Absolutely amazing story Thank you for sharing your story Niciima your nice lady Allah ha ku xafido you and your Family🤲🤲 ✌😂😂😂😂😂😂
@yusuffarah351
4 жыл бұрын
War illaahay amarkiisa. Waa in movie laga sameeyaa. 10k baa naag kugu noqotay ku raaxayso riimka masayrka
@mohamoudosman1723
3 жыл бұрын
6
@ahmedisse9165
4 жыл бұрын
Indeed it was a beauty and Sad + Adventure Story, Sister Well done Sister and keep up the good work, and also reminds me one of the Unforgettable days of my life ,Sister Thank you again and see +hear you later
@aminaabdulkadir1805
4 жыл бұрын
Nafnool iga dheh qof aan aarsan aabe Ma dhalin kkkkkkk
@umimucaad370
4 жыл бұрын
amina qurux subscibre isaar
@aminaabdulkadir1805
4 жыл бұрын
umi mucaad magacii channel kaagu
@dahirofficial6814
4 жыл бұрын
amina abdulkadir 😂😂😂😂
@deeqosman807
4 жыл бұрын
@@aminaabdulkadir1805 qqqQqqq
@qaalidumar8035
4 жыл бұрын
A
@ilkacaseamxaarilkacase2488
4 жыл бұрын
Asc sheekadan waan dhameystey wlhi qiso gobonimo waa gabar gob ah inta nolosha kuu dhiman ku guuleyso wllo
@Ceeblacaabi
4 жыл бұрын
Masha allah wlhi Waxad tahay Geesiyad Naima good job Nimaan Aarsani Uurkii Hooyadii buu ku jiraa baa la yidhi
@munoabdi150
4 жыл бұрын
Walahy wan oyay qaybtii horana wan lasocday qoftaaan waa qof adag masha alaaah go aanku waa ka runtan lagu gaadho
Shukri Abdiweli Waan kugu raacsanahay haba yaraatee ku dayasho Ma laha
@abdirahmanadan788
4 жыл бұрын
Gabadhan qisadadeeda horaan u dhageystay masha Allah waa qof qalbi wanagsan
@ifrahaden6991
3 жыл бұрын
amaarka illahay walee waa geesiyad an inaaba caadi ahayn don't club always the victory of others but try hard your victory and club yourself one day 💪💪💪💪💪💪💪💪💪🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@jwxo9313
4 жыл бұрын
She is very resilient and courageous
@xamdakaldeeqa8694
4 жыл бұрын
gabadh nool wlhi mrku masayrku haya mindibad qof ku qali😣 wxn ku rajeynaya wll inaaad nolol farxdleh ku noolato❤
@farxiyomaxamud4885
4 жыл бұрын
Maashaa alaah waa fariid ALLE hakudaayo Naciimaay horay usoco
@jamilaaadam2182
4 жыл бұрын
Masha Allah walhi waa cajiib waa gabadh fariida 🙏
@rahoahmed2048
4 жыл бұрын
Naag fariid Ah Haday jirto waa Tan wahi 💯🙏❤️
@muminafarah1222
4 жыл бұрын
Subxaana Laah sharaftii ayaa dhimatay bal dadka waxay ku waanineysaa fadeexad si ay ku hesho lacag. Maxay iyadu dadka arimahooda hoose shaqo uga dhigatay hadday Allah ka baqayso iyadoo weliba qof weyn.
Ragana Sey u jecelyihiin 4 baab kuubanaan Iyo hadad xaas leedahay waan Ku rabaa
@suhuurcali2938
4 жыл бұрын
Sheekaba mahee waa mucjiso weeyaan gabadhna wayka tagtay nin ayay meel lajogtaa masha allah nicima
@makokaireh244
4 жыл бұрын
Subhanannallah illahow raga noocaas ah. Ka qabo cawradaha bal rafaadka intaa leg ee uu gaadhsiiyey eeg 🤔🤔🤔🤔🙄🙄🙄
@safiyobare9521
4 жыл бұрын
Walshay wlhy waa landhera qofatan masha alaah sxb salan sare
@wallinsondubadd4109
4 жыл бұрын
Wow your are great women lov from Sweden Stockholm keep going👏👏👏👏👏👏👏👏👏💟💟💟💟💟💟🎉🍓🎊🍇🎇🍇🍓👌🤗🤗👍👍✌✌✌👌wan you took you're self you filling great and that's amazing program lov mamma for you helping Somalia people🤗🤗🎉🎊🎇🍒🎆🌻🌻✌
@adnaadnaciiseciise1131
4 жыл бұрын
Allh haku barakeyo wllshy casha luul
@nasrajama3179
4 жыл бұрын
Sc codka waxaad modaa abwanad woxoogaa inuu naqus yahay next time yara kordhi Insha Allaah
@bisharoahmed6195
4 жыл бұрын
Wlhi weyka badisay kuraxayso riinka maseerka 😂😂😂😂
@Khadra933
4 жыл бұрын
Waa. Go aan. Adagtahay. Maxaa. Dhib. U. Soo. Martay. Aarsigan cajiib.
@yasaomar1669
4 жыл бұрын
Waa xaasidnimo ,ninkaaga gabadh kale kaa doortay isaga qabso maxaa kuu geeyay walashiid..you couldnt accept the fact that your husband choose her and left you..you will suffer even with this another man soon or later..sad and un logic story
Mnzha allah waanka helay gabadhan wlhi way samirty guulayso wllo naciimo
@mohamoudali6830
4 жыл бұрын
Naciima waal Swezerland waxba kuma haysid nacaskaa aad reerkiisi kaburburisay iyo caruurtiisii hore Iam sorry for him adba nafkuuma hayo
@luulabdi5908
4 жыл бұрын
Asc wllo wllhi markaan arkay magaca baranaamujka aad ban u xanaaqay oo ma nin inta wallshyd ah bay ninkeeda u tahriibtay ban islahaa ilaa adiga so wariyay ban ka xanaaqay wllo lkn markii aan daawaday aad ban ugu bogay waxaan ka mid noqoday dadka kugu xidhan luulay wllo hore u soco inantaasi mansha allah xaqaagi ba ku dilaacay wllo alle ha kuu barkeeyo ninkaaga dadaala xaaji cabaas buu gaadhaa ban malijiray nolol wacan oo si leh ku waraaaa😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍💖💖💖💖💖💖💖💖💖🙋♀️🙋♀️🙋♀️🙋♀️🙋♀️🙋♀️🙋♀️🙋♀️🙋♀️🙋♀️🙋♀️🙋♀️🙋♀️🙋♀️
@fadumosamra4127
4 жыл бұрын
Ha uu joojin Somalia way kugu mashqulsantahay 😅😅❤❤👍👍
@abdishakourahmedmoumin3085
4 жыл бұрын
Hhhhhhh hadii samir wax lagu helo ama jacaylku sahal yahay dumarku ma iyagaa samirkaaba leh
@safiawarsame7120
4 жыл бұрын
BISMI ALLAAHI ALLRAHMAANI ALLRAHIIMI ASALAAMU CALAYKUM WARAHMATU ALLAAHI WABARAKAATAHU SUBXAANA ALLAAH 2QISABO HALMAR AYAAN DHAMAYSTAY RUNTIINA ALLAHA GUULEEYO XANUUNKA MASAYRKA ALLE AYAA KA DHAQAY MAHADSANID INAAD NOO SOO GUDBISAY
@muxudinyusof9216
4 жыл бұрын
Masha Allah wallahi shekadaani was in Film lava sameyaaa waa habka filimada aad ugu xiso badan
@muno1555
4 жыл бұрын
Walahay waa run teednaag ficile igadheh aad ban idin salamay adiga iyo naciima noolay
@oubahalichiree72
4 жыл бұрын
Ma shaa Allah karti iyo axlaaq wanagsan ayu ilahay ku maneeystay iyo calool adeyk
Пікірлер: 581