Oky qofyahay habka ad wax u so gudbisid wax ba ka khaldan kalmad kaliya bad in badan ku celcelineyasa marka hadalka hadi lagu celceliyo naxiyada ka dhimata wa lagu cajisaya
@asmaa145
9 күн бұрын
Maskaxda ayuu ninka kadilay ama shekadeeda waxba kama jiraan
@NafiisaCxakiim
9 күн бұрын
@@asmaa145 Aniga Saan u Arko qoftan inay shekada samaysanayso un bay u egtahay ama ay hadalka radineyso mar kale waxay tiri nin kii wan isqabnaa marna wax kale bay ledahay
@shshss1192
7 күн бұрын
Inay run thy ba filaa channelkeda gudaha u gal gabadheda wayba u egtahy turki iyo somali iska dhal ini thy wayna joogta turkey.@@NafiisaCxakiim
@luuluu.69
5 күн бұрын
Wllo dadku isku dooq maha tankle gabadhu way ku cusub tahy waa step step 🪜 usabra yanan laniyad jebin mahdsanid
@malyuunahmedabdi3255
9 күн бұрын
Sxb hal eray inaa 15 mint kuso celceliso waa caajis dadka wax socokara usoo duub si aad uhesho view badan
@hafsakhalif5629
7 күн бұрын
Naaa Ajaanibku isma saarnee iskudhaqana maahee ee cidadkahadlyso yaaweeye!!!
walaashey allaha kuu fududeeyo 3 sano ayaan ku noolahay turkiga laakin wallahi uma arko in ay yihiin bini aadam caadi ah mar walba waa ay xanaaqaan , ixtiraam la'aan , aad u edeb daran wax ma baraan aad bay u kibir badan yihiin intooda badan. Uma adkeysan karo in aan guursado , walaahi samir allaha kuu fududeeyo , waligey ma guursan ajaanib laakiin waxaan ogahay dhamaantood in aysan isku mid ahayn , turkigu waa ka xun yahay dadka aad guursan karto , sidoo kale waxay ku xad gudbaan dumarka Turkiga . sidoo kale marwooyinku waxay ka ooyayaan ragga , dhammaan inta kor ku xusan qofka nadaafadda ayaa ka sii daran .
@asmaa145
9 күн бұрын
Ninkeyga wacadan waligay ma arkin waxay kahadle gabadhan wadhibanthay sida aay ula jogta nin dhahay abaha caday?
@LeylaQali
9 күн бұрын
@@asmaa145 haa walahi haduu xataa caddyahay iyo hadii kaleba caadi maaha, wax kasta oo ay ka hadashaa waxay u egtahay xadgudub
@noorunalanooor
9 күн бұрын
I never seen my entire life somebody checking her father for what? What is checking she told him that’s my father he’s supposed to believe her isn’t it? Something is weird is going on this story is not complete and beside why? Number one number two number three where is number four?
@yasminfarah9140
3 күн бұрын
I can’t believe eather. If doesn’t believe her then what the hack.🤯
@JihaadIsmail
9 күн бұрын
Huyu.mwanamke anampenda huyo mume wake mturki sasa anyamaze acha kusemasema kaa na huyo mume wako acha maneno mengi kama huwezi kuishi nae rudi kwenu
You married the wrong family I’m sorry you experienced this make lots of dua for Allah to make things easier for you and not all people behave this way
@sumayaabdullahi8280
9 күн бұрын
Wax weyn baa sheekadada ka qaldan
@umomuslima8318
3 күн бұрын
Abaayo ninka ka tag ama la joog. Hadaad fiyus rabtana sheeg. Naga daa ciyaarta😂🛑
Ka waran ta la joogta ninkaa cadaynta abahaa raba😂😂😂
@abdirahimjama112
7 күн бұрын
Keep going wlshy
@AishaMohamed-lx5yp
Күн бұрын
naa maanta dhan hal eray. hanoogu soo cel celinine warka si fican usheeg oo soo baro sida loo hadlo Acuudu bilaahi dulqaadkiyaaba naga dhameysaye
@MaandeeqAli-t6i
8 күн бұрын
Wax badan aya qarineysa ninka ajaniibka lee mxe tahy
@ladyindestructible3864
9 күн бұрын
Nima! I admire your authenticity. Keep sharing your story. Don't let. negativity get to you-your heart shines through ❤ may Allah protect you and your loved one. Best of luck my resilient sister😊
@FatimaMaxamedo
8 күн бұрын
Walala qabkaa wax udubeysid wa qalad maxayelay 1eray manta dhan kucecelinee ee shekadana sisaxa nogu sheeg sona qulayssey hana warerin wana kudawanaq hadana kuma fahano
@faizasaid3803
7 күн бұрын
Xabibti maanta dhan waxii baad ku calcelinsaa. Ka soco
@abdiwaled8067
9 күн бұрын
Sister ay nin ajnebiga ah ee aad iska raacday ee aan aabaha iyo walalaha iyo reerkiina aan kuwaydiisan why aad ugu kenaysa
@FaqiHassan-j1t
3 күн бұрын
Somaliga ayad furtaan xaalufisan sheekada raqiiska kala dhamow dadka hadey raacdeyna qoqeeda ayey ku raacday abeheed miyaa guursanaya
@Maryanruncabdirahmanfarax
5 күн бұрын
Gabdha ha u so qarina comanti qaldan wllayaal ama wax dhira galina u so qora ama iska aamusa nabigena suban wuxuu yari fal yaqul qeeran ow liyusmiit❤❤❤❤❤❤❤❤
@sakinahss3237
9 күн бұрын
Hunno abaha miyunan ka doonan oo dee Una arkey marka leesh abaaha muran u gali kara
@sumayaabdullahi8280
9 күн бұрын
Sheekada Kow kamey soo bilaabin😢
@shshss1192
7 күн бұрын
Waa run so ma mehrin marku mehrinayay ma ay is arkin miyaa video ahan xataa!
Ajaaanibooo dhan maaahan abaayo waaa tur kida aalaga yaabaa carabah saas maaahan aabahay suuu uga maseeraaa ama ooga shakiyaaa aaa cuudu bilaaaah
@xamdamaxamedxamdamaxamed999
9 күн бұрын
Wllo maan fahmin noo soo biloow sheekada sidee buuna reerkiina ku weydaysan
@fatimaahmed4226
9 күн бұрын
Subxaannallh waaba nin shakisan, oo aabahaa muu kaa doonin see wax u jiraan,
@hudaismail278
3 күн бұрын
Na wll ilahay dhibka hakaa saaro ka tag wll cafimadkaaga khatar ku jirta wlhi taladayda qaado hal mar ayaad noolaanaysa iskaga tag maxkamad aad oo caruurtada ka qaado hadi kle wiigi kala badh hayso hooyo faraxsan ayaa ilmo faraxsan hesha 😢
@nimosuleiman
9 күн бұрын
Wll lkn hore uga soco sheekada ereyda haku celcelin fadlan adoo raali ah
@MohamedWarsame-lm3cn
9 күн бұрын
Walidkoolabadilo ama aanlakarameyn. Kaligaa ma ahan waa gabar kastoo ajnibi raacdo
@CalmLargeWaterfall-oj2rh
8 күн бұрын
Wa guur qaldan si hadi lo eego wa qof ku waalaya 😂
@AsmaFarhan-gq9lf
8 күн бұрын
Shurudahan ma ninkaga uun baa ku dhaqmi jiray mise naga cadaanka dhan ayaa ku dhaqma
@jamilamuse9362
3 сағат бұрын
Qoftan mesh wax kuma hayso an sheko xumo aheyn naa wax kale fiyuus ka radi mala yacniyey
@Snitchpenguin
9 күн бұрын
Ninkaga waa turki maxaa ugu haysa cadaan turki cadaan ma aha walal Mida kale waa muslimiin turkida
@miss-j2w
9 күн бұрын
Hal eray waa waqtigii ku dhamaysay hadalka soo koob
@CalmLargeWaterfall-oj2rh
8 күн бұрын
Turkidu wa dad anaani ah kuma fiican inad guur la wadagtida
@Latisha7
7 күн бұрын
Cadayn baalaga rabaa in uu aabahaa yahay ajanabigan aad kasheekayn kukoob ninkaaga ok
@zamzammahamud
9 күн бұрын
Anig waxane um laey nayaa ruxaagur setey macreba mase turki yurubi yanka sidaa mahan dhaqan kode Abyo 😅
@yonishashi491
9 күн бұрын
Turkish waaye
@umuahmedofficial6604
9 күн бұрын
Kipp going xabiibti ❤❤🎉🎉❤❤
@RuqiyoDihad-lt5jk
9 күн бұрын
Lakin quruxey musliminato Dhana mahana qaraba cadayan karabiner waxan arakaya gabodho ajanib qaban oo lagu oran cadayan ken❤❤❤
@ummuisra6721
5 күн бұрын
Haddii aniga iyo aabbahay nala tuuro ma dhibbaa socda dheh waaba dhib soomaalida qaar badan baaba isku magac ahayn
@AyanAhmed-l4z
8 күн бұрын
Abaayo waxan wax dadloo soo kudbiya ma aha. Way ogyihii dadkan inuu burbur kuso dhacay oo magacya qaldan laku imaaday. Ninkan waxba busy haku noqon ee shaqo iyo iyo business ya iska gal.
Hafii aadan yurub joogin ha guursan ajaanib waayo wadanka aad joogto sideey u dhaqmaan waa yaabaysaan gabdhaaba yurub jooga ok asn caruurtooda j'en karin meesheerabaan oo meelkasta warqad kaa dhigaya oo moodaya in aad la baxsaneyso waa sax aniguba ma ogolaadeen in wiilkeygu guursado gabadh ajaanib ah
@annaahmed2564
4 күн бұрын
Walaaley fuyuus raadis baa tahay wax yaba kale noo sheeq gabdha badan oo soomali ah baa guursatay baa jira niman cadaan ah as long as muslim beenta daah xabiibtii xaaraan weeye beenta subxana laah itagal laah beenta badan iska daah gabreey it is not true beenta waa xaaraan weeye xabiibtii good luck good bye itaqu laah fuus raadis baa tahay.
@ahmdadn9165
9 күн бұрын
Abraham ayuu kashakiyy
@aminasaed1783
8 күн бұрын
Ninku wadanke bu kaso jedaa ajaanibku isma saarnee????????
@nimosuleiman
9 күн бұрын
Maxay tahay markaa cadayntu wll ma DNA baa
@FatmaFartuma
9 күн бұрын
Waxaas camal gumeysiya uaqaan Nin noocasa habena lama nooladeen waaba xabsi caadiya
@Filsanmohamed-w1o-j2n
9 күн бұрын
Qoftani iyadaa gumaysiga ogol hppti coz aabahaa meelna oo aad joogto cadayn isaga kugu filan ee iyada sidii loo gumeystay un by inooga sheekayn
@abdisalanahmed9882
9 күн бұрын
Waxaad hadal waday cadeyn ka fahmay 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@Bushra1Live
9 күн бұрын
Wllo hadalka iska sax bisinkee maba lagu fahmayee wax isku toosan soo daa wah
@abshirhasan4580
8 сағат бұрын
Nimanka ajaanibka dhan miyaad ka warami mase Ninka adiga guursatay kaliya.
Siduuna u aqoon abahaa muuna kaa doonan miyadan vedio call ka barin ajaanib iyo somaali nin xun iyo nin fiicanba wey leeyihin gabdho badano ajaanib qabta oo rag wanagsan qabaan ayaan arke oo walidked iyo wexe wadataba madaxa saarta
@Latisha7
7 күн бұрын
Maxaan kuusoo poraa waxba saa waxba masheegaysid e
@sahrasaqadhi8243
9 күн бұрын
Naa naga tag sheeekada waa daale cadeen beele
@queenhappy-fe3vt
9 күн бұрын
bisinka masaas baa loo dhiban yahay ajaanibka la luguursanayo
@Farxadiyoguul
9 күн бұрын
Anaanibta isku mid ma ahan.
@sahrailtrihe9389
9 күн бұрын
Xassbiyallaha abaha ma garanayo wa xanunukale
@husseinomar-c9u
17 сағат бұрын
Aabaha cadayn buu rabaa imisa jeer ayaad tidhi intaad sheekada waday waa lagu caajisaya sheekada marka baro sida wax loo soo gudbiyo
@Filsanmohamed-w1o-j2n
9 күн бұрын
Naa wll qof la qabo maba u eekide intaad wx duubis aadan aqoon ku haraadsan orod naftaada ka shaqee oo waqti is gali
@anisaosman743
9 күн бұрын
Maxaa sidaa uleedahay gabadhan waa gabar Qurux badan M.Sha Allaah wax duubista iyo KZitem ku cusubtahayna Qofwalba bilowga waa sidaa Markay Views badan helaan ayey Video hore ka saaraan!
@Filsanmohamed-w1o-j2n
9 күн бұрын
@@anisaosman743 maya wll ee wxn diiday sida ay dulmi walba u aqbashay in lagu sameyo wlhi anigu dooni maayo in gabadhna la gumeysto ama la dulmiyo gabadh walba wxn jeclhy in ay geesiyad noqoto oo diido in la dulmiyo ama la bahdilo xumaan igama aha wn u damqaday oo aan ka gubtay in ay nooga sheekayso sida loo dulmiyey iyadoo aqbashay wx walba xanun ayaan dareemay intii gabarnimo oo hadalka ciil ayaa iga keenay
@nimosuleiman
9 күн бұрын
Positive ka kasoo hadal
@munohassan9592
8 күн бұрын
mamadan ajanabi kaliyaha maahan dhibka heyste nin iyo reero xun eey ugashay. video gan ciil iyo caro uuba igu dilay. cadaankeen kulahaa. bahadilaad tii ugu darneed waaye iyo kalsooni xumo uuqabo
@fadumohirsi8086
9 күн бұрын
Markii hore ma cidluu kaa helay walaalay aabahaa cadee in uu yahay waa maxay bisinka e
@ummumohammedmahmoud1685
4 күн бұрын
Jidka Laga arosay sabta WAA sidaa cadeen kulaha naa aqas wlh shib ISKA dheh ajanib Kuma qabeeh hadu KU qabah lax Buu bananka kahelay Sido raba kayesh uffff🤮🤮
@ilwaadinasheikh
9 күн бұрын
dee yayna iin imaan cadeyn iyo maxa
@Snitchpenguin
9 күн бұрын
Hal su aal oo qof kuso waydiyay miya meel losi fariista walal waa ceeb waxas
@saynabdaye7382
6 күн бұрын
Wey isla ogyihiin veiws raadis weeye naagtan
@OsmanOsmanmahamud2023
9 күн бұрын
Katasho ama iska joog
@ayaanyusuf9725
9 күн бұрын
Soo badi 10mirir ka dhig viedo
@helly2353
8 күн бұрын
You're being disrespected . Wx wlba wx adi ka arky waye subxanllah
@QUREESHOAADAN-nr1kj
9 күн бұрын
Na adiga ninka ma iska racdey Abbha isagoo ka donaan
@AyanAhmed-l4z
8 күн бұрын
Aduu nin abuse ah ku qabaa. Caden maxaa waaye
@Farxadiyoguul
9 күн бұрын
Ninka ku guursaday unbaad ka hadli. Gaalada xataa saas iskuma baar nin muslim ah iska daaye. Teeda kale ajaanibka hadii aad adoon u tahay maad ka tagtid Allah kuma kalifine maxaad isku ka lifi.
@SheikhAbdiyusuf338
9 күн бұрын
Sister calaa call ka dhaaf enjoy nolosha aa ku jirto it's your own matter adaa masuul iska ah please war run sheeg adaa leh noloshada be happy somali haweenka waxey rabaan lama garanaayo every one nolosha aad la qeybsataan waad qeylineysaan byee waliba nolosha
Пікірлер: 112