kii Rabbi inoo soo dajiyey ee waajibka ahaa intaynu meel iska dhignay ku dhaqankiisa ayaynu waxan la shir nimid miyaa waar dadoow aynu Rabbi ka cabsano oo aynu sharciga Rabbi inoo soo dajiyey aynu ku dhaqano
@abdikarimayounez6245
5 жыл бұрын
Waaa runtaa Wllky dadow ILAAHAY KA cabsada
@user-og7wl4qh9j
Ай бұрын
SOOMAALND 🦁🦁🦁
@youngdahir
5 жыл бұрын
Wa wax lo bahna ina dasturla dalka la baro dadka siday xaqoda iyo xaqa lagu leya hay u kala bartan
@siciidaxmed2963
5 жыл бұрын
Book ga isagoo pdf ah cidii haysa plz reply
@suleekhaadam4136
5 жыл бұрын
Wll wasardda ugu kaly iso pdf iyo isoo buugba
@mustafajama4536
4 жыл бұрын
Bujuuu
@Seki-Saed21
5 жыл бұрын
War nimanyahow kani dastuur somaliland u dhantahay maaha. Annagoo ah harti waqooyi waxaan rabnaa in dastuurka dib loo furo hadii larabo somalilanld loo dhanyahay meelna gaadha waddanna noqota. Hadii kale isaaqoow ciyaalkiina ku naas nuujista dastuur kusheegan.
@abdiaziz8036
5 жыл бұрын
Waar goormaan ka soo noqonay ? Wllo beenta innaga daaa kaliya waxaan ku heshiinay inaan si nabad u wad noolaano .waxan kale innagaa iska sameystay ....waa la noqonayaa wllho maalin buun Qaran baa i deeqa qaabil IgA daaa🇸🇴
@idontcare6856
4 жыл бұрын
Orod U taG dee Qadadwayn iyo koofurta Ololaysa Hadaad caashaqsan tahay halkan haka cabaadine Dabadhirifyahow midnimo Koofur & Waqooyi dambe arki mayside 🙄
Пікірлер: 21