Ilaahay ha uu barakeeyo. Tujaarta iyo Qurbajoogta reer Somaliland in ay ku daydaan oo ay lacag uga soo noqoto ayaa fiicnaan lahayd.
@barkhadabdillahi560
3 жыл бұрын
maasha allah. allah ha u barakeeyo Ganacsatada dalka maalgashatay way mahadsan yihiin. waa Arrin ku dayasho mudan.
@ismaacilcabdi2394
Жыл бұрын
War ilaahey kacabsada somaliland ma ahan wadan
@isseyusuf8888
3 жыл бұрын
Mansh Allah
@zuhuuribrahim9090
3 жыл бұрын
Maasha allah waa wax lagu farxo. Laakiin waxa fiican in si aynu u caaeino dalkeena iyo dadkeena dadaalayda Abu u caawino in aynu iibsano cuntada wadanka xataa hadii ay ka qaadaan tahay waxa soo galeetiga ah waayo lacagta aad bixisaa waxay ku noqonaysaa wadanka. WADANIYADNIMDDU waataa
Пікірлер: 7