Horata asc awalan mida labaad abaayo ninka allah kuucaafiyo isfahana dhaxdiina allah dhigo dhanka guriga aniga waxaa ila gurxoon nalka guduudka ah kanba waa qurxoon yahay lkn bal kan gaduudana tijaabi aad buu uqurxoonyahay
@Rimj-ur4be
6 ай бұрын
Walal afsomali iska sax waamaxay blue macan waaye ma laydh baa macaan ah mise iftinbaa macaan ah ma wax lacuna?
@hodanhassan1333
6 ай бұрын
Allaha cafiyo
@mohabomboclat9641
6 ай бұрын
Ilhay hanoo caafiyo dumaashi insha allah
@saciidomire6372
Ай бұрын
Alaha caafiyo
@aaminoibraahim5781
Ай бұрын
Allha caafiyo
@user-mn5ji8ux9b
6 ай бұрын
Abayo mcn alaha cafiyo shey caisha wakutagera
@fathiyaibrahim9583
6 ай бұрын
Shay quick recovery
@habibaali2400
6 ай бұрын
🤲💯🤲
@user-ty5zd7yj8n
6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ale ha caafiyo
@user-mn5ji8ux9b
6 ай бұрын
Ilahay hacafiyo abayo mcn wakutagera caisha cadey
@Ashaandshay
6 ай бұрын
❤❤
@zahromahamed3483
Ай бұрын
Asc walaahi waa kuu xanaaqay markii aad ku sooqortay istareys ayuu uxanuusanyahay sababtu wiika waa baari haku cayaarin
@haliimomohammud1537
6 ай бұрын
Casho Adiga xada qado iyo caruurta wa mihim cirbada vaksiner wayo ibadan ayaa ka maqneyda Afrika ee qado abaayo wa iga talo aniga xada wan qaday fasaxi hada malaria iyo tifow ayaa qade
You writing something on your time line then you talking about something different 😂😂 you funny
@Ashaandshay
6 ай бұрын
😂😂
@Maria28832
6 ай бұрын
ASHO WAA SAX WAA CEEB HADUU BIN REER XIDIDKAAGA WAXAYSAN RAALI KA AHEYN SOMALIA HA TUSIN WAA HADAL BADAN YIHIIN NOLASHAADA QAADKA QARSO FAMILY GAAR KA DHIGO
@amalcabdisuldaansuldaan8107
6 ай бұрын
Asho wan kujeclahy
@haniaden2700
6 ай бұрын
Nagti naga baxda dhexda ha xirato yey no shegin wixi ku dhaca
@user-ff9dr8mi7m
6 ай бұрын
Asha warka igadaa olacag isodir wll sitoosa ale hakuucaafiyo wll
@Ashaandshay
6 ай бұрын
Haye 😂😂
@user-cd1yu3vv7q
2 ай бұрын
Casho, qux waaye guriga iyo nalka buluuga ah❤❤❤
@FarhiaFarah-wg5qe
6 ай бұрын
Familyyyyy an tantani ta ahey dumaaar qaasatan facyaashaytroonEEy billion dumarood ugu qiimobadanEEy princseseseses yartayarta
Walaalay war aan ahen gurigaaga iyo ninkaaga mahesid malaha miyaa😂😂😂😂😂😂😂
@shukrimohamud9402
5 ай бұрын
Norway daga nahey maalin aan kuwa hindi cunta ku cuney 10 sariirta waa ka kici wayey. Kenya marka tagey nah xanuun hada banan ka wax ka cunoh
@hodanahmed1329
6 ай бұрын
Walal week kahor Hargaysa ka imi itobiya taras ku ahaa
@Zeynabaxmedxaji-je3hx
6 ай бұрын
Allah cafkyo
@FarhiaFarah-wg5qe
6 ай бұрын
Ilaa wadajir banaadir iyo YariisEey lay yiraah qiimobadan dumaroo cadayyareey tii kujirtayba dumaar qaasatan facyaashay qayryaashay waanba dhaafaaba princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay iyoiyo Inbadan Run saxsax As
Hada kahor sow kumuu dhihin rerkeena hakahadlin somaaliyey mar danbe ajaanibta wax hakashegina sababtoo ah gabdhaheena kuwa ogufudud ayaa ugalo ajaanibta walee ajaanibta wax bey nagahayaan yahuuu fudeyd badanaa
@zaniabdi9557
6 ай бұрын
I knew he was Mentally Unstable. You better run before it is too late.
@luulqaliif-mx4ni
6 ай бұрын
Walaal uurku waa nasiib eeheska bixin
@fartun9503
6 ай бұрын
Maxa ku dhacay
@fatxiyaosmanbarry3996
6 ай бұрын
Ana uhoreya
@Ashaandshay
6 ай бұрын
❤❤
@maryansheikhabdi6860
6 ай бұрын
Jiheeye naag somali ah ayaa sixun ugashay. In eey cadaan ka raacdane wan umaleeyey. Asagaa mar dhahaayey qaboowga ayaa leeyso saaray telkina waa leeyga xirtay. Marka naag somali dhan ayuu ciil uqabaa. Hadii oo daacad yahay ragga somaliyeed ee ajaanibka guursada ayuu ka hadli lahaa. Welib aan guursan sona islamin ee xaranta uga dhala. Maxaa dumarka bes dusha ka saaray.
@Ashaandshay
6 ай бұрын
😂😂 wallahi wan moodayee saas 😂😂
@maryansheikhabdi6860
6 ай бұрын
Haa ciilba haaye mid aa sixun ugashay. Sagaashanka naagaha shuubooyinka ayuu kuhaayaa Naagtii hore ciiilkeedii ayaa haaya
Пікірлер: 156