masha Allaah walaashay Umu Ayman soohanbalyo halkan kala soo xidhiidha qolka UMUHATUL KHAYR gacmo furan ku soo dhawaada dawadayaasha qiimaha badan
@nasrahaji502
8 жыл бұрын
masha Allah UmuAyman xbbti illaah kheyr badan ha ku siiyo mcnto. waad no faaideysay illaah ha ku faaideeyo qaali. illah ha ku xafido. aamiin
@omarmohamad807
8 жыл бұрын
Masha Allh tabaraka raxman Illahay ha ku xiiftiyo Xabiibti umu ayman barakalhu fiki qaliya .
@qadrofaysal9923
8 жыл бұрын
asc walaalo umu ayman ilaahay haku siyaadsho caligaaga iyo cilmigaaga dad badan baa ilaahay kugu so dhiibay daawo ilaahay khayr badan haku siiyo waxan ku leyahay sidaa usii wad shaqadaada xabiibti jasaakalaahu khayr ilaahay haku xifdiyo aduunka iyo aakhiroba
@fartunwarsame9378
8 жыл бұрын
asc masha allah walaasheey umu ayman qeyr badan allaha ku siiyo jizzaakalaah kheyr adiga iyo gabdhaha kale ee umuhaatul kheyr walaal waxaan rabaa telka umu ayman
@hanimohamed8607
8 жыл бұрын
maash allah jazaakalaahi umu ayman ilaah noo daay reer umuhaatul kheyr
@maidaqumaan5147
8 жыл бұрын
Mashallaaah uumu ayaman runti wa qof kartii iyo aqoon alle siayay waxan ku leyahay allaha aduun iyo akhiroba ha ku siiyo khayar anan dhamanyiin aduun iyo akhiroba ❤️🌹🌹🌹😍😍😍❤️❤️🌹🌹😍😍
masha Allah Fosia Barre my sister long mey it last inshaallah
@anisamuhamed1648
7 жыл бұрын
umu eyman maasha Allah
@aminajama8412
8 жыл бұрын
Asc maashha Allah ilaahy ha ku xafido macalimadaydii qaaliga ah
@ayaanayaan8412
6 жыл бұрын
maash Allaah
@samiramawliid35
5 жыл бұрын
Ale Khayr haku siyo fosiya
@suadahmed4441
7 жыл бұрын
maasha Allah
@saeedhassan9702
8 жыл бұрын
Maanshaalah
@yywvy7025
7 жыл бұрын
alxamdullah walal mahadsanid
@safiyaabdi1784
7 жыл бұрын
masha allah
@idmanchannel8991
7 жыл бұрын
Mansha alaahh lambarka holand
@abdiadan1906
7 жыл бұрын
iam from canada who can i call u
@Idman-Official
7 жыл бұрын
Asc walal Somalia qof kii jooga sidee qolka Umahatul Kheyr ku soo gali karaa aad ugu baahanahay programkan
@boqoradasomaliland4503
7 жыл бұрын
asc wllo halkee kala soo xidhiidhaa
@ayanitaidriisdanfeh7978
8 жыл бұрын
masha allah illahay haka jizaiid siiyo
@sadiamohamydabdi8026
7 жыл бұрын
ayanita idriis danfeh
@sahroahmed8299
8 жыл бұрын
Walalaha dhamaan sogala qolkan kale o horay inogu jiray walaalaha sharaftaleh waxa jira xaga farsamada o lahagajinayo Qolkena kale marka waxaan sodhigaya numbarada wadamada oo dhan pinka waa hal pin ayaa lawada isticmalaya sodhawada ee sii siya walalahen kale jizakalah kheyr
@muslimaha5933
8 жыл бұрын
assalamu calykum walayaal seen ku helaa lambarka gabadha. sidee qolka loogaracayaa. lambarkan 151883 ma ii galayo. ?
@munaali3253
8 жыл бұрын
walaalo waxaan joogaa abu dhabi markaa sideed ula xidhiidhi karaa umu ayman wllo ii soo sheega
@idmanchannel8991
7 жыл бұрын
Maxaa waye
@fousiaabdiraxman6067
7 жыл бұрын
asc wr wb waxan ahay Wall xanuunsan skeype ma kasogeli kara Iso jawaaba qeyr allh idin siyo
@khadijaguled2104
8 жыл бұрын
omar macalin
@inajibril2275
6 жыл бұрын
Qolka muxuu yahy ma facebook baa mise ???
@farxiyoomar2068
7 жыл бұрын
Dr. Fowsia jazaka Allah waxaan kaa codsanaya in aad ka hadashid qofka uurka leh xawaashka uu cuni karo iyo kan aysan cuni karin waqtiga uurka ay leedahay
@warisnoor3523
4 жыл бұрын
Asc wahala wajirahay caloosha ayaan kajiranahay mundo shannon kudhawada dhaqata waakadaley Waxman rabilahA hadaad nwodo ini aad isi so raqamaka dr foziyo bare
Пікірлер: 92