Asc abaayo gabadha yar marka hore Qur'aanka bar uhlo diin haku naqoto abaayo malinta qiimaha waxa lagu Galina Taash hada ku dadasho inee Qur'aanka Barato abaayo meel hadey kugu xumato waa laga guuraa ilaahey faraj ku furaayo Insha allah kenya hada niyesatay abaayo u guur Irsaqada ilaahey baxasho abaayo Allaha ku fududeyo abaayo From USA 🇺🇸
@khadarmohamed2184
16 күн бұрын
Nairobi walaal ka joog qarashku waa ka baxaay ee mobaaso iyadabu wax barasho maadi way taalaa dadkii daganaa ayaaba yaaban ee hadii aadan hadlkayga ku qancaynin bal soo arag oo soo taabo huuno
@Ummacooking2023
15 күн бұрын
Abaayo meeshada joog meeshaaa kuu fcne ka raadi school fcn midna waan kaala talinaaa ilmo yar schoolada waaa lagu dhibaaa naagaha ilmaha yar yar macalimiinta u ah way dhibaaan ayadoo maamulku ogeyn ayey si hoose u dhibaan abaayooy haku kadsooomin ani hal cunug sadax jir ku geeyey waaana ka shalaayey shan cunug ayaaan dhaley kaas leee asooo yar geeyey weyna iga dhibeeen cunuga hooyadiiis ayuuu u bahan yahy markuuu yar yahy alllha kuuu fududeeyo amiin
@Yaboy.22
15 күн бұрын
Meeshaada joog ,dugsi iyo school fiican waad helee raadi
@suhanabea124
15 күн бұрын
Gabadhada we yar thy qur aanka bar marka hore abayo
Wax kasta oo khayr alle Insha allaa alle haku la kulmiyo
@ayanissack5894
16 күн бұрын
Abayo marka hore quranka bar InshaAllh kadib madiga gey
@Bintuxaji629
16 күн бұрын
Mashaallah sax
@habibahassan2046
16 күн бұрын
Welcome back, sister❤ Allah hakusiyo siidaad jeceshahay Amiin
@hodanmohamedlifestyle
16 күн бұрын
Ilahaye ha ku sahlo arimahaga wll❤❤❤❤
@fardosaahmed1313
16 күн бұрын
Amin inshAllah..Daman musliminta
@Hibaaqgarad
16 күн бұрын
Masha allah tabaraka raxmaan allahuma baarik
@hodanhodan8863
16 күн бұрын
Alaha ku cafiiyo abaayo 🤲🏻 insha alaha
@Fartonosman61
15 күн бұрын
Gabadha quran ku bilow marka hore abaayo catuurta inta yar yar yihiin wa u fudadyahay quranka
@hodanbazhir5293
16 күн бұрын
Allah kucaafiyo❤❤
@NastexoMaafiyo
16 күн бұрын
Masha allha abayo mcn ❤
@ismailhusienaliruicosta
16 күн бұрын
Welcome back Sis❤
@dekasaid9635
15 күн бұрын
Abyo Mombasa iskuulo fican wey ledahay waxba Nairobi ha aadin gabadhana qur'anka bar marka hore
@nasriinakayf942
12 күн бұрын
quraan maba gaarin
@QueenMuniiza
16 күн бұрын
الله يحفظكم ❤
@muniramohamed4265
16 күн бұрын
xxbty komarock sedax qol iyo fadhi an deganahay wana 26kun iskol fcn oo raqis ku ah aya ilmaha i dhigtan lyann academy welcome to komarocks
@nastedave9842
16 күн бұрын
Maa Shaa Allah naa waa noolaateene. Donholm qaal ay noqdeen beryahan guryaha. Wlh phase 8 degenahay qol iyo fadhi 19kun ka bixinaaye from August 21kun aa bixinee laydhahay mar walbo waa ku sii daraan. Komarock inaa guri ka soo raadsada waaye.
@RayaanMuuse-g2r
16 күн бұрын
Abayo plz numberkada iiso qor
@RayaanMuuse-g2r
16 күн бұрын
Nairobi kucusbhy guri raby
@SagalBashir-kz2sk
15 күн бұрын
Abyo Nasar Garden
@SagalBashir-kz2sk
15 күн бұрын
Kawaran
@drqalidahir8270
16 күн бұрын
Alha ku cafiyo ❤🎉
@gamer5Real
16 күн бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤
@UbaxIbrahim-bv1zq
16 күн бұрын
Mashaallh
@SumayaMohamed-tt8oi
16 күн бұрын
Abayo Nairobi ha dagin wlh Mombasa aya ka fcn wax barashad xita
School mala geenkara ageka afnan cml wiil ah heesta Nairobi
@Maryamaxasan-2223
16 күн бұрын
School cadi maahn wax Yar Yar labara
@lielaosman8710
15 күн бұрын
Schol ma garin abyo afnan lcgta un be ka qadanayan kadib wey ku heynayan le ama sida lo ciyaro le barayan e waxa samesa guriga adiga u tababar kow ne dugsi kaligiis geey marke hingada barato le schol geey
@hony5804
15 күн бұрын
Ooilmah qalbigoda waa xaashi cad marka somawanagsana in diinta labaro ar somaliyaa schol waxfican lomodaa
@@RayaanMuuse-g2rnyumba iko mengi but lazima utafuti buruka ama wale wanawekaga tiktok but school kama iko I don't know because I have one year child hata jogo road nyumba 2bedroom ni 18k
@user-dg6ir3vv3d
15 күн бұрын
Afnaan wali wey yartahay 5 Sano markey gaarto gey
@sahromucalim772
15 күн бұрын
Abokar away
@user-mn4dt6ti2t
16 күн бұрын
Abayo nairobi donholme aya guriyaha raqis ehh
@user-mn4dt6ti2t
16 күн бұрын
Lawo qol iyo fadi 30k waye ana daga wayna weynihin
@nastedave9842
16 күн бұрын
Donholm phase 8 waa qooqeen sidii hore ma aha. Guri old eh oo biya fiican lahayn mooyaane guryaha kale raqiis saas eh ma aha. Hal qol iyo fadhi 19 aan ku daganaa from April 21 aa bixinee laygu dhahay. Waa ay ku sii dareen inkastoo ay walaashey ku jirto kuwa 18k ah oo 2 bedroom ah. Gurigaana nafaas waa ka waaye
@SagalBashir-kz2sk
15 күн бұрын
@@nastedave9842 Abyo Nasra Garden kawaran
@Family_work
16 күн бұрын
Pangani so dag 40kun waye labo qol iyo fadhi
@RayaanMuuse-g2r
16 күн бұрын
Abayo ana rabee maka helaa
@Family_work
14 күн бұрын
@@RayaanMuuse-g2r haa abyo Ani ma kireeyo lkn maka weyneesid kiro guri ku tilmama Edsar plaza LA dhaha tag
Пікірлер: 115