#Indhahaa #ku #doogsada 'qalbiguna kasii daran #Cabdifatax #Yare. Fadlan #subscribe & #like hala baqeylin #trending #youtube #youtubevideos #SomaliMusic #afyalstudio
Heestaan waa heesti uu kusoo caan baxay cabdi fataax yare. Heesta waxaa asalkeeda leh #Dhuule .
#Ereyadda #Lyrics
Nimcooy daawashada guud
Kolkaan sheeda kaa dayo
Haybo dumarba waayaa
Eebe kuugu deeqoo
Indhahaa ku doogsada
Qalbiguna ka sii daran
Daalo iyo Hawd oo
Daruuruhu ku hooreen
Doog iyo dureemada
Mulacay daadkee
Nayluhu dardarayaan
Badhna daafka joogaan
Dumarka ayaantaa
Aqal dadabsan oo weyn
Ka dhiseen duleedkii
Dabadeed cawayskii
Gabdho timaha loo dabay
Marsanaaya (deebkee?)
Dirac kama helaan iyo
Dharka diiqad galiyeen
Sadex-qaydkii lagu diday! 😭
Raggii loogu daw galay
Durbaanka u garaaceen
Qaarba dawr2 ciyaareen
Goortii la kala diday
Nuxnux aan dabnaha iyo
Daafayn dushoodana
Lagu kala danbeeyee 😘👄💋
Dookhadii3 aad leedahay
Aad dabacsanaatide
Degmo yaa ku geeya (abaayooy)
Ku soo daawadsiiya
Daalo aynu joognee
Aan dacalka dhaafnee
Dusha Ceerigaabo iyo
Dayaxada agteedee
Ciyaaro dadba u bogay iyo ay
Ku danbaysay bariisad
Dooxadii Nugaal iyo
Xeradii danoobay?
Daf ka tahay xareedii
Xooluhu durduurteen
Dar Ilaahay beeshuna
U ducaysanayso oo
Dariskuna ayaantaa
Alley leh, daymadaa u baahane
Dibad aadi maynoo
Ilayn dooni maynee
Dhaqankeena dahabkaa
Dad kulama wadaagee
Dalkeena farabadan
Dalxiis aan u aadnee
• CABDIFATAX YARE | INDH...
~-~~-~~~-~~-~
Please watch: "(15) Cod aan caadi aheyn "
• Video
~-~~-~~~-~~-~
Негізгі бет Музыка CABDIFATAX YARE | INDHAHA KU DOOGSADA ( cumar dhuule classic )
Пікірлер: 13