Barnaamijka Tusmada Sharciga qeeybtiisan waxaa uu diirada saarayaa in la fahmo waa kuma qofka lala'yahay , maxeey ku kala duwanyihiin qofka maqan iyo qofka la la'yahay , hadii uu dhinto qof dadkii dhaxalkiisa lahaa midkood lala'yahay sidee bey u ilaalisay shareecada islaamka xaqa dhaxalka qofka , cadeeymaha kusoo arooray ilaalinta xaqa dhaxalka qofka lala'yahay , qofka lala'yahay hadii uu ka tagay hanti sidee la yeelayaa.
Негізгі бет Barnaamijka Tusmada Sharciga | ilaalinta xuquuqda qofka la la' yahay | Abdirahman Abdullahi Sheikh
Пікірлер: 5