2014 kii anoo aroos ah baan arooskyga waxaa kasoo qeeyb Haley mid aan sxbo nahay markaas buu intuu ii yimaaday wuxuu igu yir" sxp inta naaag socotay ma tanbaa ka dooratay " hadalkaas saameyn weyn buu igu yeeshay wlhi mood kii arooska ayuu iga khalday .
@abdihakinabdihakin2376
4 жыл бұрын
Sorry bro ,,, ha dhageysan dadka qaar 👍
@hanadraas9233
4 жыл бұрын
Kkkkk 🙏Waa barnaamish aad u xiiso badan 🤣Masha Allah xagta xaaji
@khadarcabdi8680
4 жыл бұрын
Cagta Xaji Allaha ku barakeeyo qof wanagsan ayaatahay Dhaqanxumada waa wax soomalidu dhaqan ka dhigatay waanay iska dayn karaan haday wanaga doortaan
@zakariyedahir1632
4 жыл бұрын
Masha
@ugaasqablan3564
4 жыл бұрын
aniga waxa leygu yeedhaa Ugaas mana ihi Ugaas lkn wn la qabsadey sidii leygu yeedhayey
@mrhanad8148
4 жыл бұрын
Waligeey Qof Qabiil ma weydiin 20 jir ahey Mustaqbal leeyahay Qabiil waa Qurun 😫🤔🗡️😡 Aniga xataa boss la I dhahaa $100 maheysto
@funnyanimalslife333
3 жыл бұрын
Waa barnaamij Runtii wanagsan Cag ma dhige Barnaamijuada nuucan eh waa kuwo wanagsan oo Runti bulshada wax badan ka badalay ama ka badali karo Waan Bogaadina wariyaha Cag ma dhige waayo Arag Runtii dhanka wacyi galinta iyo wax ka badalka bulshada dhaqan xumada Waan Salama dhamaan Bahda Universal TV.
@reeqacarab
4 жыл бұрын
MaXaad u guursan weyday su,aasha ah ayaan anigu magaaladii aan ku dhashay in aan tago u nacay wlhi anigoo jecel magaaladan ku dhashay
@ummaarije2973
4 жыл бұрын
Lol this so true! SubhanAllah! When I had my baby some women came to visit me. I found them everywhere in the house. I was shocked that they even were in my bedroom. These people are crazy.
@hassanbuldi6868
4 жыл бұрын
Buraabur qabiilku wa dhaqan xumo intee jeer ka hadlay 🙏
@kamg3450
4 жыл бұрын
Walee waa runtii alaah muxuu xaqiiqada ka waramay. Walhi reero ayaa u rogmaday sababahaasi
@sariir39
4 жыл бұрын
cabdi xaaji, macalinkaygii luqada af somaliga. jamal cabdi naasir sare, muqdisho. 1986/1987. illaahay dambigaaga ha dhaafo.
@a.jamaja4911
4 жыл бұрын
CAGMADHIGOW ADIGAA AYAA DHAQAN XUMO IYO MAGAALO JOOG XUMA KOW KA AH WAAR MIYAANAD GOOGARADAHA NIGISYADA DURUUCDA DUMARKA U XAYAYSIIN INYAR KADIBNA MASAAJIDADA XAJKA KHAMIISYADA IYO CUMAAMADAHA IYO CIBAADADA
@officialfaisalabdirahman5743
4 жыл бұрын
Waad ku mahadsanthy barnaamijkan waa mid Aad bulshadeena ugu baahneed
@shaafichannel1803
4 жыл бұрын
Dhaqan xumada ugu weyn London ayeey ka jirtaa
@abdulrazakali-dheere3219
4 жыл бұрын
DHAR MAGAALO SIDA LOO QAATAA WAA DHAWDAHAY .DHAL MAGAALO SIDA LOO NOQDAA WAA DHEER TAHAY.
@khaulahsiraj4247
4 жыл бұрын
Waxaan marqaati ka ahay shekadan iney runtahay mahatsanit cagmadhige
@waaniye4164
4 жыл бұрын
Cagta adaa unahan djaqan celis etic og journals ka ka horeeya naftada cadalad ku latacan hungurigu hakudambeeye
@abdishakurartan8189
4 жыл бұрын
Waa hadal run ah hadana qosol badan
@ahmedmusa8929
3 жыл бұрын
Macklin waa ku salaamay,waa nin ah ardaydii J.C.Naasir 2 dii sano ee udambeysey,noo soo badi dhaqan xumada
@madarcali122
2 жыл бұрын
Mashariicda dhaqan xumida universal tv aya kuso qatay waayo barmaajika tvga universal ka baxa waa mashariicda reer galbedka aad kaso qadateen
UNIVERSAL IYO CAAGMADHIGE A S C walaal xaagee idiin kalaa soo xiriirikara ariinba iga kiin soo gaasheey
@barlinmahamudsabriye6471
4 жыл бұрын
Waxaas oo dhan waa run . Intiviyou ay kumarsiinaayaan yaab.
@honycad3631
4 жыл бұрын
Cagta qosolka iga dhameyay
@healthyforpurpose1898
4 жыл бұрын
Waxad kudarta qof adaan casumin oo guriga inta kugu yimado waliba kuso kaxeysta dad kale oo adaan aqoon lagumaso shegin inlagu so socdo
@user-hl3ro8go3u
Жыл бұрын
Guddiga qiimaynta iyo balaayooyinka😅😅😅😅😂😂😂😂
@abdiahmed2574
4 жыл бұрын
War run badanaa
@jammane3880
4 жыл бұрын
Inaga waxyaalaha aan dhaqankeenna iyo diinta midna raali ka aheyn baa inagu badan, waxaa la dhahaa CAADO, waxaad arkeysaa qof lixaadka la' ama astaan ama Iin leh, Abuurta ilaahay looga xishoonmaayo, waxaa la dhahayaa, Curyaan, Laangadhe, Gacamey, Afloow, Tuur, Madaxey, dhegoole, Cawar.
@hassandiriye5709
4 жыл бұрын
Cagmadhigay hadalka iska so sax please
@najadosman4344
4 жыл бұрын
Waa wax dhac maalin walba waa dhaqan xun
@safiyaabdi6378
4 жыл бұрын
Asc waxaan aad ula yaabaa oo aan arkay dad soomaali ah oo ku kulmaya dukaan hortiis. Midna waa ka soo baxayey midna waa galayey waxaa dhici karta inay labo ay ka badan yihiin. Waxay istaagayan dukaanka hortiisa dadkiina meel ay maraan uma banaynayan.
@lulxirsi6787
4 жыл бұрын
Safiya Abdi waa kula arkay aniga taa iyada ah waana ku faraxsanahay in Runta loo sheego Soomaalida
@Mowliid2024
4 жыл бұрын
Qofkasta shiikh buu sheegtay. Xerowna masoomarin
@saleebanali2905
4 жыл бұрын
ODAY ADIGA IYO UNIVERSAL A NIYAD LAYDIN MA HAYEE KA BAXA MEESHA.
@reeqacarab
4 жыл бұрын
Heer waxay i gaadhsiiyeen aan nin aanan doonayn u guursado daraadood si aan u idhaaho nin baan guursadayoo waanu kala tagnay 😂
@abdihakinabdihakin2376
4 жыл бұрын
Sorry 😋👍
@JohnHGure
4 жыл бұрын
Cagmadhige walaal dadka aad sheegtay siiba kuwa la galiyay in siyaasiyiin ay yihiin, hada waxa marayaan in iddacadaha (local)ka ay tagaan lagana wareysto waxa uu rabay, siiba waxa wareysanayo wariye isna jecel in wariye hebel la yiraahdo, waxa unna sheegaya in siyaasi hebel uu wareystay...!
@abdilatifgeesdheere1617
4 жыл бұрын
Xaqiiqo ayaad kahadashay
@fartundiiriye9953
4 жыл бұрын
Wale waa run kkkkk
@fatenalibahood9670
4 жыл бұрын
Soomaalidu waxa ay ku ilbaxeen Snapchat ay sika duban markey toosan ey musqusha galayaan iyo markey wax cunayaan waxasi wa magaalo joog xumo iyo faan been ah
Пікірлер: 62