Waxa cajiiba sida cabdiqadir u jilayo dareenka heestani xanbaarsantahay iyo quruxda masrixiyadiisa ay ku lamaantahay codka halaasigaa iyo jiibta dhextaalka u ah koorasiska heesta, Fan hadaad maqasho waa kan ku dhisan soo gudbinta dareenka heestu xanbaarsantahay ninkan imika waxa fahmi kara dhagoolka daawanaya xitaaa, Alle ha u naxariisto cabdiqadir aynu u ducaynana❤2024
@ahmetoismael4034
3 жыл бұрын
Waan Oyaya ilahay Wxn kuu Wayidinaya inuu naxariistisa kugu arsaqo 😢😢😢😭😭😭 Wxn dawanaya 2021 duco u reeb wll
@mahamuudabdirahmaan5913
3 жыл бұрын
Aaamin
@mahamuudabdirahmaan5913
3 жыл бұрын
Aamin
@sangemohammed2057
3 жыл бұрын
Aamin
@rayaanrayaanilla4894
3 жыл бұрын
Amiin ya rabi 😢
@raznashire1643
3 жыл бұрын
Aamin illhey ha unaxariisto 😭
@Naruto1vs99
8 ай бұрын
I’m still listening this song 😢 it’s 2024 😢❤
@abiikatoonaad5608
4 ай бұрын
😢😢😢
@Salmoelmi
2 ай бұрын
Me too 😂😂
@abdikaniahmedbalal4249
2 жыл бұрын
Imagine listening this song late night (driving)while the weather is rainy and there's little wind 🤔🥰❤
@maxamedyare5068
2 жыл бұрын
Ooooooooh that is soo good situation to listening this song
@abdirahmanjuju4901
2 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢
@ahmadismail7494
Жыл бұрын
That's the song for the girls
@fatimayahye2817
Жыл бұрын
Sooooo gooooood
@LexlutherVII
7 ай бұрын
I'm currently driving 😢
@Hassan_Turki
2 жыл бұрын
its january 2022 lets see how many legends are listening to this master piece✌️🥰💫🇸🇴🇹🇷
@maxamedyare5068
2 жыл бұрын
🙋♂️
@qa690
2 жыл бұрын
From tiktok heestaan
@Hassan_Turki
2 жыл бұрын
@@qa690 Eid mubarak abayo sharaf🥰
@qa690
2 жыл бұрын
@@Hassan_Turki Eid Mubarak sharafow
@khalidjama6420
2 жыл бұрын
@@qa690 yea cuz me too
@haabiildtt3792
4 жыл бұрын
Alloow ku naxariiso abti mgc aan wato maanta asiga ayaa ii bixiyay xasuustada ayan ku noloolay abti oo wan radiyaa ❤️❤️
@alimdooh8539
3 жыл бұрын
Allah Naxsrsito
@haabiildtt3792
3 жыл бұрын
ali m dooh Aamiin Aamiin
@zatmumqrx4302
3 жыл бұрын
Fanan qaali ah ayuu ahaa Allah naxaristii jano haka warabiyo
@leilaabdi5442
3 жыл бұрын
walaal abtigaa hooyadaa la dhashtay miyaa
@mohamedhassan-pg1dw
3 жыл бұрын
😢😢😢😢
@abdihakimhassan5907
4 жыл бұрын
Alle Hakuu naxariiisto Al Fannaaan Abdiqaadir sanka اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه ووسع مدخله واكرم نزله واغسله بالماء والثلج والبرد يارب العالمين
@sudimcalinomar7578
3 жыл бұрын
اللهم امين يارب العالمين
@ahlam4252
Жыл бұрын
amin yarab
@SuadHersi
3 ай бұрын
Ameen
@queenaa3385
4 жыл бұрын
heesa waa heesii hore ❤️❤️❤️fanaan waa fanaanintii hore 😍💋🥰
@maxmedcabdulaahiaxmed5992
3 жыл бұрын
Adiguna dadkii hore tahy 😂
@queenaa3385
3 жыл бұрын
@@maxmedcabdulaahiaxmed5992 wan ku dhali karaa wiil adiga kuleeg ayan haysta waliba
@queennajal6747
3 жыл бұрын
Wan jeclaaaa ninkan illhay ha u naxariiste aabahay oo halkan taagan weeye illhay ha ii daaye isaga ayaanan heetan ka bartay oo dhagaysta ilaa hada🦋❤
@abdiwakiilfaysal4771
2 жыл бұрын
Alle haw naxriisto
@abdiasiis1054
Жыл бұрын
Dondonistedii daal aan ka qaadan lataagdareyey
@dr_abdala8041
Жыл бұрын
Qosolka &farxada ka muuqata ayaa Cajiib ah ma arag fanan heesaya oo sidas ookale u dhoolacadeyn😊 Allah kunaxariisto Sanka Fanan Qiimobadan..
@suldaana5316
Жыл бұрын
Qofkasta cimrigiisa waxaa ugu xiisa iyo xanuun badan markuu ku dhaco jacayl, Abduqadir Sanka Allaha U Naxariisto codkiisa iyo hab jiliinku inaba Caadi ma ahan, tuducyada ugu Saamaynta badan waa markii uu leeyahay:, "Diif baan qabaayo, doondoonis teedii, daal aan ka qaadaa, la taag dareeyay😭". Kenya Nairobi Ayaan ku dhagaysanayaa 10/October/2022.
@Qofnaba.
2 жыл бұрын
Codka macaan ee qalbigaaga toos ugu dhacaya waxa uu ku darasaday jiliinka dareen ee u ku ladhay, fanaan sanka wuxuu ka mid aha kuwan ugu jecelay fanaaninta somaalida Allah u naxarste wuu xaraga heesi jiray.😭💔❤️❤️
@faysalmohamed2467
2 жыл бұрын
Legend cabdul qader sanka Allow kuu naxariisto 🇸🇴♥️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴 adeer macaan waan u xiisnay wajigaaga iyo heesahaada macaan 🌹 murtida ku dheehneed🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🦾🇸🇴🇩🇯Allow u dambi dhaaf sanka iyo labadii waalid dhalay
@hamzeabdirahman8499
3 жыл бұрын
My favourite Somali musician ever no cap, ilaahoow qabriaga u nuuri
@mohamedwarsame478
3 жыл бұрын
I was very young when I was in love with this guys music
@YahyosBlack
7 ай бұрын
Amine
@hibosuleiman6307
2 жыл бұрын
Amazing the first piece is enigmatical so beautiful, I like the other piece of the parents. I may not understand a lot of it but I'm so mesmerized by how beautiful is this song on 2/22/2022 who else is watching on this day pray for them. Alleh ha u naxa risto dhamantod
@whatislifebuttheenjoymento3405
2 жыл бұрын
4/22
@coolvids5549
2 жыл бұрын
Amen
@kalith143
3 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto cabdi qadir sanka Nin qaaliya ayuu ahaaye 🤲🤲🤤
@amiraraji6112
3 жыл бұрын
this song give me chills its so amazing and the singer as will his voice are so perfect♥️🥺
@Wllka_wayn1
4 жыл бұрын
Fanaan aduun Alle haku naxaristo Abdiqadir sanka
@haabiildtt3792
4 жыл бұрын
Aamiin wll
@arashiidmohamed7881
2 жыл бұрын
Ilahay how naxariisto janadii fardowsana haka waraabiyo duco Moyee waxkale uma qaban karno Aaaminta u raaciyaa wllalayaal 🤲🤲
@memansaidatam420
10 ай бұрын
Old school waxan ku xasuusta habaryartey oo quse ama qasil marsan waliba rikoor ama radio kaga daaran thy hestan si la yaqaana dhar ugu dhaqaneysa waqtigu waa 2005 ilaa 2006 xasuus ayey igu leedahay ilaahey fananka iyo Habaryartey ha u naxariisto 😢😢
Waxan dawanaya (29/12/23)fri xili ay faanki qasayan inamo yaryar alle yaa rahma fanaaan qliya aheyde😭🫀
@kimgymoussa8950
6 ай бұрын
Yaa ilaa hadda eegaya 2024. Waqtiyo xusuus leh ❤
@abdiwahabboon4927
Жыл бұрын
27-maarso-2023. Ayaan si dhab ah u dareemayaa midhaha, iyo qiirada heestan kulansatay, sidoo kale jiliinka cabdiqaadir sanka ayaan si wayn ula dhacsanahayn!😢 Rest in peace
@user-mg1fb1wb2n
Жыл бұрын
Ayyyy heesta macana❤😂
@hamzajooker6716
7 күн бұрын
2025 yaa jooga only legend
@ironside0429
Жыл бұрын
3:05 markay marayso that music is heart touching 😮
@abdikadirknaan4206
29 күн бұрын
That music hits different
@naimaabduqadir9906
3 жыл бұрын
Jecel waa kii hore dadna waa kii hore
@cadaaweyare9045
3 жыл бұрын
🤦♀️🤦♀️🤦♀️🤦♀️
@abdirahman6263
Ай бұрын
Been maaha❤
@mohadaahir2785
Ай бұрын
Ilaahow unaxaririso cabdiqaadir sanka 😢😢
@xamseabdi8038
9 ай бұрын
❤ love this song so much
@fatimaabshir5398
18 күн бұрын
Waxaan daawanaya 1/9/2024 saacadu waa 18:46 Wan jeclahy hestan 😢❤😊
@lustrousluster1880
2 жыл бұрын
Habeen Ciid ah waliba roob da'aayo at Juja Kiambu!
@hafsaabdinasir5513
2 жыл бұрын
😍😍😍 waqti wacan iyo cod mcn alla ya raxma c qadir sanka
@lustrousluster1880
2 жыл бұрын
@@hafsaabdinasir5513 Amiin Amiin zaaid ayu u cod macaan yahay
@AhmedAhme-lb3zl
Жыл бұрын
Hada waxa la marayaa 2023 😂😂😂😂
@lustrousluster1880
Жыл бұрын
@@AhmedAhme-lb3zl Sanad lama sheegin widaay
@th3apdivatah302
2 жыл бұрын
2/2/2022 February america 🇺🇸 Texas Fav song
@user-wz7cy6xi6u
8 ай бұрын
Alle janada hakugu fagogeyo wllhi waa n kuu ooye
@mohamedsaudi4611
4 жыл бұрын
Fanaaniintan hore jcl iyo xirfad aye u qadeen heesta *Lkn kuwa manta lacag darteed* 🤑🤑🤑
2023 Still Watching Allah Hakuu Naxariisto Allah Janatul Fardowso Hakugu Irsaaqo❤️🥺
@maria-125
11 ай бұрын
Heestan kaliya musigida 😮❤
@AbdirisaqHasan-p1z
2 ай бұрын
War heeztan odigan moye cilkale kumasobaxayzo ❤
@AbdiPianoChannel
4 ай бұрын
Brings me back to my 2003 love. Jiijo I missed you baby.
@apdiraxmaanibrahim5692
Жыл бұрын
Allow u naxariiso Al fanaan sanka Wllhi waan ku raaxeysay heestaan sanka i love you so much abti
@mahdiyoussouf2260
2 жыл бұрын
Allaha haku naxariisto Cabdi Qaadir ya Allah
@zimbaadeh8678
4 жыл бұрын
2020 / 9 September ya dhageysanayo❤⚘🥰🔥
@hardenwest391
2 жыл бұрын
Regardez comment il explique la mélodie de la chanson🎶 , légend abdikadir sanka👑🔥📀
@ShaakirAhmed-fo2rq
Ай бұрын
Da,uud gacan macan dhammaan alh hun😢😢😢
@InacabdilaahiInacabdilaahi
Жыл бұрын
Just thu, 6Jul 2023 Yaa daawanaya👋✌️ waxan bari galayaa safar iiso ducee😢 jawiga aan hada ku jiro iyo heestani inay isleeyihiin bad mooda❤🥺🫂
@Leaderbarajii
Жыл бұрын
Alloow kuu naxariiso 🤲🤲
@hamzeilkacazeproduction2842
9 ай бұрын
Still Wlhi Wan Dhagaysanaya Allaha Yarxamk Cabdiqadir Sanka When I hear Your Voice Wlhi Jiririco Aya Iga Wada Kacda MastEr Voice Look His Smiling WaLi Ma arag Fanaan Isago KaLe Ah Allaha Ku Naxariisto Eebahay Janooyinkiisa Hakugo Arsaaqo Amiin yaa Allah 🤲❤️🥺
Пікірлер: 480