Maansha Allah ilaahay mayarkan ha xafido islamka ayaa u baahan mayarkan subxaanallah Allah wuu jecelyahay raga xaqa ilaaliya een ka gaban iibsana again Allah yahfidakum
@asiadagan4612
3 жыл бұрын
Maayir Muraad alle caqliga iyo cimrigaba hakuu Barakeeyo Burco Maaha Meel Fusuq laga soo dhaweenayo Go Forward Maayor🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Hal bakhtiday marbaan qalay,caano baqay mar baan dhamay,aan la boodo Boojada.
@ijoxasan9132
3 жыл бұрын
adigu cashuurtii burco xagaad geysay?
@apdirizakmohamed5885
3 жыл бұрын
Wlhi wa garc ina muraad wa afku xoogle hadal laguma gaadhayo😂😂😂😂
@noahD1636
3 жыл бұрын
إن العبد إذا لعن شيئا صعدت اللعنة إلى السماء، فتغلق أبواب السماء دونها، ثم تهبط إلى الأرض فتُغلق أبوابُها دونها، ثم تأخذ يمينا وشمالا، فإذا لم تجد مساغاً رجعت إلى الذي لعن فإن كان لذلك أهلاً، وإلا رجعت إلى قائلها)
Waan tageersanahay maayir muraad fasqiga reer galbeedka laga soo abaabulay ee la yidhaa adaa caana oo DadKu ku yaqaanane intaad xarun dhaqan ku tilmaam dhaqanka xun iyo sinada ku faafi waxaasi ka hirgalimayso
@sidrasirad9475
3 жыл бұрын
hunguriyow baa waraya lacag baad ka rabtaa ninka surwal dabo gaaba waa nin sports ah sports kana meel walaba way xidhan dabo gaab war hoy iska daa doqonimada
@warbaansoosidaa9108
3 жыл бұрын
Dhalinyaradu dab gaab ha xirato hadday rabto inkasta oo aysan fiicnayn, laakiin 70 jir muxuu dabo gaab u xiran waligii ma sports baa sow kama gaboobo?
@sidrasirad9475
3 жыл бұрын
@@warbaansoosidaa9108 wwar ina umada dabo socotan ilahay ka baqa dabo gaab raga diinta uma diidine waxa aragaxisada idinku wada timi wa waxase dabo hadu ruga joogo diintaba ma diidin reer miyi baad wada tihin diina garayn isla yaab
@noahD1636
3 жыл бұрын
Adigu maad xishootid, oo ILLahay ka baq, aflagaadada ka daa
muradow doqon ha noqon jamac hargaysa ximisay yaay ku soo adeegsan hotelada hargaysa lama qabanayo waa sheeko xusbi ka xushoooda ninka waryaa jamac karaciin wa la idin ku soo diraya warya hotelada hargaysa lama aamuusiyo waxiina wa kulmiye ayaa wataa waxan ka xishooda ninka jama wa nin geesiyaa ka xishooda walahay doqon mo tihiin waxana ma fahantan ninkan hhotelkiisi aya agu qabsaday hadana la idin soo adeegsanaya muraad inaad intaas ka caqli badan tahay baan moodayay warya ha u gefin dadka ee xishooood isku xishoood walahay cuqadadi hargaysa la idin soo dhiibay inaad jamac ka dabo quuuuqlaysan ma xishoonaysan waxna ma fahmaysan idinki baa la iska kiin hor keenaya
Ina muraad waa nin kaliya ee af lagaadeeya dadka inay la doodaan damca. Ninkanna waa la yaaabanahay boqolkiiba boqol.
@nimcoosman342
3 жыл бұрын
Hadalka inta xun uun buu ka yaqaana
@mubaarigmaax5849
3 жыл бұрын
Markaad adiga caruur noqotid aniguna mxaaanu nahy wa suaale?😁
@nimcoosman342
3 жыл бұрын
Waa taan layaabay
@abdisalaanahmed5164
3 жыл бұрын
Akhas maayirku hadal xumaa sidii ciyaal suuqa ayuu u hadalayaaa wlhi wan ka naxay ninkaa wayni eryada uu isticmaalyo akhas Reer burco hadalka way yaqanaan kanise waa gana
Oday wayn oo masuul ah oo ku cayaya oday kale “daba gaabu xidhan yahay” That’s low level respond ,
@abdisalanjamalabdisalan4306
3 жыл бұрын
Odaygan weel madhan buu sitaa!! Ma garasho dheera runtii.
@ahmedcarab4432
3 жыл бұрын
Hadalkaa muraad waxa u cadayna in hotelka sheer logadiidayna wayo xada furidankki hotelka muu iman dadka tacadiga kadaa iyo hadalka sida xarka kuqabanaya
@galbisabdi5807
3 жыл бұрын
Waar ninyow ninkan libaaxsana. Habrjelooy ilaashada
@muraadkadir6449
3 жыл бұрын
Allow sahal amuuraha
@cherri6388
3 жыл бұрын
Kani duq maahi waa doqon
@drshafi1175
3 жыл бұрын
Aarka gobolka
@cismaanjamhuuri6276
3 жыл бұрын
Odayga wakhtigiisi dhamaday way dhamatay intii burco kuu afduubnayd ee Dadka iyo gobolka iyo magaladaba galgalashada kada Wixii aad samaysay ceeb kugu filan ee Jaamac karaacilna waxba kama qadi karo oo shaqadiisa wuu sii wadan isaga oo u adeegaya bulshadiisa cimamaday
@sidrasirad9475
3 жыл бұрын
kulmiye idinka isku diray jamac ha ka dabo ooyina marku idinka tegay
@heersareofficial7814
3 жыл бұрын
Waar ina muraad hala xidho Waan ka dhakiyay aniguye😂😂
@sagalmustafe1249
3 жыл бұрын
Nacas bad tahay an kulaha 60 ban ahay Jama gaadhimyside afkaaga hakaajiso cawan yahow jama Aden soo gadhimayside Go forward adeerky karaacin♥️🔐✔
@mhmenico6256
3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@suldanhamzehazzan4675
3 жыл бұрын
waar anigu Allah ina dilayee Caawa ahay maayar muraad waan wataa waanu saxan t
@Aw88-c1r
3 жыл бұрын
waa ninkani waa libaax.
@somaliviewhussein6310
3 жыл бұрын
Cay badana ma kan baaa masuula waa dibjir walee adaa is cayeysaa 😈😈
@heersareofficial7814
3 жыл бұрын
Ina muraad wuu oo yayaaye😂😂😂
@sidrasirad9475
3 жыл бұрын
wadnkan manu isku maamuul aahayn hargaysa hotel waalba music baa ka socoda burco maxaa keenay in la qabsado dadka war ina muraadow xishood oo yaan laguu soo adeegsan dhaqalaha hj jamac iyo suldanka hargaysa watii hotel koodi lagu qabsaday maarakay wadankoodi maal geliyeena waad ka wada dabo yuusaysan jama ma rabo kulmiye ma khasab baad ku leediihiin jow war jooojiya waalida ina muraadna inaad intaa ka calqi badan tahay baan ku moodayay shame on you walahay aniga ada iga xiga jama lakiin aad baad u gardaran tahay kulmiye hargaysa horta ha ka joojiyaan maxaa keenay burcoo lagu soo adeegsado
Mr. Moyer you can not just close business without a good proof, and stop personal attacks since you are an elder
@subxaanyoalbu7749
3 жыл бұрын
what kind of business are you talking about? where are you in the world? I couldn't understand you? If you want like this business bring your family to there?
Пікірлер: 69