Maashaa Allaah . Allaah haku barakeeyo. Mulxidiinta, shiicada iwm waa loo baahan yahay in ummadda loo caddeeyo baadhilkooda.
@cilmidoon539
3 ай бұрын
Jazaaka Allah
@ilyaasmaal742
29 күн бұрын
Kani shiico na aha ee waa mulxud iska dhigaya muslim illaahay umada haka qabto isagana xaqa ha fahamsiiyo adigana sheekh alle hakaa jisaai siiyo aaamiiin
@ismailh6518
4 ай бұрын
HORTOOD JIRAA ISLAAM WAX KA QAADI WAAYEY WAA DALAYAAN WAJI XUNTA MOOYE.
انا نحن نزلنا الذكر وانا له لحافظون. Shaydaanyohow ilaahay wuxuu yiri quranka nagaa soo dejinay anagaana ilaalinayna ilaahayna waxba kama lumaan. Hadaad gaal tahay diinteena noo dhaaf ha naga ceebayne
@nuurmaxamed8632
4 ай бұрын
C/Rasaaq waan aqaanaa. Sxbo ayeynu ahayn wxn la yaabanaan jiray sxbada qaar ka mid ah in uu wax ka sheegi jiray sida Mucaawiye oo kale.
@Sadaalin
4 ай бұрын
In uu gaal ahaa ma aadan ogeyn miyaa?
@TheMohadam
29 күн бұрын
KAN GAAL mashruuc wato wayeo
@aacaska
4 ай бұрын
Quraanka wuu dhaneystiran nahay alla weene ayaa sheegay
@Ayyubahmed930
4 ай бұрын
Wa waxaan jahiil waye cilmi ma ulahan quranka axadiata markasuu muran latagan yahy SubxanaAllah allow imanaka nagu sug qaligena
@ismailh6518
4 ай бұрын
Alla magan kuwa calmaniyada ,gaalnimada faafiya bal waxaas maxay waqtiga isaga lumin xaq maba ahanee waa dad iska socda blind ah.
@FarhandhagacadeFarhaan
27 күн бұрын
Mulxid aduun iyo aakhiro ma liibaano
@dalmarcabdilaahi8566
4 ай бұрын
Cabdulshaydaan macalin weeye kani
@youngboy5293
4 ай бұрын
Ninkaan waa Shiici
@ahmedkhalif3850
4 ай бұрын
Soomaali Horey U Tiri Ama Tidhi Nimey Soori Qaadey Iyo Nimey Saafi Qaadey Yaa Daran? Jawaabtu Waa Nimey Soori Qaadey. Marka Shaqsigan Diintiisii Iyo Soomaalinimadiisii Dhaafsadey Hunguri Iyo Dabcaabudid Wuxuu Ku Dambeyn Doonna Fashil. =Mahadsanidin=
@adenmohamed4760
4 ай бұрын
Sheydankan weydiiya Maxaa daliila ood heysaa in aanan quraanku dhameystirneyn
@zola2487
4 ай бұрын
Radinta ashaacirada hala badiyo
@mohamedmooto-kl2du
4 ай бұрын
Raa fido iyo shiico aa ku daa shay been ta ah qur aan ku waa kala maqan yahay gaal kaana waxoow da ba joo gaa war kaas daalay oo mar hore meel la saa ray murtad xun oo duli ah qur aan ka ale wax ba kama qaadi karo nacalad alaha kugu rido soomaali waad cee beysay ilaa hey kugu dilo qaa tumo xumo jahanamo alaha ku galiyo gaaloow cabdi shey daanoow cabdi risaaq ma ahan ee waa cabdi shey daan mee shii lagu arko soomaaliyeey dila gaal kaan hilib kiisana ee yaha siiya nacalad aan dha maad Laheen alaha kurido aamiin
@marshalmahama
3 ай бұрын
somaliyeey labadan iska ilaaaaliya wa labo jaaaaaajuuuus waxan wa show iyo mashruc oo way iska shaaqeeyan lakin waxay matalaayan labo iskaso xurjeeda wa si lo kala raaco ee iska ilaaaliya wa labo shaydan
Пікірлер: 35