Asc dhamaan akhristayaasha, waxaan soojeedinayaa in aad loo iibiyo waxyaaba uu wadanka soosaaro oo ay ku qoranyihiin MADE IN SOMALIA. ayadoo lagu taageeraayo warshadaha si ay shaqaaluhu u helaan mushaar iyo shaqooyin fara badan, warshado kalana loo furo. Dhalinyaradana ay ku mashquulaan inay shaqeeyaan.
Пікірлер: 4