Hbn wcn dhalinyaro waa habeen axada oo sacadu tahay 3:12 am waa aniga iyo wiil aan zhp nahay oo la idhaa nagiib rashiid cali xusen .iyo anigo ah Mastafe/Muniir maxmed aar zhpkay waxa uu isla hada la hadlayaa jeceylkiisa allh riyadoda ha urumeye halka aan anigu dhagausanayo heestan mcnka ah oo xasuus dheer aan galay markaa waa ino wakhti danbe
@Naagnool124
Жыл бұрын
3 weeks later baan daawanayaa aniguna. Jawig hadaan kuu tilmaamo, meeshu waa Jabuuti oo line mareykan ah u joogno waa abaaro 9 kii iyo 40 min. Roob ayaa da'aya heestan macaan baan kula dhageysanayaa. Jawigan oo kale lamaane ayuu ku fiicnaan lahaa.😁
@Ayub_Hassan
11 ай бұрын
9 months ka dib Anna hadaan idinka daba geeyo caawa waa habeen isniin so gelayso wxaan joogaa gobolkii rga burco inbadan oo aan line sugaayy ALLE waa i rumeeyay soona duceeya inakastoo an jacaylkayga ka tagaayo__ hadii aan isdoonana isba diidi maynee waa duni iyo xaalkeed Dib alle hanoo kulmiyo Hppi 😢 ❤
@reeqacarab
2 жыл бұрын
Shan sano ka dib yaa heestan soo raadiyay somaliyeey
@jananjb6812
2 жыл бұрын
ani
@najaahhuseen237
Жыл бұрын
Mee
@mawliidomermilano4663
6 ай бұрын
Bishu waa 7/2/2024 maalin khamiis ah saacadu waa 3:12 jawigu waa mid dagan waxa meel. Wada fadhina Aniga iyo sxbkay yaxye vini halka uu heestan ku dareemayo xasilooni anigu waxaan kujira xasuus wakhti hore ah HCTV aan ka daawaday heestan anigoo ah 12jir alx maanta 25 ayan ahay waxan rajaynaya in aan mar uun la kulmi doono qofkii aan heestan ku bartay darteed oon wada dhigan jirnay axmed dhagax iskuul Xaafada Ganad
@ayafaiseli45
2 жыл бұрын
Heestan hctv galab wanagsan ban mrki ugu horeyey ku barty wxn dawanaya imnka 2022😥
Trust me in my experience aduunka ta ugu qurxoon hadii qol laguugu xareeyo markad hawshada dhamaysato telephone kaaga yar baad ka jeclaynaysa to just take a break. Yaa kaa kaxeeya oo berri Soo celiya ku qabanaysa. Kkkk
@abwaanlingardabdi9105
6 жыл бұрын
Heestan wlh markey so baxday ilaa hadaa dawa nayaaa kama.xiiso dhaco
Пікірлер: 54