wiil soomaaliyeed xataa haduu yahay kuwa ay qabiilkeyga islaayaan😂😂😂 walle waa inaadeerkey cidna iima dhaanto cidna barbar dhigi maayo wiilasheena somaliyeed ❤🌹👍 meelkastoo aad joogtaan guuleeysta,🌹✅ hal codsi aan wataaa☝️😂😂😂⚠️ heshiiyoo midooboo isdaaya🙏
@fowzia-hy6fc
13 күн бұрын
illaahow ajnabi ha iiguurinin anigoo wiil soomaaliyeed arkaya igu af ah igu diin ah igu dhaqan ah aan garanayo faraciisa iyo meesha uu ka yimid Alxamdulillaah illaahoow noo xifdi wiilashayada ❤❤❤
@nurhawa646
13 күн бұрын
@@fowzia-hy6fc fowsiyo guurku waa calaf ilaahey waxuu kuu qoreyna dhaafi maysid oo adigu kaad rabto ma heysid.tan kale ragga soomaalida ma wada fiicna waa sida ajnabiga oo kale.xagga caruurta raggu markey naagta furaan caruurta wey ka qaataan ama way ku dayacaan caruurta. Marka meelna raaxo ma taalo ee jooji kibirka waa lagu kufaaye
@Abdinasiryussufabdille-tx7wm
6 күн бұрын
Thnks huuno yr made me woow
@KhadraAli-qr1dc
6 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fabrigasdufff9295
3 күн бұрын
@@nurhawa646baax u taag ha ku waseey dillayaheey ureeeso ufff
@DiijaYusuf
15 сағат бұрын
@@nurhawa646Haa wlhi somalidaba kuwa xun waa laga helaa oo dayacaa nagahooda io caruurtooda cadanka wee jiraan lkn micneheedu maahan inaa nimanka somalidu ficanyihiin wey jiran kuwa xun
@fadumoabdi7761
12 күн бұрын
Gabdhi uugu hooreysey ee nin ajahanbi ruunta ka sheegta ❤ Ilahay ha ku xifdiyo
@faadmoshuuke6103
12 күн бұрын
Waxaa taqaanid guurso maxaasha la yiri illahwo u gargaar gabdhaha soomaaliyeed 😢😢😢
@Cabdiraxmanka
12 күн бұрын
Waxan ogaaday aduunka meelo badan aya tagay ninka soomaliga ah inta ay gabar soomaliyed ka hasho- aduunka raga ku nool k ama heleyso❤
@daud6248
14 күн бұрын
walal waan ka xumaxay dhibka aad tabaneeyso, lakin wali waad yartahay, mustaqbal kan ka wanagsan waad suubsan kartaa, qof bini aadam inoo ku gumeeyso haka yeelan, gabar somali ilaah ka dhigey waqti kama dhumin wali. isku day inaad lacak aruursato se hadeey wax kugu dhacaan aad ugu badbaado, waad ku mahadsantahay wacyegalinta oo aad la wadageeyso kuwa ku fikiraayo oo rabo ineey guur la wadagaan ajanib .... ajanib muslm ama ajanib gaal waa isku med ! mahadsanid wacyegelintaa geesi baa tahay xaqiiqde
@abdirahmanlfc3218
13 күн бұрын
Nacnacdii ragi Somalia kuheyseyn wali awalkada waa sidaas guuraada ajanib dulinini kunilada raga Somalia markay guriga ijoga idindhan wax lojogeyn baad kenteeyn aad ban ugu farxa in sidaan nila galo waayo iyaga biil iyo giri ijarr laga dhibayo waliba adega lasinaayo qeylo buuq wale in laduleyso waxa Somalia ragoda lacagta loga qadayo bay lacag la,aan laguhelay nin Somalia läkulaha duli sariir iyo bilaash baay kunolyaheyn wale waa sida idinku ficaan
Ajnabida k fcn somalida wayo meeq nin somaliyeed oo naagohodi dhibay qara qudha jaray kuwa nolosha ku gubay may dhicin gabar somaliyed o nin ajnabi gursaday ka dibna diley wali lama arak nimanka somaliyed aya fogeeyey gabdha somaliyeed been xaraam waye somaalaay qiiri jabanta iska daaya gabadha mid xun ba kuaday gabdho bdn somaliyed o niman ajnabi gursaday ba jirta si qurux bdn bay u nolyin muhiimada ah qofka qof fcn inu noqdo o wanagsan ALLAH ka cabsi bdn kuma dulminayo ka xaqadana maqadanayo wuxu raba haahaadeee
Alla Ilàahy hakuu gargaaro wll Mcneey kuwaan an cayno ee soomalida ah cid dhaanta majirto
@Farxiyomahamed-v5q
9 күн бұрын
Walaalay bani,adam ka ilaahay abuuray mawada xuma mana wada ficnaa
@DrAli28-Y
13 күн бұрын
Nin soomali haddii uu ahaan lahay sidaasi kuguma sameeyeen si walibo oo aan u xunahay. Ragga Soomaaliyeed waxyaabo qaar kuma dhaqmaan kuwo yar
@DrAli28-Y
13 күн бұрын
Mooyee.
@hilaac075
8 сағат бұрын
Asalamu calaykum wll, Dhab ahaan waan ka danqaday xanuunka aad kala kulaantay dhibaatada Guurka Ajaanibka, waxanan Allaah kaga baryayaa in uu kaa bogsiiyo dhibaatada gureed. Marxaladan aad soo martaynaa Wilaalsh/Gabdhaha, Eebe ha uga dhigo foojignaan. Mahadsanid
@abdirashidfarah2474
13 күн бұрын
Runtaa waaye ajaanib faaido malaha
@abdisheikh8963
14 күн бұрын
Wll baarkaaga kama tagi kartid talo wll iga hoo ku samir marka hore ku dadaal caruurta iyo adiga diinta hadaadan xur u ehaan diintaada kala baxso caruurta iyo naftaada kani waa xadiith nabiga ka sugan csw laa daacata limakh luuqin fii macsiyatal khaaliq❤ towfiiqda rabi haku waafajiyo
@SumayaElmi10
13 күн бұрын
Allahuma Aamiin aamiin yaa Rabbi
@AdenSamater
12 күн бұрын
sow mad guursan maxaad naga wareerinaysaa la joog un maxaad naga wareerin sow mad jeclan ajanabiga wasakhda ah
@HassanAliHassan1960
5 күн бұрын
Naag Sharaf waxee leedahay intee lugaheeda u xeran yihiin mar hadee kala qaado Nina Sharaf uma haayo unless ninka uusan aheeyn nin Allah ka baqo
@riixaanriimaas
3 күн бұрын
Aaad u wey nin ajnabi ha ahado mise nin somali ah hadu ALLE ka cabsi badneen xaqadu wu ku tuman wuna ku dulmin
Allah ha ka furfuro huno kuwa kalena hanoga xafido
@aminahussein-hassan522
3 күн бұрын
Soomali xun aanpor ka kajafanaa intaa aha in uraayo nolol la wadaagi lahaa😂😂❤🇸🇴
@sumayaabdullahi8280
13 күн бұрын
Turkidu awalba rag xun bey qabeen yuunan ku dilin😢
@احمد-خ2م5ه
2 күн бұрын
Waa uu guu naxariisty walaahi
@NimcoNuura-cx5pw
2 күн бұрын
Runleey aqli badan mashaa’Allah tabaraka’Allah ❤️👏❤️👏❤️👏❤️
@abdalehassan4598
13 күн бұрын
Allah arriamaha hakuu fududeeyo wllo
@HassanAliHassan1960
5 күн бұрын
Yurub iyo Mareeykan hadaa joogtid in Ajnabi la guursado lama huraayo
@GjFy-c6d
4 күн бұрын
Dee is guursada soomalidaay idinku maxaa idin baday meel kasta rag dumar ayaa buux dhaafiyay
@YoungShakur1989
3 күн бұрын
Nin fiican oo dadkaga allaha Ku sahlo walal
@GreaterSomaliya
Күн бұрын
waa garoob daalan
@farxiyocumar257
14 күн бұрын
Shekadii part4 away tankle halmar sowada duub wana mhdsnthy🙏
@الحمدان-ذ2ي
3 күн бұрын
Walashis maxa ku guuriyey ajanib anaga ma na arki weydey ragganimada yada ka kaalay qali anaga walalaha banu nahay xigaalki iyo qarabadi ba diyaar ku ah
@HassanAliHassan1960
5 күн бұрын
Ajaanib ma xuma hadaa is fahantaan. Naag kasto oo Somalia ma fiicna.
@Donotcare6
4 күн бұрын
Taasaa been aheen
@fabrigasdufff9295
3 күн бұрын
Baaax hoyaada u geeey ajanib ha waseee nacalati ku dasheey wasee ajanib aya wax nagala diigeesa wasaq yaho
@Donotcare6
3 күн бұрын
@@fabrigasdufff9295 maxaad u caytamaysaa hadaad wanaagsan tahay maad caytanteen. Naagaha ajanibta saas uma akhlaaq xuma. Laakiin dumarka somaliyeed wax ka akhlaaq daran waligay ma'arag. Walee naagtayda ajaanibta ah inaan kun nagood oo somali ah ku doorsadeen. Bal arag meesha waxaad ku qortay. Walee raga Somalida waa ayaan daran tahiin
@SaraAli-w1c
13 күн бұрын
Fariid baa tahay maansha alaah
@nurhawa646
13 күн бұрын
Sorry to hear that.
@MohamedWarsame-lm3cn
12 күн бұрын
Asc walal aan kusoxo gabar manikaaxsanto ama maxiranto wali laan yaakunixiyay marks hore waxad shegtay in aad utimit kaligaa xirir walidna manoo sheegin
@ashaoali8020
2 күн бұрын
Intaadan guursan go,aano meelmadhigan miyaa?
@FaadumoabshirMaxamed
12 күн бұрын
Aad ba u fahmayna hadalkada wll gabdhan somaliyey aan caawino KZitem u kala kicino 😢 iyo tiktokga waxna wa ka faidaynaye
@HappyBasketball-of6ue
13 күн бұрын
Mansha Allah abaayo Allaha idin xifdiyo dhaman tiin mansha Allaha habar somaliyed. ❤❤❤. Allhuma abarik waxan Allaha kaga baryaa adun iyo Akhiro waxaa jeceshahay
@user-om4nx5qm4z
12 күн бұрын
Maxeytahay sababta aad u guurstey nin Turkiye asilkeedi hore. Ajnabi wax wan la bartey ,la shaqeeye ,daris noqoney ,waligey ma damcin😷 Wayo guurka wa dhaqan. Allaha kuu dhibyareeyo 😢
@bilicdawadanka4199
5 күн бұрын
waa calfa abyo sidii ha dhihin
@aminaahmed3811
3 күн бұрын
Ninka turki miyaa waa suaal
@annaahmed2564
12 күн бұрын
Yaaku qasbey makaad guur sameysay walaaley beenta naga dah xabiibtii thanks for sharing. Good bye good luck.
@Calimaxamad-k6u
11 күн бұрын
Sifiican ayaan ufahmay wlle qaali xabad sheegtay
@ayanqayuur7885
3 күн бұрын
Masha alah
@saynabdaye7382
6 күн бұрын
Balaayo ajnabi guursatay
@MahamedKaalmoy
Күн бұрын
Adigoo nin somali helikara maxaaa kuu geeyay nin ajanabi
@MahamedKaalmoy
Күн бұрын
Marka hore maxad ugu fiirsanwesay fududeedka
@MohamedBarrrow-mh5gg
3 күн бұрын
Somali, miyaad weysay walaal.
@Lagubaray
17 сағат бұрын
Waa kaxumahay in Gabadh Som guur Ajneebii sidaan ugu dhiibatotaa,Laakiin Hada Caruurtadii kamateegii kartiid mana Qaadankartiid, Waxadku jiirtaa Ciirka dheer dhulka foog ee iska samiir gabadh, Gaabdhoow Hadaad namaqaashan oo naa ixtiraantaan Oo aaydiin iskukaaya diiriin ama colaadadaha sokeeye ee aad lacagta iyo hubka aad isugu kaaya dhiibaysan ama gadaysaan naga daysaan waanu iidiin jeclaan lahaayan, idinku faani lahaayan,ee sidaad ajneebiga uu ixtiraantaan ama uugadanbaysaan Noo maqla oo naga danbeeya sida dimarka Aduunka ragooda ugaa Danbeeyaan ,oo hana hor ordiina sida dad aan isqaabiin,waanu iidiinsii jeclaan-lahaayan oo anaguuna masuul iyo hogamiin yelaanlahaynee✅
@iftinxaajicabdi791
2 күн бұрын
Bisinkow waaba xanuune allow kaa magan yrabbii
@shaaficiali1056
11 сағат бұрын
hada malugu qabaa mase
@hafsaaden9198
2 күн бұрын
Xabiibi hadaad isliido waalaguliidayaa hadad iska dhaadhiciso wax ma tihid dee adigu qof nool noqo marka hore
@alimaxamed3660
3 күн бұрын
Wcs walaal ka badaaso caruurtaada koley khaladku waa dhacaa
@adoonalle834
11 күн бұрын
Thanks walaalo qisadaad aad noo soo gubisay
@ladanjogdher3105
7 күн бұрын
Sis wax walba waa calaf . laakiin inta wiil somaali 🇸🇴 ah aduunka saaranyahay maxaa kui geeyay mid aan ku geeyin ku aqoon waxaad gasha iyo waxaad kuda aqoon maxaa i hoos dhigay illaahoow wiil somaaliyeed ha ii waayin adigaa awood lehee Mid aabaheey hooyadeey walaalo adeer abti awoowaday eedo haboo iyo wixii Qaraabo ii ah iyo itaas oo kale nin somaalida ka socoto labada dhinacba ixtiraamaya aan biil ii xisaabeeyn boqorad madaxa u saaran aan ahay Allxmdullillaah Allxmdullillaah somaaliyeey is guirsada ajaanibta iska illaaliya plz ❤❤❤❤
@abdikadirali117
4 сағат бұрын
MASHA ALLAH
@fabrigasdufff9295
3 күн бұрын
100% weey ku gu mcn taheey walibo u ku diili lahaaaa
Ajaanib aniga kuwa sheegto oo somaaliga ku hadlo dhaha carab baa nahay ayaan guursadey walee naag meshaas kama jirto ragoo naag kugu gibil ah guurso
@somaliano99kingkonghimself75
3 күн бұрын
This the first girl who is telling the truth most of them ajnabi ma ka hadlaan waaba cajiib nagahaan caqliga yar yar wee ka shalayesaan malin lakiin wallal adiga dacad baa tahay
Berntaa maahan xurmo iyo anshaxumo bay dadkale la'aadeen
@ducaysanemohamed6627
14 күн бұрын
Maa noloshaada ka sartid hadii aysan noloshaada qimo la lahayn wali waa yaryahaye Walaale wali waa yartahay intad dhimir noqon waxa jeclaata naftaada sida uu asagu u jwcel yahay naftiisa waana sababta uuu kuu leyahay albaabka wuu furan yahay hadaa naftaada naftaada jeceshahay waxa ka doonan lahahd meel lagaa jecel yahay marka weli waa yartahay naftaada jecloow asaga albabka ka sar intuusan kugu ridin diabet iyo dhiigkar
@hawafarah2410
9 күн бұрын
Waxaad iska dhigto uun baadtahey qofna qof qabaan uma noqonkaro
@Ladanabdii
13 күн бұрын
Asba kaligi ma iman miya ilmaha ma gacmahoo kuwaty wiil somaliyeed🫶 forever
@LearnEnglish-gw4hu
9 күн бұрын
Abyo sas kuwa somalida xta we dhahan qaar hda dhahdid cideda ada wax yar waso labanena kaliga bax kudhahayan ilmaha adi madhalin kaliga ba irida kaso gashay kaliga bax hadhow kaliga solabo😢
@NimcoAhmed-v2w
12 күн бұрын
abaayo ilaah ayaakuuqadaray ilmahaaga usamir ayagaa kuu abaalgudayaan
@سعادحسين-ه5ف
13 минут бұрын
Salam alikom u story is different then other ppl its u luck so ppl are different
@abdiali8270
17 сағат бұрын
Ani mida aa layaabey Waxaa waaye DUMARKA soomaaliyeed markee ajaanib guursadaan wee ujilacsanyhin markee NIN soomaali guursadaan add adeega maxaa keeney qaar kamid ah Gabdhaha soomaaliyeed
@احمد-خ2م5ه
2 күн бұрын
Ma waxat ka sheegty shi shal midiyaha
@fartuunanod9663
11 күн бұрын
“Sida gabar aomaliyed in la iiqabo” 😢 qofwalba mafahmikaro weedhaan
@munayusuf4949
Күн бұрын
Siduu waxaa kuugu odhan karaa ba? Is a Keli ayuu ku inaa day habiibti. Cara's ajahanabi grandson marka hore wax barta si aad uga horeysaan oo aad uga danbeysiin oo aanu kaa ga badin
@احمد-خ2م5ه
2 күн бұрын
waxaa is taa hishaa in la uu ku garaaco
@ilhanhassan9813
5 күн бұрын
Naa ilaahay ka baqo been ah ka sheegin cadaanku haday ku jecladaan madaw iyo cadaan ma kala jecla Ee adiga ayaa ula dhaqmay sidii soomaalida raga guursada biil dir qaraabadayda wax u dir Waa runtii magaalo dhan ma biilin karo wadankan waxaa lagama yaqaano dawlad ayaa ka jirta maaha afrika abaayo
@sucaadcali-y4c
Күн бұрын
waxad taqanid guurso waxa taqanid aa dhashide😂❤
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
13 күн бұрын
Markan arko gabar somali ah oo racday nin ajaanib ah kadibna hoog iyo halaag lugaha lagasho waxan dareemaaa 😢😢😢😢
@MohamedMehadi
3 сағат бұрын
Lakeen mesha kasaar medab ka madow it is not about the colour it is about the culture who are you? and who is he?
@nimosuleiman
12 күн бұрын
Wax khaldan oo hada ninkan ka sheegtay ma arko maxaad rabtay markaa qof walba wuu imtxaaman yahay ee samir
@fabrigasdufff9295
3 күн бұрын
Athiga maxa ku geeyee Nin ajanib shuuba yaheey o wasaqata ah war ha ku diiilow walibo weey ku gu mcn taheeey
@siradasheekh2945
2 күн бұрын
sory abayo is deji shaqeyso xita haduu ku siineen
@naimaabukar3170
13 күн бұрын
Marku ku dhaho hal ba ahed marka gurigan so galesay adina ma dhahdid hal ba ahed marka guriga kugu so galaye adiga ilmaha dhale caloshada ka so baxen o uurka ku qaday edeb darana waxa dumashina ma dhihi kare gabadhena naga ciilciilay
@sacduushraage5196
12 күн бұрын
sry abayo wax badana waso martay waxa tahay qof adkeysi badan marka iska hadal ha is ciil kaabin caruura kujogta waxa mare xiliga miraha guran lahed adkeysi gabdhahana ilaah wiil hakugu daro ❤❤
@luulwarsame87
4 күн бұрын
Walal ilahay haku dhibyareeyo sorry macaanto aduunku wa imtixaan qaladna maad samayn guurku wacalaf ilahay aya kuqoray walalashey ilahay nin baariya alaha kaaga dhigo
@Donotcare6
4 күн бұрын
Maxaad ku ogaatay inay run sheegayso iyo inkale?
@DaryelDantaada
13 күн бұрын
Walaal waxaas wa abuse. Ninkeyga ajanib waaye waxaas ma igula dhaqmo. Waxaan rabaa gataa. Ninka meel iska saar qof bina aadan eh adoon looma noqdo.
@june6206
8 күн бұрын
Dee lacagtada ayad ka iibsan
@Adm9464
5 күн бұрын
You are lucky bit majority of the sisters are struggling. Meel ay u cararaan mahaystaan ma ogii
@Calimaxamad-k6u
11 күн бұрын
Allah wll hakuu gargaaro
@somalia2730
4 күн бұрын
Xalimo markay so jabtaya ha nugu so noqon
@bilicdawadanka4199
5 күн бұрын
Abaayo ha is ciilin calfaka waa cajiib qadarkan waa waxa jira ha ka wel welin Alxadulilaah dhex marba hadow ilaahey ilmo kaa siyeye ilamahagan waa somali cid ka xikto maleh Tan kale casharkaad iyo waanadad waan qadaney ogow in ay jiraan raga gobah iyo gunba
@NimcoNuur-t7i
4 сағат бұрын
Sorry abaayo
@rocky4066
Күн бұрын
waa istaahishaan qofkii ka carara dadkiisa waa duudsan
@suldanxaskisa4974
9 күн бұрын
Bisinka acudubillah waba gaajo caaadiya ajanibku😢
@TheGansaipioFriendsShow
11 күн бұрын
Illahay ba uqoray inay gursato illahay dhibka ha kaasaro anaga iyo ehelkenana nomageeyo
@dalkaab1436
Күн бұрын
Alle wa u qorey iyadana goan ayey Ku gadhey inay Gursato. Qof Ajanabi ah. Dumarka Somaliyed sidodaba waxey jecelyihin Guurka Ajanibta awey Nagihi dhihi jirey Farax-lug Pasto wu na cadadiya
@haniaden2700
2 күн бұрын
Waligey kuma ft ikirin nin ajanabi ah ale ayan ka magan galay
@adoontiiallah6682
15 сағат бұрын
Shekadada hadda soo ma maqlayo ajanabi isku dhaqan ma nihin 😢😢😢😢sorry
@Dajiya-f4n
5 күн бұрын
Cajiib wali ma la joogta mise waad ka tashatay noloshan duliga ah
@shinemalin1853
13 күн бұрын
Maxaa kuu geeyey adiga
@FartunYusuf-ll8tg
6 күн бұрын
Horta adoon aqoonin ninka ajaanibka ah oo aad gurasa neysid dhaqankisa watad kashegeyneysid oo kale marka wey adagtahay nin aad islanolatan 🥲🥲🥲🥲🥲🥲
@SalaadoAhmed-b1g
3 күн бұрын
Ninkaga waa wadanke inatajogata
@AbdullahiFarah-w1f
4 күн бұрын
Cidhiidhi intuu qofku ku jiri karaa. Go maqaadan kartaa inaad dhibta ka baxdid ilayn xoolo oo kale matihidde.
@Thedeliberate-Hani
10 күн бұрын
Subhan Allah waxaas oo dan kom inga kala hadasho qofka waaye, midakale nin Somaali haduu ku wabi lasagne aabe iso waalaal iso Somali wax kuuma dareen meeqa ka xun lagu sameeya baa somali adira ilmaha anaga wada dhalney uuba ku leeyahey lkn nin somali ilmaneh marabo. Ajnabi iyo somali labadaba is ma dhaamaan ilaahey wax queer taboo inuu na waafajiyo maahine
@deeqaabdullahi5777
13 күн бұрын
Abaayo miyaad banaanka ka soo shaqeysaa mise waxbaad barataa hadii kale isku dey inaad shaqo aadid oo meel wax dhigatid markaasna banaanka ka degtid caruurtana waad isla dhasheen isla ogaada custody share gareeya caruurta laakin marna gumeeysi ha ogolaan wali waad yartahey gabar qurxoona waatahey Mashallah yaan lagu quursan hor umar is gaarsi caruurta kaligii madhalin masuulna kama aha waa inaad share gareeysan Ilaahey hakuu fududeeyo Inshallah dadaal walaal haniyad jabin Ilaahey bari talo saaro
@@Donotcare6 hhhhhh ha nag somali wa ahay afcaaytamase ninkiisu ku yala munafaq hadii la dhahana afki sheegay ma dhaafto 🫠
@AnisoMohamed-cp6gb
14 күн бұрын
Anba nin somaliyed ba sas idhahay inta dhahay war hoyaday o jiran ban adaya ilmaha isi markas bu igu dhahay ilmahan meshan ayey jogayan e adi bax orad😢
Warun waxad tahay adoon waliba aan dal lahayn waliba bilaa xuquq ah qaladka. Waxa sabab in ah ninkii ku dhalay inad niad nolatana xaq uma lehid mida kale ma faraxyasha ayd u calacali markad daashay
Пікірлер: 230