#MyRights #ExpandingAccessToJustice #MULC
Barnaamij ka Tusmada Sharciga Qeybtiisan waxa uu diirada saarayaa in la fahmo Dastuurka Soomaaliya iyo Xeerarka Caalamiga ah ahmiyad intee la ega yay siiyaan Dhawridda Xuquuqda Caruurta.
* Maxkamaddee awood u leh qaadida eedaymaha dacwadaha ku saabsan caruuta?
* Waa maxay xuquuqda caruurta la soo eedeeyo?
* Haddii caruurta la xukumo halkee lagu haynayaa?
* Ma jirtaa dhibaatooyin muuqda ay geystaan caruurta Soomaaliyeed? Sideena looga hortagi karaa?
Негізгі бет Tusmada Sharciga | Dhawridda Xuquuqda Caruurta la soo Eedeeyay | Avv. Maxamuud Sheekh Xuseen
Пікірлер