Maansha Allah I see the guy is Norwich supporter the canaries 😮
@Kadraahmed124
Жыл бұрын
Masha allaah ❤❤❤❤❤
@caalinAbyan
Жыл бұрын
Mahadsanid khadra
@MohamedAbdi-ke7vw
Жыл бұрын
Dhimanaye lacagtuun inoo reeba
@caalinAbyan
Жыл бұрын
Insha allah imaka wixi ka dambeya wa la fahmay.
@nourismail4114
Жыл бұрын
Warunta, this guys need support quality upgrade, Good fertilizers none chemical pesticides, buy slnd produce, build your ctry
@caalinAbyan
Жыл бұрын
Wa run wax badan in laga caawiyo ayay u bahanyihiin sida qalab iyo farsamo sido kale bacrimiyaasha waan kugu waafaqsanahay . Waxa jira goobo kale oo ayaguna kaba sii wax beer badan insha allah waan qorshaynaya inaan tago.
@nourismail4114
Жыл бұрын
Wariye waxalki ,xaya wa imaniya
@caalinAbyan
Жыл бұрын
Wa lagu so dhawaynaya . Kalay
@khadramohamoud4422
Жыл бұрын
Hadaaney deeyneeyn ha beertaan koley kheyr ma laha qaadkuye wadanka lacagtu ha ku noqoto
@caalinAbyan
Жыл бұрын
Kolayba waxaanay daynayn cid kale halkay lacag ku siin lahaayeen mid dariskiisa ah ama isku deeganyihiin ha ka iibsado.
@abdiazizmohamud-wv5xh
Жыл бұрын
Waxaan jeclaan lahaa caleen shaah in lagu beero meeshan , Gudoomiye dhulbeereed jaban oo iib ah bal soo gudbi mar mar. Fruit waxaan soomaali ku dhihi lahaa " mirmacdhan" qudaartana "caleen cagaar".
@caalinAbyan
Жыл бұрын
Tolow shaaha side lo beera bal cid taqaan saw in lala tashado maha
@SahraAbdinasir-w6v
Жыл бұрын
🎉Waa la joojiyo qadka wa wanaagsan la bedeli sida tifaxa canbaruudka booska
@caalinAbyan
Жыл бұрын
Sax wax fican ha lagu badalo dhirta ina anfacaysa . Mahadsanid fikirkaga nadiifta ah
@musj21
Жыл бұрын
Wax walba dalka wayka baxayan waa dul awowka awow la taban - rich land ❤️💚💭
@caalinAbyan
Жыл бұрын
Waxba waynan isku dayine wax walba way ka baxi lahayen.
@kaneecgroup
Жыл бұрын
hadeydaan deyneyn beeta meeshu waa xagee aan usoo guuree
@caalinAbyan
Жыл бұрын
Adams sxb ma wax been u eeg ayad aragty .
@dhashisheekhisaxaq9514
Жыл бұрын
Qaad yaan la beerin wa ina cunto laga beera wadanka meel kasta
@caalinAbyan
Жыл бұрын
Waayo
@dhashisheekhisaxaq9514
Жыл бұрын
@@caalinAbyan Fa'iido ma laha qaadku dhib mooye cuno ina logu beero umada iya ka fiican
@caalinAbyan
Жыл бұрын
@@dhashisheekhisaxaq9514 wa runtaa lkn dhanka kale ka eeg kolayba hadii dalka la keenayo lana cunayo in ka dalka ka so baxa la cuno oo lacagta soomali qaato iyo in oromo qaadato waa kee
@Abdulkga
Жыл бұрын
Waxa loo baahan yahay maal gelin, aqoonta beeraha oo la ogaado dalaga ugu haboon ee laga beeri karo, iyo dadka deegaanka oo usoo jeesta inay shaqaytaan oo wax soo saaraan. Laakin, dadka reer Somaliland badankoodu shaqo diyaar uma ah, waana sababta aynu fakhriga iyo gaajada u nahay.
@caalinAbyan
Жыл бұрын
Malgashi wa iman dadkana wa la wacyi galin , lkn maxad isleday way ku habonty in laga beero?
@Abdulkga
Жыл бұрын
@@caalinAbyan sadex geed oo lacag wanaagsan laga helo oo aan is leeyahay waa laga beeri karaa: 1- olive tree oo saliid wanaagsan laga sameeyo 2- geedka bunka 3- geedka shaaha Laakin, waa in jilaalkii biyaha durdurada irrigation loo sameeyo oo beeraha lagu soo jebiyo. Guga iyo dayrta roobka iyo dharabka ayaa ku filan. Aqoonyahan Ahmed Cawaale oo degaanka beero ku le Gacanlibaax iyo agagaarkeedana aqoon badan u le, bal raadi oo barnaamijka ku marti qaad, asaga ayaa daawadayaashi u faafaahin doona, wax badana inoo iftiimin doona inshAllah.
There is no self-respect Sheikh who says Jat is not haram. Don't mislead your audience, akhi.
@caalinAbyan
Жыл бұрын
Quud awliyo qolyaha leh ma wa xaaran ayad u fahanty?
@guledosman4944
Жыл бұрын
@caalin , yes, I know some people may say that, but as I said earlier, we shouldn't take them seriously. Because they are not permanent scholars like Sheikh Dirir and Mustafe in Somali context.
@nourismail4114
Жыл бұрын
Stop importing ,yes you can keep going
@caalinAbyan
Жыл бұрын
Sax wa sababta aan uso duubay in dalka dabadiisa laga Keeno hadaan la daynayn waxa kula talinay kaa dalka in laga iibsado lana hor mariyo
@abdulraven4970
Жыл бұрын
@@caalinAbyan asc maxaa la yidhaahdaa meeshan uu khaatku ka baxo waa tuuladee?
@maxamuudibraahin5219
Жыл бұрын
😂😂😂😂 sixunbay ujebinayaan maqas bay ubaahanyihiin
@caalinAbyan
Жыл бұрын
Side lii jara ma inaan herer iyo hawaday tago ayad rabta
Пікірлер: 36