Cumar dhuulihii dhexe my childhood crush😍 Cabdifataax Tacabir
@daahirguureye5923
2 жыл бұрын
Nimcooy daawashada guud Kolka sheeda kaa dayo Haybad dumarba wayaa Eebe kuugu deeqoo Indhahaa kudogsada Qalbiguna kasii daran Daalo iyo howdoo Daruuruu ku horeen Doogiyo dareemada Mulucyeeyey daadki Naylu dardhanayaan Badhna daafta joogaan Dumarkuna ayaantaa Aqal dadafsanoo wayn Ka dhiseen duleedkii Dabeed cawayskii Gabdho timaha loo dabay Matalayaa gaafkii Dirac kama helaanee Dharka kii qab geeliyo Sadex qaydna lagu daday Ragii loogu dow gallay Sacabka ugaraceen Qaarba duhur ciyaare Goorti lakala tagay Nux nux aan dibnaha iyo Lagu kalla danbeeyee Dookh hadii aad leedahay Aad dabacsanaantide Deģmo yaa ku geeyoo Kusoo daawadsiiyee Daalaynu jognee Aaan dacal ka dhaafnee Dusha ceerigaabiyo Dayaxada agteedee Baaqiga halagu daro heesta intaasan ka xasuusta wagan sida fican udhagaysan jiraye
@DiiwaanLyrics
12 жыл бұрын
Abdi fatah yare hambalyo ayaan ku leeyahay, aad ayaad u dadaalaysaa haddaadba heestaan haweysatey inaad qaado oo aan runtii aad u jecelnahay dhamaanba bahdeena suugaanta fanka iyo dhaqanka Soomaaliyeed jecel,
@muhaadaayo9467
Жыл бұрын
10sano kadib qoraalkan akhriye.
@Nawaal213
4 ай бұрын
Hada ma nooshahay 11 kadib
@DiiwaanLyrics
4 ай бұрын
@@Nawaal213ilig iyo il midna nama dhicin😂 . Illaaheybaa mahadleh
@Nasiib724
2 жыл бұрын
Heesta waxan dhagaysanayaa wakhti arooskaygii soo dhowyey alle hay rumeeyo riyadayda iyo qogkan jeclay ❤x❤11/3 2022
@ibrahimgarad1087
Жыл бұрын
Hambalyo wllo isku wara ubad khayr qabana kala hella
@liizaxusen5533
9 ай бұрын
ma aroostey hada 1year kso wrgty commntigan
@titanic139
3 жыл бұрын
Ninka Cod macaan Somali masoo marin lkn allh baa soo hanuuniyay wuu ka toobad keenay
@missworld422
12 жыл бұрын
Xaqiiqatan Abdi Fatah Yare waa Fanaan aad u cod Macaan waliba Da'a Yar Manshalaaaaaaaaaaaaaah kam DHaco Cumar Dhuule
@feisalotoneto2908
4 жыл бұрын
Waxad comment kan bixisey 8yrz ago☝️ hadii aad dimatey Allah haku naxaristo, hadii aad noshahay na waxan kuu rajeynayA cfimad aan damaneyN walalo qaali 🙏
@hamse_harago01
Жыл бұрын
Heestan Ceerigaabo ayay khaas u tahay iam watching 2022
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_
25 күн бұрын
Wah Wah Hala Yaa Tacabir 🎉 Abdifatah Ahmed Muse
@wwerqwee2140
9 жыл бұрын
best fanaaniinta cusub weeye lkn illahaybaa kasoo hadeeyay
@abdirahmansahalfartaagchan8175
5 жыл бұрын
cumar dhuule ale hakuu naxariisto aabaha jacaylka
@najmaartan3472
3 жыл бұрын
Amiin
@caaqilyaresabaabir5890
11 жыл бұрын
nin culus abdi fitaax cumar dhuulaha qarniga cusub walee fanaa ayuu ku bananyahay
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
4 жыл бұрын
King Of Voice Legend C/fataax Axmed Tacabir Fanaan Kaama Dambayn
@mohmoudabdi3552
2 жыл бұрын
Indha Ku dhoogsada qalbiga sakii Saran cumar dhuule ayaan so xasusta markan arko abdifutax yare
@sahraabdi1152
2 жыл бұрын
Fanka hada waa zero abdifatah illahay markan cofkaga dhagaytaba wan ku duceeya 🥰🥰🥰🥰
@jiirlaqe2087
4 жыл бұрын
2020?
@salmacabdirahman3916
9 жыл бұрын
maanshallah wllo wlhi quruxdaada laga yaabay alle hakuu siyaadiyee
@foolallehakunaxariisto9364
8 жыл бұрын
like me abdi fatax yre long life bro Ani iyo adi uunba cumar dhuule hees iii hi soo c usbonaysinyna me 2017 bisha 1 if allh say
@fardosaabdiali8654
5 жыл бұрын
Yaa heestan wali dhagaysanaya October 2019❤️❤️❤️
@fatimasaed6838
4 жыл бұрын
C/Fataax waan jeclaaa codkiisa walow uu fankii ka fadhiistay.
@sahra_muhammad
11 ай бұрын
Ma noshahy 2023😂❤
@abdixaaji8706
8 жыл бұрын
walee bro cad aan inaba cadi ahayin bad ledahay lkn heees adledahay ba kasimacanayid inaad sidan isu ruxruxdo thanks yare
@Cartan7
9 жыл бұрын
Waqooyi Somalia ku taal deegaanka dooxada Nugaal iyo Daalo abwaanku erayada ku tilmamayo
@cabdiclaahi2421
8 жыл бұрын
waqooyi soomaaliland ayay Ku tala Sxb kuma taalo somalia
Пікірлер: 122