Ardayda iyo ideology-gooda ayaan ka gartay inaanay waxbarashadu tayo lahayn. Xitaa qoraalka ayaanay sixin, iskaba daa naxwaha afsoomaaligee. Culuunta kale ee la sheego in ardayda loo dhigana waan ka arki waayay. Dayac ceeb iyo halis ah baa halkaa ka jira.
Пікірлер: 6