Ciyaal xamar asalaa baan haay oo la hubo palse waxaan idiin sheegayaa reer jigjiga in aan aad idiin jeclhay 🥰👏👏👏
@asmaguhad2422
7 жыл бұрын
wooow Jigjiga cadey caadi mahan one love DDSI😘. Makala dhacaan fanaaniintu👏👏👏 Gabadha Nimco Dheeman Codkeeda khatar quruxweeyaan 👏👏👏 Horay u socda DDSI.⚘👏👏👏
@doseoffarah3068
7 жыл бұрын
kal iyo laban u jeclahy reer jigjiga gaar ahan suldanka jacaylka😍💖💖💖
@leedahir6124
7 жыл бұрын
Mncha allah reer jigjiga dhalin wacan baa madashaa iskugu timid noolada wllalayaal guul iyo gobanimo idinku ogahay. From Hargeisa Hadhwanaag😎
@makoahmed8841
7 жыл бұрын
I am from DIRE DAWA I am somali Ethiopia I left Dirdhaba 1980 I love jigjiga it's beatifull city ma shaa Allah Allah nabad galyada ha usiyaadiyo. aamiin اللهم امين
my dadkygi ini xisay wlhi dhaman ree jigjiga love u all
@ashkuuali4401
5 жыл бұрын
Waan kahelay wa inan uso guura jigjiga cadeey waa meesha ugu raaxada badan soomaaliya
@savannahfamadulan8895
7 жыл бұрын
waaaaàw mash.lh DDSI mamulsuban ba ukacay
@nimaanbasheerilmi7465
7 жыл бұрын
Eid Mubarak dadkaygii iyo dalkaygi
@mohamedarabhadhaweiyosiigo2830
7 жыл бұрын
maansha allah dadkaygiyoow iska dhaanteeya aadbaad ushidantihiin caawa ............ allaha haidiinsiiisiyaadiyo .
@inaugaaswarfaa3751
7 жыл бұрын
Wow bashiir jawi heesihiisa waa wada top inta taageero u ah jawi like saar qoraalkan
@fatima-yj3hm
7 жыл бұрын
Wxan rer mogdisho lkn ilahey amarkis jijjiga wan iska jeclahy
@mataqaaneyjararjano3480
7 жыл бұрын
Dhaqan iyo DDSI 😏waaaa halkeedii hadii. DD S I ka soo jeedo like ta igu. qabo
@zeitunabdi8396
7 жыл бұрын
wooow
@safioshihk6163
7 жыл бұрын
Mataqaaney Jarar Jano haa
@aminahassan2935
7 жыл бұрын
👍👍👍👍👍
@lajecleydalajecleyda4886
7 жыл бұрын
Mataqaaney Jarar Jano maka so jeedo lkn love ayn ku ahay cml nolada
@Hanolatosomali
7 жыл бұрын
Mataqaaney Jarar Jano kama soo jeedo lkn aaad baan u taageersanahay dds sida wanaagsan ee aay dhaqanka uugu shaqeyaan ama u jecelyihiin Afsomaliga waana u hanbalyeey na yaa walaalaheyga ilaah ha u siyaadiyo masha allah
@farhanyasim6860
7 жыл бұрын
Mansh Allah DDSI
@farhanyasim6860
7 жыл бұрын
MANSH ALLAH DDSI ILOVE YOU
@farhanyasim6860
7 жыл бұрын
m m
@mohamedabdi9257
7 жыл бұрын
love u my city jigjiga caday
@mohamadkafim
7 жыл бұрын
Hareerigii Wacnaa iyo aad Walwaal aragtide yaa Wardheer Kusoo bara Doollo WAA halkaaan Ku dhashay viva DDSI
@xamsebrre6052
7 жыл бұрын
inta hiiftay dhaqankii hareer uga baydhay hargaysa u horaysa allaylehe hibadiisii jigjiguum baa haysee hadaan hadalkii dadaw hagoogta ka qaaday ama hogan an ka guuray hanfku yahay badhkiin hubaal u ogaada runta waa lagu hirtaa haybsoocna dheef maleh huga inta tuurtay hidihiyo dhaqankena dib ha u xidhaan
@sahrayusuf7468
7 жыл бұрын
Mash allah dhaqankena qurux badana
@keinanKeinan
7 жыл бұрын
Heesta Bashiir Jaawo Ninka Sameeyay Wuu Iga Gadmay.
@shabanmuhumed4802
7 жыл бұрын
poqortooyo ddsi one love
@makoahmed8841
7 жыл бұрын
ماشاء الله Allah ha idiinsiyaadiyo nabad galyada aamiin اللهم امين
Пікірлер: 339