Good progress and steadily advancing the achievements of Somaliland in the near future.
@sidrasirad9475
4 жыл бұрын
masha allah somaliland wa dad caqli badan wa dad ilahay la jiro aduunkiina dhabarka u jeediyay lakiin ka dabaashay duurufa aduunka isku tashi isu taanaasul isku tiirsan is taban taabin ilahow quruxdii dalkayga soo celi gabdha qadka ka qabaday waa ku raacsanahay dhaaman kuran wadankooda u dhaarsana waan ku raacsanahay wadaniyadu waa wax qalbiga musllimka ku abuuran qaarna wax bay ka qabtan qaarna afkay ka sheegtan qof wlaab somnali ah u shaqee dalkaaga aad guulaysatid ha guulaysto ilmaahaga iyo kuwa dhabarkaga ku jiraa
@sidrasirad9475
4 жыл бұрын
masha allah waa guul hadii ay cahina tagan waayo wax ugu yar ay ka soo baranayan sida chinese people u jecel yihin shaqda xataa ee aanay jirin dad iska fadhiya oo fdhi wax ku suga aad ban ugu faraxsnahay
@hudayfibrahim37
4 жыл бұрын
Alle hakuu naxaristo marxuum fadal
@sidrasirad9475
4 жыл бұрын
walahay quwad bay muujiyeen noolada liiibaan is ilalaiya iska ilaliya cudurada aduunka jira guurso kii doonaya shaaraf xumana iska ilaliya mar walaba xuman shaydnka kugu soo tuuuro xasuuso ilahay oo ka joogso ilahay ha idin guuleeyo dhamantiin
@sidrasirad9475
4 жыл бұрын
schollar ship waydiista aduunka odhan soo waydiista arada somaliland magaciina somalia lagu qadaa turkey Canada uk us waydiista oo isku daaya inaad si fiicna u soo waydiistaan insha Allah waad guualsyan doontane
@sooraanyare3672
4 жыл бұрын
illhy hadii laga capsado Oo dadka uxaqleh aan laga saarin ee loodaayo
Пікірлер: 7