قناة حُرَّاس الإسلام ILAALADA ISLAAMKA
قناة إسلامية دعوية متخصصة في مقارنة الأديان والمعتقدات والرد على الشبهات المثارة حول الإسلام العظيم ، مهنتنا هي الرد على أهل الباطل والأهواء وهدم أباطيلهم وإظهار الحق بالدليل والبرهان.Channel-kaan waa channel Islaami ah kana shaqeeya Arimaha dacawada khaas ahaan arimaha ku saabsan isbarbardhiga Diinta islaamka iyo caqiidooyinka kale jawaab celina ka bixiya shubuhaadka lugu durayo Diinta Islaamka.
Shaqadeena waa inaan ka hortagnaa oona burburinaa una jawaab celinaa kuwa baadhilka wada iyo kuwa hawa raaca ah. waxaan banaanka keenaynaa xaqqa asagoo wata cadaymihiisa iska cad.
Walaalaha muxsiniintaa channel-kaan Xoojiya Wuxuu halgan kula jirraa ahlu baatilka ee ummadeenii baadiyeynaysa marka subscribe gareeya , like iyo share gareeya oo La socda allaah Wuxuu leeyhy
{ وَتَعَاوَنُوا عَلَى الْبِرِّ وَالتَّقْوَىٰ وَلَا تَعَاوَنُوا عَلَى الْإِثْمِ وَالْعُدْوَانِ وَاتَّقُوا اللَّهَ إِنَّ اللَّهَ شَدِيدُ الْعِقَابِ}
kzitem.info/news/bejne/yHxrsnVvi4udoJw
- Күн бұрын
Somow oo Cashar free ah la siiyey
- Ай бұрын
Ahlu-kitaabku inay isku xukumaan Kutubtooda miyey tusinaysa in Islaamku aan ahayn diin caalami ah?
- 2 ай бұрын
Burburinta beenaha macalinka murtadiinta
- 4 ай бұрын
Пікірлер