed away in Canada, may God forgive him
@ABashir283
Жыл бұрын
I don't the wisdom behind every Somali claiming to be from another country in order to get likes, you can get more respect from your fellow Somalis while you don't act a foreigner. Respect your selfies saxibayaal mid kasto yuusan noo soo qorin respect from Pakistan bla bla bla
@abdialihassanraabuush3998
4 жыл бұрын
Nuur Eebe alloow ku naxariiso, I used to listen this song in my childhood before 1990s while I was in Kismayu Lower Jubba region. Soomaaliya oo sharfan oo nabad ah alloow igu sin oo qabyaalad iyo sadbursi, iyo nin jecleeysi xuroowday.
@engrzakariemohmoud5577
5 жыл бұрын
Aduun hawli kama dhamaato Ilhow kuu naxariiso Nuur eebo 😓😭😭😭😭😭😭😭😭
@saidabdellah7327
5 жыл бұрын
🔥🔥🔥Habaar Isheydu soo ma qabto, Iayadu imey horseedin😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Still here 19/jan/ 2019
@dr_abdala8041
5 ай бұрын
Nuur eebo muxu ahaa mucjisada fanka Allah haku naxariisto
@soomaalidageeska186
5 жыл бұрын
eesh qiyazak I listen 2019 allaa yarxamu
@GedoBoys
6 жыл бұрын
Habaar soo isheydu maqabto iyadu iimeey horseedin😭😭😭😭 21/8/2018 Eidul Adha.. Nuur Eebo Allah ya Rahma.
@mohamuudmohamed7132
2 жыл бұрын
Allah hawnaxariisto nuur eebew i used to listen this song in my childhood before 1995s while I was in erigavo sanag , somaaliya oo sharfan oo nabad ah allaw igusin oo qabyaalad iyo sedbursi iyo nin jeclaysi xeroowday
@mahmetziad3607
Жыл бұрын
Amen yaa allaah
@abdixakiin9120
5 жыл бұрын
Allaha unaxariisto waxaa aad u jeclaa abduqdir sheikh macalin sanka iyo Nuur Eebow mantay haddee noo joogi lahaayeen ma Bk ayaa xamar wax ka sheegi lahaa allow idin naxariiso gadaashiin balbalaarka iyo faladagan ayaa nagu niikiyo wllhi aduunyo ciil badanaa😥😥😥😥😥😥
@asmaabuukar1705
4 жыл бұрын
Wlhi isku dooq beynu nahay walaalkey
@regularwarya9443
4 жыл бұрын
Nin dhiig leh a aad tahay dad culus ayaan fanka ku lahayn maantaba dookha ayaa naga hallaabay ee rag aan BK wax u aqoon ayaan haysannaa Cabdullahi Boqol , Maxamed Kabanle haddii Khadar Keyow la'isku daro oo dad fan yaqaan xamar laga helo cidi ma hor istaagteen.
Nuur eebo one of my all time favorites,,, allow kuu Naxariiso 😔
@Arlaadi-mode
2 жыл бұрын
Ilaahey ha unaxristo walaalkeen iyo umadeena naga hor mareen.
@salebanomar8740
3 жыл бұрын
Aamin aamin aamin respect from addis ababa
@cabdiwelliosman6520
7 жыл бұрын
Hodmane waa eebahey. That means hodmane waa ilaahay. Yaan loo fahmin. Hodmane waa. Aaabahay
@mohaabdi8891
4 жыл бұрын
hodmane wax ma waaye ayay la mid tahithy sax waye sxb sidaa shegtay Qof an waxba waynin waa allah
@abdiaziizmustaphe732
3 жыл бұрын
Exactly 👍🏻
@mankainacawlle3767
Жыл бұрын
Habeen axad so galeso 27-8-2022 kaligey ayaa dabaq korkis ku dhagesanayo adunyo howl kama dhamato allow ku naxariso from wardhigley🥺
@cabdiraxmaancaruus9362
7 жыл бұрын
allah..yaraxma nuur eebo waa fanaanka aan uku jeclahay fanaaninta....
@abdilahiabdijama540
9 жыл бұрын
allah yarxam isku xaafad ayaan ahayn nur ebbo
@ahmadnuur489
Жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto nuur eebo iyo intii muslin ahba
@shekeeyeahmedhachi3449
2 жыл бұрын
Axyaa cod allaha ku naxariisto nuur
@usmanabdella3771
Жыл бұрын
gormaa ayu dhintay?
@prince-fr7nm
Жыл бұрын
Nuur eebe allaha u naxariisto 🙏 cod macaan
@moktaromarmohamed9891
8 жыл бұрын
Ilaah ha u naxaristo
@saidmohamed5501
Жыл бұрын
NUUR EEBO NUUR DAAD ALLA YA RAXMA OLD REER WARDHIIGLEY BARXADA
@mohamedabdullahi9308
7 жыл бұрын
alla yaar xamu fanaan somaliyeed oo qaliyah bu ahaa
@AhmedbiciideAhmed
3 жыл бұрын
May Allah bless your soul one of the greatest of all time
@bashiirgoosgoosofficial6294
4 жыл бұрын
Allha u naxariisto nuur eebo
@qadarshariifabadir1691
9 жыл бұрын
Aun great singer great song such rare voice
@yahyebaynumber
5 жыл бұрын
wuxu aha nin cod halalasiya leh heesaha copyga ahna ugu cod macan ilahay ha u naxariisto nuur eebow xusuus 2003
@khayrmedia9335
7 жыл бұрын
hodmane waa EebahaYee Halkaa ifka la isku dhaafi MahaYsto Hungaan AhaaYo Aduun Waa Hoos wareegtee habaar soo IshaYdu ma qabtoo IYadu IimeY horseedin Hal HaYsku so AfkaYga maahoo intaa dhaqdhaqaaqi MaaYo ileen OoYin kuma bogsiiso hamigu Wal wal kaama BiiYoo calaacal wax kumee Keene aduun howli kama dhamaatee
@mohamedabdi8779
7 жыл бұрын
wow
@abdirahimahmed6618
6 жыл бұрын
abdelkader barre mahadsanid wllal qabka qurux badan uso qorte
@mohamedabdullahimohamed7622
6 жыл бұрын
Wow axsan murti
@sadiiqcabaas2952
5 жыл бұрын
Kkkkk heesta waa khaldaysaa apti
@rashkabindhajka4971
5 жыл бұрын
@@sadiiqcabaas2952 wiilka haku qarxin ee horey usoco kudheh kkkkkkkkkkk
@munaahmed0119
3 жыл бұрын
haleeshay halisti wadnaha ee .......axxxx xanun badana
@jamahassan7909
5 жыл бұрын
What year was it when this album was released nuur eebo wuxuu ahaa fanaan qaaliya alla ya raxma
@regularwarya9443
4 жыл бұрын
97-98 brother i was in high school
@mohamedmohamoudaden757
4 жыл бұрын
Nuur eebo AHUN runti codkiisa Kama daalo walo mudo anan dhagaysan ,lkn shaqo adag kabacdi waxaan ku suganahay magalada hargiesa waana hbn ciid odxa ah, 01 sat aug 2020 ,mariale AHUN Nuur eebo wuxuu ahaa mar la arag.
@gabileyboy1515
5 жыл бұрын
2019 08.08 yaa ila dhagaysanaya ilahay ha u maxariisto wuxuuu ahaa talent aan wali la helin nin u dhigma
@mushtaaaq11
9 жыл бұрын
Thanks for uploading this is really very touching 👍☺️
@elninoo1986
9 жыл бұрын
you wlcm mush taaq una ducee in rabi u naxariisto fanaanka
@jaceldhiigmalaguqoray4576
7 жыл бұрын
the best fanan alow ku naxariiso nur ebow
@aminhussein578
3 жыл бұрын
Fanan cod macan bu aha Allah (swt) ha u naxariste
@fartunabdullahi5172
5 жыл бұрын
Allah ha u naxariito fanaan cod macan ahaa 22 / 6/ 219
@yusufkhalif1909
8 жыл бұрын
ilaahayow janadii fardawsa ka waraabi albaabada janooyinkaaga u fur waxaan qirayaa in uu ahaa fanaan buuxa xagaygana waan u codeeyay in uu boqorka codka yahay
@maancabaas
8 жыл бұрын
Aamiinn
@saadaqcali2237
3 жыл бұрын
Allaha unaxariisto marxuumka nuur eebo ❤️
@TheOmarYare
9 ай бұрын
Allaha u naxariisto Nuur ebow
@abdijama5198
4 жыл бұрын
Nuur eebo allah kunaxristo brother
@abdilahiabdijama540
4 жыл бұрын
Legend hg ah nuur eebo Rip.
@mohamedabdule3084
6 жыл бұрын
Allah uraxmado alfanaan nuur eebow
@mushtaaaq11
9 жыл бұрын
Allaha u naristo bro he's was a great singer :'(
@abdullahimathowe68
9 ай бұрын
Allaah ya Rahma ❤❤😭😭😭
@ruweydayusuf1115
10 жыл бұрын
Waaaaaw. Ilahey ha u naxaaristo fananka cajiibka ah
Пікірлер: 310