Abaayo quruxeey nolosha private ayeey ku qurux badantahay Maasha allah dad baa xasuusan
@laylaali8181
10 күн бұрын
Masha Allah farxada illah haku siyaadiyo adigo faraxsan ina ku arko wa jeclahy marwalbo saas ufaraxsanow abyo barakooba kuligiin🥰🥰❤️
@fortunemohammed2526
14 күн бұрын
Masha’Allah abayo Allaha ku barakeyo, waxa jeclan lahay lacagtada inaa qarsatid oo aadan soo duubin abayo qeyr Allaha ku siye Allahana ku barakeyo. Inta aa haysanina Allaha siyo, dadka qaar Mashaa Alaaah wey ka hilmamayan marka haso galinin lacagta sawirkdeda ❤🥰
@zamzamcabdiraxman5351
15 күн бұрын
Alxamdulillah, mashaa Allah Walashay samira, Alle ha idiin barakeeyo cafimadka iyo dhaqaalaha, inta iyo in ka badan ayaan idiin rajaynayaa, guuleysta❤️💖😃
@raabicahaaji467
15 күн бұрын
Masha allah allah ku barakeyo abyo samira siman ❤
@user-bj8lx3iv4l
15 күн бұрын
Mashallh Mashallh baaraka allah
@shamsoali4540
8 күн бұрын
Mashaa Allaah ❤❤❤
@Rayaan277
14 күн бұрын
Abayo samiiro qof aad u qalbad fiican aya tahay pls caawi sabriin yarey sharuudahii way dhamesay pls abayo❤
@zamzamcabdiraxman5351
15 күн бұрын
Mahadsanid abayo❤😊
@isaaqbiila
14 күн бұрын
Mashallh aalle haku siyadiyo samiray aalle darti u caawi sabirin wa miskin yar cidna mahaysato inanta yar cawi wllo ibadan codsigaga wa ku tix galinay kayaga no tixgali qali ❤❤
@@caaishaxuseen5479sabirin maxamed ba ugu qoran qali
@user-ji8qy3rt2e
15 күн бұрын
Masha allah habo mcnto kabadan ayaad istahishaa
@umuhamdi6672
15 күн бұрын
Asc abaayo waan ku salaamey salam qaali abaayo waxaan kaa cod sanaa inaad qarsato nimcada alle ku siiye waxaa jiro il Iyo qumayo marka qarso nimcada alle ku siiye abaayo
@user-wr3nr2sd4l
12 күн бұрын
ماشاءالله
@fadumocabdiqaadir4743
14 күн бұрын
Muraad leyahay isoo duceya inta ila mid ah mash allah anago na aqooni walal naga dhigatay all haku sharfo
@MaandeeqMohamed
13 күн бұрын
blzzzz ka badan hels inshallaha barafuunka maras neso iska day ad banank ku adas Allaha raali kama ah iyo dawad marsat iska day kow Allaha raali gali ka dib waxa walba wKu hagaga abayo ani wan ku keclahay ila janada ina hesha rawa waxa ka weeen malaha 😢blzzz iska day karamad is cads jano ma galo walhi qof maqaarka iska sibay 😢blzzzzz ilhay dartiiis u dhaaf iskin kegar marso
@NastexoMaafiyo
15 күн бұрын
Masha allha abayo family quruxa badan ❤
@HiboMacalin-pu9xy
9 күн бұрын
alahey hakubarakeyo abyo❤🎉
@LeyloYuusuf-fw4zt
14 күн бұрын
Farxadaadu waa farxadeyda samiraay ❤❤❤❤❤❤❤
@maryanYussuf-jn6zr
15 күн бұрын
ماشاالله تباك الله🎉🎉
@QueenMuniiza
15 күн бұрын
الله يحفظكم ❤
@user-wr3nr2sd4l
12 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@fardusmaxamed282
12 күн бұрын
Alle ha ku barakeeyo ❤
@FatmaAbdulahi-lr9pz
12 күн бұрын
Allaha ku barakeyo abayo
@HoodoKaappa-fk2dn
15 күн бұрын
M.a❤❤❤ilhy anagana hana siiyo adna hakuu siyaadio qali
@user-wr3nr2sd4l
12 күн бұрын
😘😘😘😘😘😘😘😘
@sabriincadey2522
11 күн бұрын
Mashaallah ❤❤❤
@dhoolqaalidhoolqaali4758
13 күн бұрын
Masha AIIah ❤
@Munajaamac899
15 күн бұрын
Abyo farxdaada waa farxdena ee caawi sabiriin wa wlashaa oo kale please 😊😢
@Aliaahmed12
14 күн бұрын
Ya waye sabiriin
@SheedshNuur
15 күн бұрын
Masha allah waan idin sitaa
@nasriina12345
11 күн бұрын
Mesha alaah alaha kuu barkeeyo runta ayaa kagu jeclahay kuwa kale oo ka been sheega income soo gala youtube. Dhaqaalo mal aha
@ismailhusienaliruicosta
15 күн бұрын
Allaha ku Siyaadiyo nimcada
@gabdaaogushidangabdhaa545
15 күн бұрын
M.a abayo Alha kubkiyo waxd heysto ❤
@axmedduqoow1714
14 күн бұрын
Allah haku ziyadiyo ina hooyo 🎉
@zeinabcabdullahimaxamed3881
15 күн бұрын
Samiiroy afiga in lagula so xiriiro mx ku diiday ❤
@Beerlula_adam
15 күн бұрын
Abayo samiira wa ku xiisay Abayo gebadha caawi sabarin ina la dhahaa umaleyna
@fatimaelmi1038
15 күн бұрын
Allah ku siyaadiyo. Allah ku siiyay. Waqti iyo shaqo galisay xoogada.
@jamiilamaxamed418
14 күн бұрын
Alla ilaahayow abayo sabiriin ma caawisid wa ku daremaa waxa is leedahay bini aadam waaye amu dhib kaga imadaa is leedahay lkn Alle dartiis u caawi was wax yar waxa ay u bahan tahay kadib ayada is dabareeso lkn inta tar ay rabto in laga cawiyo ka cawiya Wa gabar dhibaato Soo martay nolosheda horay ha u socotee ee caawi wana qof dadalayo wey ka muqadataa adinkane bal cwiya Alla dartiis 😢😢😢
@sacdiaabdirizak756
14 күн бұрын
Sabriin tee abyo
@jamiilamaxamed418
14 күн бұрын
@@sacdiaabdirizak756 abayo wa gabar KZitem mar dhaw so gashay Mombasa joogto dhibato badana Soo martay Ridwan Isak mar dhaxdaas ah warestay kadib KZitem furatay marka wax yar rabtaa in laga caawiyo,,waxana KZitem kada ugu qoron Sabiriin maxamed Soo fiiri
@hamdib4262
15 күн бұрын
Himalayan pink salt isticmaal , iskadhaaf maraqdigaag abaayo
@@Faizabashka83sabirin maxamed aya ugu qoran Ana iso raca
@Najma799
14 күн бұрын
Samiiro ana wan kula jirnay waligen wana ku jecel nhy abyoy gabarna yar caawi blz
@drsaishaaliabdi8917
15 күн бұрын
Asc Samiira wll waxa jirta gabar yar oo Mombasa kula joogta oo rabto in KZitem ka laga cawiyo oo Gmail ka laga cawiyo iyada English ma garaneyso marka gabdha caawi wll oo waxa u qaban karto u qabo plz
@amalabdi2011
15 күн бұрын
Abaayo maad caawiso saabiriin
@itssabiriina9056
15 күн бұрын
Hada kdib nsoduub mrka mcny routine ka❤
@Hibo_mohamed0
14 күн бұрын
Anigu first video in so fasaxo ayn ka baqayh in views laa aan igu dhacdoh mesha igaso camira bal
@Fariihachannel1
15 күн бұрын
Somaliyey please iso boqda allah dartiisa jazakallah ❤❤❤
@safiasaid9274
15 күн бұрын
illahey hako siyadiyo
@Zamiaahmed221
14 күн бұрын
Sabirin yalaa dhaha
@shamsacusman1079
15 күн бұрын
Illhey. Ka baq. Adiba. Karab. Lagu. Siiiyay. Tad. U jawaab. Gabadhaasna. Caawi. Waxa. Awoodo. Abayo. Soo xususo malintada marka. Garabka. Ibahneet. Caawa. MiskiintS. Abayo
Пікірлер: 177