Heesta anoo xabad ka fahmin baan qoraalkaan ku fahmay mahadsanid so wada qor hadaad awoodo
@musdafahmed3091
4 жыл бұрын
Bravo Bravo
@ahmadhalasmuumin6704
6 жыл бұрын
Umalaye jacayl wali jaar manoqoteen axsanu fanaan alahaw naxariiste ragu iskuma jire nin macquuluu ahaa
@abdimahamoud9166
4 жыл бұрын
Umalay jaceyl Marna jaar ma noqoteen Jid ma wada lugeyseen Ma la cuntay jidiin weli Jihaad ma isku aragteen Erayadii cabdi aadan xaad cabdi qeys Codkii iyo laxankii axmed gaceyte yusuf Ala ya raxma
@boqortooyadashacraawi5528
2 жыл бұрын
AHUN Axmed Gacayte Yuusuf. Maxaan heesihiisa ku murqaamay. Caawa waa habeen Jimce soo galayo, 11 Mar 2022. Goobtu waa Boondheere, Muqdisho, Banaadir, Soomaaliya iyo majlis balaadhan. Boqortooyo
@cmcbooscaddaani7307
2 жыл бұрын
Aad Baan ku salaamay zhp waxaan kazoo salmaya hargeyza #$@
@maxamaddaahir1043
2 жыл бұрын
alaha unaxariisto legnd
@caraweelo2673
3 жыл бұрын
Walaalo Axmed Gacayte Yusuuf Abdullahi is his name no Liibaan in it . Beautiful song 🎵❤😍💕♥
@cosoblecade7668
4 жыл бұрын
Sxb iska saxagaca fanaanka Axmed gaceyte yuusuf cilmi Layiraaa Ninku maaha nin yar
@mubarakmaxamedmuumin6508
2 жыл бұрын
My first time i have seen this song as gift of my D.H.M.F
@ashaabdillahi3536
2 жыл бұрын
Codkii gaceyte iyo erayadii cabdi qays 1969 aRadio hargeysa Made in Somaliland 🌹💚🤍❤ hana cowriyina allabisinka isha baxarka
Axmed Gacayte Yuusuf AHN Heestan waan ku quraacdaa 28.9.2018
@AbaadirAbdiAdan
8 ай бұрын
Nimkan laxankiisa inaba caadi ma aha cajiib mar la arag ayuu ahaa cidna makeeni karto😊
@aasiyaahmed2586
4 жыл бұрын
AhmeT GacayTe yuusuf Elmi bahdoon
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
6 ай бұрын
#QORAALKA HEESTA LYRICS Umaleey jacayl Wali jaar ma noqoteen ? Jid ma wada lugayseen ? Ma la cuntay jidiin weli ? Jihaad ma isku aragteen ? Jiiddaad ka dhalatiyo Ma ka jaray dadkiiyoo Gooni joog ma kaadhigay ? Umaleey jacayl Wali jiif ma kugu helay ? Hurdo ma isku jiidheen ? Jirjirad ma kaa galay ? Hadba jiho ma kuu riday ? Jiidh durugsanaa iyo Qalbi meel fog kaa jiray Riyadii ma jaarteen ? Umaleey jacayl Weli jalaw ma kugu yidhi ? Heeryo jaan ma kugu raray ? Jilbahana ma kuu riday ? Jibaadkii iyo taahii Jiin faadh ma oydoo ? Ilmo jabaq ma kaa tidhi ? Umal is pain, specially of the pain of LOVE but in this case it is a name of GIRL. so he he's talking TO UMAL and asking JACAYL? WELI JAAR MA NOQOTEEN?. Erayada: Abwaan Cabdi Qays Luuqda Iyo laxanka: Axmed Gacayte Kabanka: Jiim Shiikh Muumin AHN
Mohamed Omar guleed maxamed cumar gulled faniinta kale ma dhagay satide Aun ina gacyte ma isaxaq nimad u tageerta
@mohamedomarguleed8093
6 жыл бұрын
Guleed faysaal maye sxb coodka iyo laxamka hobanta ee aallee ku manaystay aayaan utagera aallee janatul fardasa haka warabshoo axmeed gacayte yusuf janadan isugu tagana inshaa aallah
@Shujaac_gaming
Жыл бұрын
@@mohamedomarguleed8093 waali taas been aheyn faninta kale wuxuu dheer yehee shaqalka wuu jidaaa wuxuu uuu remaaa sidiii aar libaax❤
@mohamedomarguleed8093
5 жыл бұрын
Siiko studio heesti miirale room iyo talaw mayga wabari cashaqa maa maydhaan sooli hadad haysoo
@motrailblazer2234
6 жыл бұрын
I like this song to sooth ma day!
@abdirahmanmuuse9171
6 жыл бұрын
Mashaa allh illhy ha una xaristo
@mohamadomarguuled7305
6 жыл бұрын
Waxan ku dhagaysan jiiray heesahan hargaysa barigan miirqami jiiray
@hoodozunikah8222
6 жыл бұрын
Mohamad Omar Guuled axm
@mohoali8547
4 жыл бұрын
Fadlan magaca iska sax. Not Libaan.. Aun. Ahmed gaceyte yusuf
@farhanali-sj9su
5 жыл бұрын
2019 sharuzad u sheega ina ifka ugu jeclahay
@abdrzq1
4 жыл бұрын
Best song ever
@maxamedcalibulaybulay8292
3 жыл бұрын
Waxasa jacayla
@barkhadcas8763
6 жыл бұрын
Anigu sxb waxkale umajeedo Lkn magaca sadexaadbaa qaldan ee hala saxo kaliya
@ARDAA-MEDIA-PRO
6 жыл бұрын
Amiin Botan axmed gacayte intaa ma wax ka badan ayaad ku aragtaa iyo heesta magaceeda ciwaanka heesta ii sheeg bal oo qaybta qaldan iyo halkay ka qaldantahay ii soo qor bal aan saxe hadii ay jirtee dhakhso bal sidaan u qoray ee qaldan bal iisoo qor
@warsaniyoweedhsan9417
6 жыл бұрын
Siikaawi Studio hhhh inantu wax kalay akhriday malaha umuleey ayay moday ahmed awowgii
Пікірлер: 81