HEESTA: Milic Iyo Mahiigaan
ERAYAD : Axmed Saleebasn Bide
KABANKA: C/naasir Macalin Caydiid
CODKA : Axmed Gacayte Yuusuf
LAXANKA: Axmed Gacayte Yuusuf
Durbaanka: Siciid Xuseen
LYRICS : Dhugmaallyrics
QORAALKA HEESTA
✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️
Milic Iyo Mahiigaan
IYO Halis Intaan Maray
Male Laguma Koobee
Maqashaye Macaaneey
Milshi Iyo Mildhaw Baan
Ku Dul Meerayaayee
Meel Loogu Toosiyoo
Male Male Adduunyadu
Meehaati Mooyee
I madiid I Maanqaad
Ina Muday Sidii Maye
Maalmahaan Jacaylkuye
Nin Mutaa Ma Muuqdoo
Muruqu Uma Ciidmoo
Mahad Uma Caweeyee
Iminkaan Miciin Lihi
Hadba Meel Darxumo Weyn
Meehnaabayaayee
Nin Mutaa Ma Muuqdoo
Muruqu Uma Ciidmoo
Mahad Uma Caweeyee
Meel Loogu Toosiyoo
Male Male Adduunyadu
Meehaati Mooyee
Midig Bidix Ma Noqotaa?
Kale miyo Midkee Roon?
Arrimaha Ila Maaree
Muraad La'i Dantaydii
Dhulaan Marin Laheyn Iyo
Meel Dheer Ku Laashoo
Anna Shil Iyo Mowdoo
I Maquunshe Mooyee
Kaa Maarmi Maayee
Meel Loogu Toosiyoo
Male Male Adduunyadu
Meehaati Mooyee
Ruux Iyo Mataan Iyo
Laba Mid ah Ma Noqonnaa
Mowd Iyo Magba U Siman ?
I madiid I Maanqaad
Ina Muday Sidii Maye
Maalmahaan Jacaylkuye
Midig Bidix Ma Noqotaa?
Kale miyo Midkee Roon?
Arrimaha Ila Maaree
gacayte,
gacayte qaraami,
gacayte iyo aamina,
gacayte iyo sahra halgan,
gacayte iyo maandeeq,
gacayte dulmiga caashaqa,
gacayte adaan kuu duceeyo,
gacayte orod orod,
gacayte hees,
gacayte dirirada,
gacayte dhagar qabe,
axmed gacayte,
axmed gacayte iyo aamina abdullahi,
axmed gacayte iyo sahra halgan,
axmed gacayte dulmiga caashaqa kadaa,
axmed gacayte inaan wali ku jeclahay,
axmed gacayte dhagar qabe,
axmed gacayte halbowlaha iyo beerka,
axmed gacayte iyo haweeya biixi,
axmed gacayte iyo maandeeq,
axmed gacayte adaan kuu duceeyo,
gacayte balan jaceyl,
axmed gacayte bandidaa,
axmed gacayte bal hadana qalbiga,
axmed gacayte barkhad cas,
axmed gacayte bal dhagaysi,
hotel gacayte bosaso,
axmed gacayte balan jacayl,
axmed gacayte cadho,
axmed gacayte cirka maalin,
axmed gacayte collection,
aamina cabdilaahi gacayte,
cabdi wahaab axmed gacayte,
amina cabdullaahi iyo gacayte,
aamina cabdilaahi iyo gacayte,
tijaabi codkaaga axmed gacayte,
axmed gacayte iyo cadar,
axmed gacayte durdurada,
axmed gacayte duni wada halloween,
axmed gacayte dabaylaha,
axmed gacayte dirirada,
axmed gacayte duggan weheshada,
dilkii axmed gacayte,
heestii dabaylaha axmed gacayte,
axmed gacayte waxay dani,
ina gacayte,
aun axmed gacayte,
axmed gacayte soo fur,
gacayte gocomada,
gacayte galaydh,
axmed gacayte gocomada,
axmed gacayte gugii hore,
axmed gacayte gayaankiyo,
gaasira iyo gacayte,
gacayte hees macaan,
gacayte heeso,
gacayte habshan,
gacayte halacsi,
gacayte hotel,
heestii gacayte,
axmed gacayte habshan,
axmed gacayte heestii sabaalo,
heestii axmed gacayte,
heesaha axmed gacayte,
hees gacayte,
heestii gacayte iyo aamina,
heeso qaraami axmed gacayte,
heesaha gacayte,
heeso qaraami gacayte,
gacayte iyo tiriig xaashi,
gacayte iyo,
axmed gacayte inanyahay jaceylka,
axmed gacayte iyo marwo maxamed,
axmed gacayte isoo lagad,
axmed gacayte milic iyo mahiigaan,
jaabir gacayte,
axmed gacayte jacayl,
umalay jacayl gacayte,
axmed gacayte sixir jaceyl,
gacayte kaban,
axmed gacayte kaban,
axmed gacayte ku harsamay,
axmed gacayte lama kala,
axmed gacayte iyo khadra daahir,
axmed gacayte leeg,
axmed gacayte lyrics,
aamina c/laahi iyo gacayte,
axmed gacayte sida laba,
axmed gacayte iyo aamina abdillahi lyrics,
axmed gacayte sabaalo lyrics,
gacayte midabsan,
maxamed gacayte,
maandeeq iyo gacayte,
marwo maxamed iyo gacayte,
axmed gacayte waan maaganee,
axmed gacayte midabsan,
axmed gacayte iyo magool,
axmed gacayte heeso macaan,
axmed gacayte iyo hibo nuura,
suways gacayte iyo nuur,
axmed gacayte orod,
suways gacayte prank,
gacayte qaaci,
axmed gacayte qaraami,
axmed gacayte qaad hlinka,
axmed gacayte qaad hilinka,
suways gacayte qosol,
qaraami axmed gacayte,
qaraami gacayte,
axmed gacayte qaaci,
gacayte sahra yar,
gacayte sabaalo,
suways gacayte,
sahra halgan iyo axmed gacayte,
sahra siyaad iyo axmed gacayte,
taariikhda axmed gacayte,
tiriig xaashi iyo axmed gacayte,
gacayte umalay,
axmed gacayte o'malley,
axmed gacayte umalay,
gacyte,
axmed gacayte wardheer,
axmed gacayte ahlan wa sahlan,
gacayte xul ah,
xasuustii gacayte,
xasuustii axmed gacayte,
axmed gacayte heeso xul ah,
axmed gacayte yuusuf,
axmed gacayte yaab,
sahra yar iyo gacayte,
ahmed gacyte,
axmed gacayte iyo gaasira #dhugmaallyrics #hees #heestii
#dhugmaal_lyrics #gacayte #axmedgacayte #dhugmaal #heeso #heesta
Негізгі бет gacayte | Axmed gacayte meel loogu toosiyo | male male aduunyadu | gacayte hees milic iyo mahiigan
Пікірлер: 6