Dameerku waa gadiid waxaba Liga faidaysan kara qodista beeraha dhaqanka biyaha guur Ida Reer ka
@MohamedYusuf-xb2sb
3 ай бұрын
Waxaa fiican in Cagafta Taar lagu soo wareejiyo si aanay Xooluhu u dhex gelin,
@ismailmahamed
3 ай бұрын
Mansha allah waa meel aad u qurux badan lkn waxaa cajiiba waxa cajiiba waxaan oo dameero ah waxaan kaloon ka yaabay adigaa duubayayna aad goor dambe aragtay dameerta cad
@caalinAbyan
2 ай бұрын
Hhhh haaa ma aragty ?
@sulaaymanaxmeddiiriye3892
2 ай бұрын
Abyanoow geelu goobuu leeyahay
@caalinAbyan
2 ай бұрын
Ma garty?
@sulaaymanaxmeddiiriye3892
2 ай бұрын
Warka goobada bal isii
@sulaaymanaxmeddiiriye3892
2 ай бұрын
aad iyo aad baad uugu mahadsan tahay muuqaalka cajiibkad noo soo duubto hadiyo goor DR waanu kugu bogaadinayna aad iyo aad hore socod iyo guul baanu kuu rajaaynaynaa illaahay idankii
@caalinAbyan
2 ай бұрын
@@sulaaymanaxmeddiiriye3892 Ada mudan.
@caalinAbyan
2 ай бұрын
@@sulaaymanaxmeddiiriye3892 instegramka ama Facebook iga so qabo. Wixi sualo ah .
@januarySl2024
3 ай бұрын
Kuwana Abgaal bedeley ! Waar waxa wadanka nooga saara .
@abdallehassan5626
3 ай бұрын
Masha Allah
@abdulazizgulaid7284
2 ай бұрын
Caalin abyan side ban kula so xidhiidha inaader
@caalinAbyan
2 ай бұрын
Instegramka iga so qabo ama Facebook. Ama WhatsApp ka facebook yaala .
@abdulazizgulaid7284
2 ай бұрын
Side ban kula so xidhiidha inaader caalin
@JamacfanaxJamacfanax-yv3ue
3 ай бұрын
Waar geela caanaa ka maala
@aamiineid5601
3 ай бұрын
Astaqfurullaah Heesta geela ka qaad wll
@maxameddayyib4956
2 ай бұрын
Waxay fiicnayd in aad soo duubto waqtiga barwaaqada😢
@caalinAbyan
2 ай бұрын
Insha Allah waan ku noqon.
@Abdulkga
3 ай бұрын
HY reer Hawd ah geel iyo adhi baa lagu yiqiin, laakin, Dameero iyo Lo waa ii kow. Dunidi isbedel ayaa meel kasta ka dhacay. Ma laga yaaba HY ama Ogaadeen kaluumaysanaya in la arko?
Пікірлер: 56