Waar Burco Yaa Adiga Wax Kaa Waydiinaya Maanta, Waar 10 Sanadood Baad Haysate Maxaad U Qabatey.
@ijoxasan9132
2 жыл бұрын
waar anagaa hj ah ina muraad burco wuu lahadhayhadana ciyaal ayuu soo urursaday waxan qaylinayaa waa ciyaal dhaadheer dadka reer burco waa dad wadaniyiin ah
@qaloociyeman805
2 жыл бұрын
Dhirta la siyabodna loma goyn karo sababto ah nabaad guurka way ilalisa hawadana way nadifisa
@aliosman9609
2 жыл бұрын
Iimaanka beel maayir baa ka horeeyey oo meel adiga oo meel uu ka hadlayo lama arag, ee isku xishood. Yahuu is caleema saar dee oo maayir sheego
@fdama
2 жыл бұрын
Why did he cut them down?
@hamzaabdi6513
2 жыл бұрын
Maybe it's not the right tree for city u know somalis the thing old trees are good for city
@mustafeyasiin8789
2 жыл бұрын
Ina Muraad ayaa Waliba Hadlaya Waar orad is Qari Sida Soltelco Dhir ayuu Miyirku Jaraya Caqliga Ma Gasho Waxba Qaldan siday Ku Dhici Kartaa in Miyir uu Jaro Dhirtii Wadanka Sheeko gaban
@abdisamadhirsi6864
2 жыл бұрын
Anoo habar jeclo ah waxaan leeyahay muraadow badow baad tahay orodoo dadka meel ka fadhiiso sheeko xun ilaa sheeko xun.
@bulhanhassan2497
2 жыл бұрын
Hadii wasiirka gudaha ee Qaranku Somaliland xidhi waayo ex maayerka Maxamed Muraad. Isagaa ka mas"uul ka noqonaya wixii ka dhaca burco Maxamed Kaahin.
@munayusuf4949
2 жыл бұрын
Subhanallah Allahayow ragan xumaanta wada naga soo qabo. Waar Allah ka baqa. . Waar tan lagu waari maayo
@u.j7332
2 жыл бұрын
Ina Muraadow maayirkii kaa horeeyay markii uu xilka kugu wareejiyay ee uu ku hanbalyeeyay mar danbe lama arag meel uu ka hadlayo Masayr ayaa ku haya
@u.j7332
2 жыл бұрын
Hctv maxaa ka khaldan? Waar isla yaaba oo waxaaso kale dadka ha u soo daynina
@zayddmohomed4787
2 жыл бұрын
WAAR REER BURCO MAANTANA MA GEEDAYYY ISKU LEYNDOONAANNNNNNN
@abdijbaarjupo5171
2 жыл бұрын
Maxa ka galaya
@siciidahmed6076
2 жыл бұрын
Telefishanka ayay ceeb ku tahay inuu waxaa soo duubo
@u.j7332
2 жыл бұрын
Maayirkii Barbara ina cidin ayaanu ogayn sidaad u caayaysay maantana ma wiilkii 5 bilood qudha joogay ayaa lagaa kari la’yahay
@qurbaawis642
2 жыл бұрын
Dhirta maxay wasaarada degaaanka wax uga qaban weyday
@idilawad3233
2 жыл бұрын
Heer burco waa heermiyi waar dantiiina garta maayirkii hore iyo kan hada midna hakahadline xasuus laynine sababta loojarayo raadiya qabiilba idinka buuxee iskudaya inad ogatan sababta logoynayo muraadna hataageerine kana hataageerine ordo tashada
@waaniye4164
2 жыл бұрын
MAYIR MURAAD MAYIR KII XAQA AHAAA WELCOME BACK
@dauuddaaauud8339
2 жыл бұрын
Sheeko ciro
@dauuddaaauud8339
2 жыл бұрын
Sheeko ciro
@ahashi7828
2 жыл бұрын
Burhaan reer Burco ma tihid ee afkii reer Buuhoodle ayaad ku hadlaysaa
@nimcoyassin1806
2 жыл бұрын
Iska hadle ilaylehe aduun quraankaad xoooortay uu KU jiidhay oo celaaaj u baahan
@caydaruusmaxamed4090
2 жыл бұрын
HabarjecLo Ayaan muesha ku Arkayaa QabyaaLadi ka HadLinayso war Nio reer miinimada iskadaaya🙃🙃🙃🙃🙃🙃
@aydenadventures7965
2 жыл бұрын
Why cutting off trees 🤔 it's good for the environment
Ina Muraad reer abtigii iyo reer tolkii ayuu dab iyo nacayb ka dhex wadaa, Waar muraadow ilaahay ka baq oo wiilka yar shaqadiisa faraha kala bax
@dunidamediatv
2 жыл бұрын
Waxa haboon in dhirtan lagurayo ladayo mar hadanau hayn qorshe uu ku bedelo amaba se anu qorshe uso bandhigin dadka, mayorka yarow dadkaga maqal ama xilka dhig magici dhalinyartad sidataye.
@apdifatahmohamed7562
2 жыл бұрын
Khaalid apdilaahi mohmut kamilka
@hanuuniye7979
2 жыл бұрын
Waxan ka fahmay halkaas siyasad walalahay habarjeclo laysku ken diri mayo ee wixi rabshad wada ilahay ha inaga qabto
@Aw88-c1r
2 жыл бұрын
Bal adduunyadan eega! Doorashooy lagu mahadi! Qabiil bay wax ku dooratee ha ka macaashto!
@qurbaawis642
2 жыл бұрын
INA MURAAD WAA NIN ADAG
@mowliidabdi6030
2 жыл бұрын
Waxay filinkani waa wax lalayaabo walhy
@osmandegelleh4532
2 жыл бұрын
Fadlan ixtiraama Mayor ka iyo maamulka!
@januarySl2024
2 жыл бұрын
Waxaa wada waalwaalan ayaa Ciro iyo Faisal gidaarada ka soo qaadeen oo Burco ilaa Hargeisa ilaa Borame Golayaasha Qaranka ku daadiyeen. Waa tuug laga biiliyo Muqdisho oo la yidhi Somaliland burburiya. Xitaa Illaahii dhirtan soo saaray way ka abaalka darayaan.
@ahmedshaani5604
2 жыл бұрын
PHD weeye aan istijada aqoon sidaaad u qaylinaysan ayaa ku dhimanaysan inuu hor istaago ayaabaa khalada oo in la xidho weeeye ina muraaad mar haduu ka hor yimi dawladii
@munayusuf4949
2 жыл бұрын
Ninkii aan wax qabadkiisu muuqan , yaan hadalkiisana la tix gelin reer burcoy. Ka waantooba sitaasi soo shaqo tahey oo idinku shaqeysanaaya. . Calooshiisa u ciyaar ka iska qabta. Ka waantooba qabiil fadlan oo dantiina eegta
@khalidwadani439
2 жыл бұрын
Edab daranaa ninkani waa in xiniinyaha lagasaaraa kalabkan dadka ka her hor dhurmaaya waa qabyaalayste burcana isagaa halkaa dhigay dalkuna uma baahna maanta tuug.
@zupeeercade485
2 жыл бұрын
Dalku sharcibuu leeyee muu dacweeyoh muraadkuh waa fududyey ilaa xad
@abdirizakzak3650
2 жыл бұрын
Ina muraadow maxaynu beenta is kugu sheegay na qofka dowlada hoose burco iman karaya amba qala laasaha ka sameyn kara
@mahamedhuseen7040
2 жыл бұрын
War burco ha iska qabato ina muraad
@shankaroonland7480
2 жыл бұрын
Oo odaygii gobolka ragga bixiyay maxaa qaaday adigu tagtay maxaa kaa galay shacabka iyo xukuumadaa kala xisaabtami doonee. Ma cidbaa kolkaagii kula maamulaysay maxaad uga daba shaqaynaysaa ninka 5biloodna muu wada joogine xilka waad ka tagtay mise maba rumaysnid.
@abdikanikaynan7650
2 жыл бұрын
Ina muraad tuugow Dhirtad Leedahay Anaa Beery QuruxdeY Leeyihiin mxy tahy maanta se yaa biyeyn jiry
@cabdisamedsuldaanyuusuf8186
2 жыл бұрын
Burco laba maayir haday yeelato yay wax kaga qubanayaan Ordoo hada samayso
@kuuliokool5492
2 жыл бұрын
Beriba sug wa runtaye
@Sahal63
2 жыл бұрын
Deg deg baa iiga muuqda meesha iyo hadal Guddoomiyii hore oo ku talax tag ah(xaajadaa badh baa la hojiyaa huga lasaaraa) waa xikmad hore, 1- Shaqada Mayor ka Burco isagaa leh,in loo daayay ahayd, waxa xumaadana laguna xisaabtamo waqtigeeda iyo meesheeda. 2- in la hubsado sababta keentay dhirgoynta ayay ahayd 3- In bataatan Mayor kii hore shaqada Mayorka cusub uu dhexgalo waa khalad Waxaan ku talinayaa in fidmadu waa hurudaa ee aan la kicin, in marwalba wixii caadifad iyo kala irdhayn bulshada magaalada wada degan u keenaya laga feejignaado, In TV yada ciyaalka iyo waxwamagaratada codkooda bulshada u soo gudbinaya tallaabo laga qaado sida tan Horn cable TV.
@cabdikhaliif4253
2 жыл бұрын
Runtii warkaa hala hubsado waa arin layaableh waxay u muuqataa dibusocodnimo
@MoustaphaBenchideh
2 жыл бұрын
Walee waa yaab in qofkii dhaliil run mise been kaydoonto ba ha ahaatee kusoo qora baraha bulshada lagu tilmaamo "qaran-dumis" sidii dawladdii kaligiitaliskii ina Siyaad Barre ... hadana uu kii doono uu sheego inuu jabhad ku kicindoono dawladda gacmahana lagu soo qabandoono duqqa magaaladda sidii Qaddaafi loo soo qabtay inta ka horaysana magaaladu laba duq ay leedahay. Mee cadaaladu?
@aminahassan1173
2 жыл бұрын
Odaygu xsguu tiifiiga uga dagaalamayaa see wax u jiraan burco waxaanu islahay wadooyinkii ina muraad iibsaday ee xidhay maayirkan cusubi hafuree bal burco majoognee sida wax u jiraan reer burco si daacada u soo kala cadeeya oo aad hubsataan
@abdimagan3482
2 жыл бұрын
Waaxaasa Mayor magaala dhan u ahaa . SOMALILAND dawladi kama jirto haddaan sharciga la horkeenin ninkan.
@ahmedmohamedabdalah5138
2 жыл бұрын
ويقلون درس الشريعة وكلامه كلام الخوارج فعلى عقلاء وعلماء برعو أن لا يسكتوا عن الحق تذكرة كلام الصحابي الجليل علي بن ابي طالب كرم الله وجهه قال عندما سكت أهل الحق عن الباطل توهم أهل الباطل على أنهم في حق يارئيس البلدية السابق أين أنت من كلام الصحابي الجليل علي بن ابي طالب كرم الله وجهه
@ahmedmohamedabdalah5138
2 жыл бұрын
Maayarkii hore , khalqiga ha xaaraantinimeynin oo la mid ahow, ceebow haddaad wax weyn qabato.
@asiaali3460
2 жыл бұрын
waar heedhee maxaa qaldan waxay dhir ba la jarayaa meeshii burco ma halka bay maraysaa waxay masiibada nagu dhacday geedka ama dhirta waa la beeraaye miyaa la jara?
@Khaliid_muxsi
2 жыл бұрын
Lagayaaba dhirti ku haboonayd inanay ahyn o isleyhy ka badal wl dadkan qabiilba jiidhe ama ninkani u ka danbeeyo macquul ma aha isla waqtigaa inu taagnado goobta dhirta lagu jarjaraye
@mustafemaxamedxuseen7666
2 жыл бұрын
Waad iska hadashay xaarkaagiibaa magaalada laga xaadhayaa
@kbpost6947
2 жыл бұрын
waar odayga camal ha loo daydayo, wuu ka samri kari la'yahee hhhhhhhh
@guledabdulsamed6674
2 жыл бұрын
Afxume markaad joogtay hadaad shaqeyn weyday ma imikaad soo noolaatay
@cabdinasir7053
2 жыл бұрын
Gobolka ciyaarta kadaaya dhamaantiin! Wax wayn kama hadlaysaane
@guledfarah8610
2 жыл бұрын
Habar jeclo waa libaax jiifo, habar yuusa in la liqo ayaan ka cabsanayaa. 😂
@rihaamita
2 жыл бұрын
Magaca habar yuusa waxa iska leh habar jeclo
@Somaliland-First
2 жыл бұрын
@@rihaamita 😂😂😂😂 weerar iyo difaac. Garsoore Hargeysa ka socda ayaad u baahan tihiin indr.
@Drqool-pg1qr
2 жыл бұрын
Mudaharadka ma horn cable TV baa maalgaliyey
@maryanmohamed6688
2 жыл бұрын
Waaryaa Ina Muraadow Burco Maanta Maayar Kama Tihide Faraha Kala Bax. Hadii Lagu Yidhi Reer Burco Qori Dab ah Soo Dhex Dhig Walaahay Baan Maanta Lagaa Yeelayn Oo Aan La Isku Khuukhinay Reer Burco.
@cherri6388
2 жыл бұрын
Muraad inuu idin qarxiyo ayuu doonayaa dhoohanayaaloow reer burco😂
Mirirow kor u soco nio oo badhasaab iyo wasiir iyo wax kale doono Waar reer burcow noocan hasoo raacina waa nimankii lacagtiina 10 sanno cunayay
@fuadwarsame6688
2 жыл бұрын
Ina Muraad Waa dambiile dadka kala qaybinaya, xadhkihii Guul darada ayuu wali jiidaya 2022
@hodanibrahim6033
2 жыл бұрын
Ka yar waxa uu u baahan yahay in lagu taageero waa nin yar waxana ama maamulku waayo aragnimo iyo la tashi badan iyo in dagdaga la iska ilaaliyo ayuu u baahan yahay ka yar fudayd badan ayaa ka muuqda hana loo kaadiyo yaan durba halkaa fog la gaadhsiine
@abdulahimohamed4851
2 жыл бұрын
Waar horta dadkii burco laga meeye qoraalka dadka hadaad eegto inta badan waa hanjebaad iyo qadaf iyo muraad hala xidho markaad u sii fiirsatana reer baad ka dhex arkaysaa waa dadkii miyiga ka yimi iyo reer hebel inaga celiya
@cawohassan3191
2 жыл бұрын
Kan Yar Inu Magalada Walayo Wan Garanayay, War Xishoo Oo Xilka Dhig Laguma Rabe! Ninka Reraha Danyarta Yidhi $50,000 dollar keena An Wadada Idiin Furee ama Wan Iibsanaya wadada o dad bn ka iibinaya, Walle Wan Ku tagersanaye Markasad Iga Dhimatay
@abdikanikaynan7650
2 жыл бұрын
Naa Waad qab yaaladeysantee Naacda la Aamu
@nimcomaxamed123aadan6
2 жыл бұрын
Wlhi waa wax aad iyo aad loola yaabo dhirtii la beeray ee lagu tacbay baa la goynayaa maayirka cusub maskaxda halaga baadho dhakhtar hala geeyo🤔
@mohamedsahardiid3375
2 жыл бұрын
Burco wxa kaso buuxsamay tuulo joogtii burco dib u xorayn ayay u baahan tahay
@muse_deeqwarsame4553
2 жыл бұрын
Iskahadlow ina muraad waxba masamayn kartid shacabka walaalaha ah ee reer burco kadaa tolaa ayda iyo midiyo isigudhiibka
Buurcoy muuse waa kaa. Taas ayaa laga sugayaa hore mar. Qabyaalad ayaa ninkaa wayn ka hadlinaysa. 7 sano maxad u qabtey magaalada
@najaxsuleiman5014
2 жыл бұрын
Ina muraad waa beentiyo qof kulahaya wan biyan jiray malintan xilka ka degay ayaa laga joojiyey hhhhhhhh
@Ali-qh7nv
2 жыл бұрын
Oo ilayn adaa soo diday ciyaalja meesha qaylinaaya horta waxa aan la hadlayayaa oayaga muse baloodh la muraar dilaacasanow ee la yidhaa maraankii hore u ahaa burco maayarkiw maxaad burco u qabaray in aad xado mooyee meeday xero dhiigtii waad iibsatay oo hudheelo ayaad garoowe kaga dhisaty inankan maayarka ah waad eryanaysaa ilaa maalintii la doortay qasna waad wadaa in aad burco ka rido waad hanjabtaa mar kasta ood wax sooduubto horta yaas dishaa dadka aad layso halkee lagu aasaawaxa aan ku oran lahaa anagu kornyladaaii dadka ay ku maqan yihiin iska soo waabi anag hanagu soo ordine balaayo ku dhashaye waxa aad waxaa u samaynaysaa guul dardii ku dhacday kulmiye oday 90jira ayaa tahay oo mar walba qas raba laakiin waanu kula qasan hadii aad ka hadhweydo 6bilood ooqudh ayuu xadiiska joogaa
@happyahmad9689
2 жыл бұрын
Sax soo tru in dhirta mayer ki hore la gooyay waa qald sax qabta mayerka qaldama geedaha in la gooyo mababaana sax guulysta idinkon rabshad samayn ilaashada bilicda magaldiina waa qald wayn dhirta in marka balaadhan la baarbaaro weeye si gawadhidu ujabin but in la gooyo maaha ha ogolaanina tacabaa ku baxay wadooyinka la xidhay hala dhumiyo lkn dhirta yaan la goyn
@hamdahassan1360
2 жыл бұрын
Subxana Allah Allah haynaga qabto kaasi mayar maahee waa mase.
@engabdurashiid9371
2 жыл бұрын
Haddii waqtigii nii dhammaaday maxaad u qasaysaa magaalada burco
@ismaaciildhexjoog7580
2 жыл бұрын
10 sandod ayad jogtay waxad ku andaconaysa dhirban beray war orad wajiga gubaye dadka ka hor tag
@maxamedqaws3687
2 жыл бұрын
Muraad hore ayuu uqaban laah chanceku waa halmar soonoqon mayso.
@msomaali1986
2 жыл бұрын
Dhirta iyo magalda bilicdeedba mayirka jooga ayaa ka masuul ah ee adi farah kala bxa oo xishood nin weynbad tahee
@abdirashiidcaano8565
2 жыл бұрын
ceeb weeye adigoo shalay masuul aha inaad maanta tidhaahdo burco laba mayir ayay yeelanaysaaa
@ismacilsaleban7845
2 жыл бұрын
ina muraad reer biniin ayaan ka baxsanaynin yaahuu is qari sidii solteko
@khadarcabdiraxmaan3281
2 жыл бұрын
Kuwa dhirta jarayaa siday ufekerayaan Iska dhaafa jaahil nimada Qof aan indheergarad ahayni yaanu idin amrin idinkuna caqliga saliimkaa wax ku eega oo iska dhaafa qabyaalada.
@Burco.
2 жыл бұрын
Odaygu xilkii ayuu uxiisay ciyaalka intuu soo laaluushay ayuu waxaas dadka la soo hor yimid abti naga xishood
@abdiamare6487
2 жыл бұрын
Burao waa reer reer waa habaryonis iyo habarjeclo markaa burao caqli kuma jiro iska wata kolayba laba xaafadood ayaa kala tahiine laba mayaar samaystsa si hadalku u yaraado
Ninka looyaqaan barmadooow ee muqdisho ku sugan ayaa ka danbeeya falkasta oo dhulka heer maaydhka ka dhaca ama loo yaqaan hadda somaliland waxa bulshada ka maydhaana waa in loo dilo ina muraad xirsi iyo ina xaashi dhamaan qooyska habarjecladaana furumaha hore dalka la,geeyo ayadoo loo eegaayo tirsi kamadaxbaan shaqaalaha maamulka ee rasmigaa waa askartee, sidaa si,lamida waa in duqa burco la,hubeeya ama uu ina muraad dilaa xirsiba shalay rag badan ayuu xiniiyaha ka saaray waa lagama maarmaan in raggii la soo dhaqdhaajiyo farta waawaaynna wax loogu sheego,
@maxamedyuusuf6593
2 жыл бұрын
Qabyaaladba khyrkin idin ka rebtay Alla Maxn idin la yaabaa. Wadankibad na Nacsiiseen
@goljanogsm
2 жыл бұрын
Waxaa haboon in la fahmo waxa uu ka damacsan yahay mayirku ilayn caruurtan iyo wadaadkan soo urursaday kama caqli xumee.
@abdirahmanceerigabo4838
2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk ciyaarbad ku jirta naag naag dhalay
@najaxsuleiman5014
2 жыл бұрын
Waa sheeko kale muradaw ciyalka kadaa dhibta way ka si baxaysay qabyaladuye dib ha iskugu dirine alle ka baqo tan waa laga dhimanayaye
Пікірлер: 222