Abaayo guriga masha allah waaaye lkn rinji ama rangi cadaaan ah mari quruxdiisa so bexeyseee barakallah
@faizaabdulla3604
27 күн бұрын
Asc abayo iskadhaf inad sodubto qolka jifka WA ceeb jifka inad so dubto waxa kale iodhan abayo wacadi lakiin qolka jifka WA ceeb abayo ok
@hudohana2884
26 күн бұрын
@@faizaabdulla3604 sxby dadka qaar waanka maqlaaaye aa ku weydiiye maxaa ceebka dhiga qolka jiifka
@aminaabdiadem9900
27 күн бұрын
Masha Allah al baqra ku aqriya iyo quraan intadan degin ilahey ha idiin barakeeyo ra,yigeyga kale rinjiga hada awoodin ka bedela ringing cad insha Allah
@nimcomaxamed123aadan6
27 күн бұрын
Barakallah Waa guri weyn qurux badan Bisinka ku gala insha Allah
@BadraMohamed-ix4jc
8 күн бұрын
Quruxey wxad joogtaysa saliga nabiga swc joogte qayer hamigga Allah wu ku dhabenaya Wad ku liibani wa farin kga timi qof ku jecel
@Rayaan277
27 күн бұрын
MashaAllaah aad ayu waasic u yahay alle haku barakey ranjiga bas iska badal abayo❤❤❤
@Sowda-nu5hv
27 күн бұрын
Masha Allah guri quruxbadaan waye hoyo
@sihaamahmed2143
27 күн бұрын
Maasha Allah alla ha ku barakeeyo shartiisana alla ha kaa xijaabo khayrkiisana alla Haku siiyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤
Пікірлер: 76