Weligey ilmo aan dhale, maseer ugama tageen. AcudubiAllah, 100 naag hadu guursado xataa ilmaheyga aa wax kasta iga qiimo badan ❤️
@saadocali1812
4 жыл бұрын
Asc
@deeqaluulaaaden3870
4 жыл бұрын
Walaahay waan ka xumahay ilin baana iga daadanaysa wuuna helaayaa nabsigii uu kaa galay iyo Bahdilka intaa leg illaahay kama Baqaayaan 😭😭😭😭😭
@halima2476
4 жыл бұрын
Live baan udhageystay gabadhaan qisadeeda. Aadban ugaxumahay. Sidey u aarsatay👍👍👍👍👍waa gabar nool 👍👍👍👍👍👍
@sadiaabdii2101
4 жыл бұрын
Aniga qisada igu dhacay wax ka xanun badan ma jiraan wlhi Alxm hadane nolasheydaa sii wataa wana farax sanahy nin lama aamino gabdho iska ilaaliya nin hada jeclaney saan lug bananka ha idiin talo midna gudaha nin ha isku dhiibina 😰🙏
@RaadRaac1484
4 жыл бұрын
walaal ilaahey dhibkaaga dheef hakuugu badalo nin iyo naag dhib kuma ficnee badal kheer qabo allaha kugu badalo waxan kuso xasusinayaa qofka muslimka ah intu nool yahay ilaheyba dhib iyo dheefba imtixaan uga dhiga marka aayadi quranka aheeyd ha ilaawin ee laheyd NASRIGA ILAHEY MARNA LAGAMA.QUUSTO marka raga dhami ma wada xuma waloow hadaanu rag dhahay eeda ugu badan dhankeena tahay hadana ma wada xuma raga oo dhami lkn qalbigaaga allaha ku dajito wanaag badana hakuugu badalo insha allaah
@amkjy
2 жыл бұрын
Horta waa fariid way arsatay naagti ninka sii fiican ayay uga aarsatay ninki way Kala wareegtay waan dhagaystay sheekada qolka umahatul khayr dhib badan way soo martay xanuun iyo wax walba leh subxaanalah
@najmaali8565
4 жыл бұрын
Naag walba nin lee ka sheekesaa orado camalkale yeesha nin hadu naag kaa raaco wax qasbay malahan asa iskisa ku raacay ka daneso nin caabud ka iska daaya🙏😂
@mohamedabdullahi8964
4 жыл бұрын
Najma Ali ala yaa ku eega wax kaa nin jecel malaha ayan u maleyn nin waa wax macaane huno dumaa ka maranta
@hodenmahamud7167
4 жыл бұрын
Waa xaqiiq nin alle u baneyay in u 4 gursado kana tashaday waxa aad isu washo wa qalad ama rerka dhaqo ama ka tasho gabar ba nin iga qaday wa sheko dumar aan dhamdba lahayn
@azlmcl198
4 жыл бұрын
naayaahe ma xishooto ayaad tahay dhibkay naagtaasii martay haddaad mari lahayd xaarkaa dabada kaa dareeri lahaa ee iska aamus naagtu in aan ogahay bay ku dheertahaye
Hamda Mahmoud dumarka wa geesiyad lama dhaho waayo xiniinyaba maleh lkn wa gaari haaaaa hhh
@ldnkhl7407
4 жыл бұрын
Mohamed Abdullahi waxba kama jiraan sheekadan oo dhan baan u malaynayaaaa waxbaa is yara daba marayo
@hamdamahmoud826
4 жыл бұрын
Mohamed Abdullahi wllo qamuska Somali soo akhri sidad wax u qimanyso maaha luuqad walba geesi iyo geesiyad Ba way jiran man sheegin hadad fikiragaa nagu kgasbayso 😂😆😁😑😑
@hamdamahmoud826
4 жыл бұрын
Ldn Khl ilahybaa og inay jirto iyo in kale hadayse jirto waaa gesiyad goaan leh
@deeqaluulaaaden3870
4 жыл бұрын
I lake gabdhaha kartida leh Masha’Allaah illaahay faraj khayr Qaba ya kuu furo Waa iska imtaxaan Aduunyo 😭😭😭
@ciisecadaan1952
4 жыл бұрын
Haa mam mcn
@imanisse4329
4 жыл бұрын
Naagaha qaar ayaan kyaabey shekada kasoohorjeeda Alle ubarya in aymaraan Yaad okaleh amiin
@indadeeqmahmud5916
4 жыл бұрын
Allahu Akbar!!! Nahede intaan Somali KZitem kadageystaay wa qisadi ugu cajibsanaayd. Nacimo FARIID FARIID. I wish inaan markaad tacbtaay.
@halalpolice7544
4 жыл бұрын
Gabdhan inay Maskaxiyan wacan tahay mala hubaa waayo Dadka inta badan way isla hadlaan xaladahan okale e 😢 SubhanAllah ilahayow yaa Rabi caafimaad ka usiyaadi miskiinta
Walhi maamada go'aan ayeey leedahay Nimaan aarsan uurka hooyadiisuu ku jiraa 😂😂 Iron lady
@umimucaad370
4 жыл бұрын
mana qurux subscibre isaar
@abdishakourahmedmoumin3085
4 жыл бұрын
Wagareey wagar naa jar hayska ridin maxaa aargoosi keenay
@onlyquen8387
4 жыл бұрын
Omg gbdhu calol adaga ogesisana wa qiso xanun keda wadata 😭😭
@aishalaki676
4 жыл бұрын
Gabadhaan waa gabar muuqif adag maansha allaah
@umugbad8728
4 жыл бұрын
Wllo waa Arin iska dhacda in iyada oo ALLAH u baneyey xaas labad kii awooda.ay si khaldan u fuliyan oo gabadhisii hore oo uur leh oo iska tabcansan inay arinka ku dhaqaqan.waxan SE Kula talinaya gabdhaha somaliyed. In ay marka hore nolosheda ku xidhin nin.eey u noolaato sida boqoradaha.Aminto in bari ka tagi karo ninku.markasta Antenadadu so jeedo.wsc.
@Nicekittiesandchoclatemouse
3 жыл бұрын
لا اله الا انت سبحانك اني كنت من الظالمين.
@ahmedyasin4758
4 жыл бұрын
Gabdhaha Aan Wali La Guursan Habrahaan Yeey Niga Aqli Badan Intee Balaayo Nii Shidaan Ayeey Gadaashiina Ka Shaxaayaan Wiilashii Yar Yaraa Dhan Aaway Habar Lee Xareeysatay Idinkina Cuqdad Ayeey Nigu Abuureen Wlhi Gabar Waliba Buufis Qabta Yaa Kaliyay Buufiskaas Habar Lee Wye Aqlikaakiina Kala Goosta Gabdho🥰
@naciima7117
4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@hm6587
4 жыл бұрын
Wlhi gabadh fari day ahayd baga alaylahe
@rahmooo3541
4 жыл бұрын
Nimaaan aarsan uurka hooyadii ayuu ku jiray Naciima gabadh adag wlhi alle haku xafido True story🥰👍
@issadihre2066
4 жыл бұрын
Naagtan waa Reer waqooyi. Waxaan Markey codka bilovgiisa ku the Ninka cidiisan la daganaa hadana inuu xoolo heysto ma.ogeyn ilmana waan udhaley ani ma fahmin Warkaas is qabadsii
@ldnkhl7407
4 жыл бұрын
issa dihre something isn’t right!
@user-iq4qv2nq3t
4 жыл бұрын
Walal waxaa jira niman dumrka biil un siiya marka ma garan kartid hantidiisu intay la egtahay ama wuxuu haysto.
shekadu way igu socotaa dadka ficilka leh wan ku haystaa walahi
@kanzaamsterdam2868
2 жыл бұрын
I love this story .again again
@sidrasirad9475
4 жыл бұрын
cajaayib waa calafkiisi oo ilahay u soo tahriibiyaay waa xigmad ilahay caajib walahay way iga qoslisa y wayna iga nixisay sheekadan goaanka ay gadhay cuslaya nagti gurigeeda baabisay bay ninkeedii guurstay baan filaya
@malyunmanka82dahir76
4 жыл бұрын
Maskiin walh illaahey qofaan waxba ogeen ha cadaabin
Caasha luul qof qaali ah oo murti iyo caqli badan alle haku sharafo wll
@suadrooble5375
4 жыл бұрын
Wlaahi waa qisa hanuun badan axax
@kungabdhoodkaroon8000
4 жыл бұрын
Wllo subscribe igu caawi adoo mhdsan
@zaytuunmaxamed234
4 жыл бұрын
Subxanalaah gabadha magteda laguleyahay sa ugaly o naftedi haligay inaalilaahi wa inaa ilaahay raajucuun
@aminahusein7926
4 жыл бұрын
Ala ya uhiliya gabadhas Shekadu wallahay wa qiso Xanuun badan ilahow uheli gabdhaha ladhibay.
@umimucaad370
4 жыл бұрын
Amina qurux subscibre isaar
@muminafarah1222
4 жыл бұрын
Haweenka Somaliyeed ragga ka taga faraha ha ka qaadaan oo ha bartaan inay naftooda jeclaadaan (self love). Hadaad naftaada jeclaato cid Allah ka sokeysa uma baahnid. You Tubeka ka baadh how to love your self
Fadxiya cabsiye shekoyinkedii man dhageysanena waba yabanaheee nolashaa cajibsanedaaa
@jamilaahmed6680
4 жыл бұрын
Allaahu akbar.
@mariamhusseini7426
4 жыл бұрын
ilmahayga ma halagen intan nin bin adam dabo socda dadku isku fikir maha aniga damer ban ahay weligay ilmo an dhalay haben kama dhixi karo gabadhi yared ban ad uga naxay hada ilma iga timid
BISMI ALLAAHI ALLRAHMAANI ALLRAHIIMI ANA SALAAMU WAMINKA SALAAMU ASALAAMU CALAYKUM WARAHMATU ALLAAH WABARAKAATAHU SUBXAANA ALLAAH YAA RAXMAAN YAA RAXIIM ALLAAHUMA ANTA SALAAMU WAMINKA SALAAMU TABAARAKTA YAA DALJALAALI WAL IKRAAM . ALLE AYAA MAHAD LEH XANUUNKA GABADHAA LAGU SAMEEYEY OY NAFTEEDII QATAR U GALISAY WAA XANUUN LOO GEEYSTAY WAXAANA AAN JECLAAN LAHAA IN LAGU CIBRO QAATO OYNA GABDHUHU AYNA KU DAGDAGI REER DHISAN MAXAA YEELAY RAGU WAA DHURWAA MARKAA QISADAAN WAA RUN HADA KA HOR AYAAN MAQLAY WALAASHANA WAAN SALAAMAYAA WALAASHA BAROGARAAMKA NOO SOO GUDBISAY WAY KU MAHADSANTAHAY
@Mamar6310
4 жыл бұрын
Dee haye caasha waraysigaaga u same qaybo indr waanan mahadsan tahay thanks Caasha dhiicil
@garaadjaamac8007
4 жыл бұрын
Caasha abti. Gabdhah aad. Loo xumeeyey ha waray San
@amranyasin6840
4 жыл бұрын
Qaracan weyna subxanalaah
@umimucaad370
4 жыл бұрын
Amanda Aah qurux subscibre isaar
@muznacalasow2536
4 жыл бұрын
Acuudu bi LAAH, tanna manoo dhinees !
@hawaali5209
4 жыл бұрын
waxan layabay ma nin darti bay waxso khatara u qadatay bismilah walahi masayrka qarkisna waali
@omarcammii8425
4 жыл бұрын
alla qisada way igu socotay waana xanuun badantahay wllhy
@halawi9252
4 жыл бұрын
Aad iyo aad ayaan uga xumahay dhibka gabadhaan ku dhacey yaa ka masuul ah?
@عمراويأحمد
4 жыл бұрын
@@halawi9252 Iswaydi hooyo adi
@nimcoshow1924
4 жыл бұрын
Ala naagaha soomaliyeed waa kumatageesa 90 ninaa laqaatee sheegan nin marki laqaada alaab miyaa acuudu billaah ninee kuqafiifeen
@UMBUSHRAA
4 жыл бұрын
Hurta ma ila aragte aqli kale maqabaan ninkii sidaas kaga tago iska ilaaaw😏
@munaali1118
4 жыл бұрын
nimco show ninkii la qataa waa nin awalba irida tagnaay ee samir allaha ka siyo
@hodenmahamud7167
4 жыл бұрын
Dumarka somalida waxa anay fahansanayba in nin ku u wax shukansado o gabar kle gursado marks ma nin tashaydey qof kle jacladey aya la leyahy naag ba iga qadey
@nimcoshow1924
4 жыл бұрын
@@UMBUSHRAA haa wlhi see nin ugu haayeen goomanki madoobaadeen 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@nimcoshow1924
4 жыл бұрын
@@hodenmahamud7167 waa yaab nin lee sheegaan ninka naagta asigaa raadsadsy
@ibrahimmahamed2090
4 жыл бұрын
Gabadhan waa dadka hibada uleh sheekada qaabka loo xarakeeyo Qisadan inay runtahy ninkale waa baab kale Anigu waan rumaystay
@abdirisackmohamed6243
4 жыл бұрын
Haaaaaaaaaaaa
@farxiyoxajifarxiyo715
4 жыл бұрын
Subxaana laah ilaah silac nama bado maseerkan oo kale ilaah nama geliyo waa maseer daran ayaa galey gabedhan rafaad ayeey mardey ilaa mey ugashey meel laskuqalo yaa saatir
@nasiimmohmd6612
4 жыл бұрын
Ha
@khadrakhalif.9316
4 жыл бұрын
Nacimo umma hatuulnoor ayaan kuu dageestee.
@foosfiyoore382
4 жыл бұрын
Bisinkow wlhi waa qiso aad u xanuun badan yaa Rabi
@abdulkaderali5514
4 жыл бұрын
Yasiir Allah ninkayga WA inaan ilaaliyo Alle Aya wax ilaaliye
@munaali1118
4 жыл бұрын
Samira Maxamed 😊😊😊😊😊
@umimucaad370
4 жыл бұрын
@@munaali1118 qurux subscibre isaar
@umimucaad370
4 жыл бұрын
samira qurux subscibre isaar
@munaali1118
4 жыл бұрын
umi mucaad haye abayo
@abdulkaderali5514
4 жыл бұрын
@@umimucaad370 Kuu saraay abaayo mcnto
@laylaraqiis3804
4 жыл бұрын
Ma miyir qabta naag waxa ku haminaysa majirte mise waxad kuhadashaad wayday🤗😉😋😊😊
Luul waxan kugu la talin lahaa inaad shakadan meesha kasaarto adiga iyo inanta midkiina ma aqaano lakin been badan ayaa ku jirta ta labaad Dadka ehelka la ah ayaa dhibsanaya iyo caruurteda Xishoodka hakatagina thank you
H.yar Kamirada Si aan Saxneyn oo kale ayaa uduubtay🤔
@amranomer291
4 жыл бұрын
Haa
@abdirashiid6132
3 жыл бұрын
haa
@mariamdegan8961
4 жыл бұрын
Geesiyad dhaaratay dheh
@xaawomacalin3113
4 жыл бұрын
gabadha buurta kaga dhaceeso iyadoo naf baxeeysan soo helay sooma dhihin kadibna nan meyd wato ma ogi soo ma dhihin maxee thy 2bada caruurtaa.
@haniahmed3481
4 жыл бұрын
May dhiman inantii ilaahay baa bad baadiyey
@simancookingandbeauty5670
3 жыл бұрын
Wllo qeybtii labaad meday
@user-rv3jk4il1y
4 жыл бұрын
Walalyalow nin wa tagi jiiray ama wuu tagi dona maxa ku Jaban Alle Kaam tagiin raxmadi fuuran far ad ku nolow happy
@cabiirahaldha6534
4 жыл бұрын
😢😢😢😭😭😭😭😭
@Obvfayyy
4 жыл бұрын
Hooyo fiicanahay ma aha 😤 Subhana allah! Kulahaa caruutii waa lays ka kaxaystay😢 oo sawirkii baaan waqti u helay 🤯😤..
@sarahussein5872
4 жыл бұрын
Isma oga hinse iyo dulmi ba lagu samayey wa lagu washa wax lagu samayey.
@khadijahassan4260
4 жыл бұрын
Wax igadaran gabadhan Ayan arkay... Naag iga dheh.
@halalo.t4951
4 жыл бұрын
xasbunallaah
@halalo.t4951
4 жыл бұрын
Aboyo maseerka waab
@AhmedMohamed-tv6kr
4 жыл бұрын
Naag naagi u muuqato.
@fartuunmahamed9072
4 жыл бұрын
Igu wad
@hibomohamed6306
4 жыл бұрын
Lakin sheekada wax ba ka siiya wan tahribaya un ayaa ledahay hal magalo maba sheegey so iyo sahara haa ayaa martey mesha tahay maba shgey so iku ma soco to warkasii 🤷♀️
@ubaxxajiibrahim9259
4 жыл бұрын
Ma nin bay intan oo dhiba nafteda ugu gaysatey Aad bay u qaldan tahay Dumaraw Ragga wax sii wayn hakadhigina
Пікірлер: 436