Raas wuxuu dhintay 1974 waxa u ka waynaa cumar. Waxa u dhintay qabsin markii laysyidhi hala qalo ee la suuxiyay ayuu suuxdintii kasoo noqon waayay waxaa uu ku dhintay magaalada Jabuuti. Wixii faahfaahina ila soo xidhiidh waliba heestan bartan ku jirtaa madhamaystirna.
@mowlaaden9712
6 жыл бұрын
Yasser Ishaq Sxbow intee kalaa soo xariiraa Heeso kale oo fanaaanku leyahay ma haysaa Ani hesta sidii qabax mahane hes kale ma arkin adoo mahadsan
@inarigaax7172
5 жыл бұрын
Yasser Ishaq alla hawnaxariisto oo ha udanbi dhaafo yaarabi
@abdurahmanmohamadyusuf6689
5 жыл бұрын
Sxb c.raxman dheere aa lagu qaldan waa kale saari waayaye
@kalabaydhjufa4604
4 жыл бұрын
Mahadsanid Heeso kale oo uu qaaday fanaanku ma jiraan
Rooraye isaga lama dhaho cumar baa rooraaye la oran jiray kalidii lkn waa walaalo
@maxamuudxaaji1510
6 жыл бұрын
waa run cabdiraxmaan xasan waxay walaalo ahaayeen cumar xasan rooraaye waxa kale ee uu caan ku ahaa heestii bal dawoy adaa deris ii ahoo deyi waydey hooy dar xumadaan qabee nabsi lala dersaa dambaseen maleedib u fiirso oo yuu kugudanbeyn ALAAH YARXAMU AAMIIN
@adamcawad5667
3 жыл бұрын
Heestiisi yaa dhexdeena soo galay doon fadlan
@adamcawad5667
3 жыл бұрын
Raadi fadlan
@niciimaxasan6325
Жыл бұрын
@@adamcawad5667 ma heshay waan waayey heesta sidii dhagax la tuuray ama qodin la dhaabay ayaan meel dhisnade waan waayey anba
@rasheedsalan6247
6 жыл бұрын
heestan waxa qaada Alla haw naxariistee C/raxmaan Xasan Rooraaye waxaanu ku dhintay qaliin lagu samaynayey magaalada jabuuti markaa nageeye iyo cid kale toona heestan ma sheegan karto cidii cid kale ku maqashayna waa copy ee original ka waxaa leh AHN C/raxaan Xasan Rooraaye
@martinereg2528
6 жыл бұрын
his name was Cabdiraxman Xasan Raas. Cumar Xasan Rooraaye was his younger brother. Thank You
@Sadam_Philipine
3 жыл бұрын
Waxanan la reemaa raganimana Ugatagay jacaylbay ragaadshay 😭♥️
@abdikaremsaid9336
2 жыл бұрын
Waxaan dhagaysanaya 31/01/2023 Waxaan ka maqlayaa codka heesaaga xididada iyo dhuuxa dhexdooda, indhaha waan kala hayaa hadana ma arko waxa I hor yaalla, qalbiga ayaan ka arkaa kumanaan mawjadood oo boholyow ah, malaha caawa waxaan ku jiraa marka qudha ee ay mudan tahay in hees lagu dambaabo, Alle ha bogsiiyo qalbiyada u gacan galay kuwa aan u roonayn♥️
Allah haw naraxiisto Fanan Abdirahman hasan rooraaye (aburaas)
@badeed1523
3 жыл бұрын
Aamin
@SakariyefarahQodax
3 жыл бұрын
Axyaa hees erayadii jaamac xareed abwaan reer togdheera iminka isla burco ku nool
@sh.cumarmadoobe4640
6 жыл бұрын
Cadiramaan xasan raas wuxuu ku geeriyooday Djibouti sanadkii 1974 AHN
@kalabaydhjufa4604
4 жыл бұрын
Taariikhda fanaanka wax tafaasila ma ka haysaa fadlan
@zihaambarwaaqo8660
8 ай бұрын
@kalabaydhjufa4604 Wll fnanka cumer roraye ayay wllo ahayen yarantisa ayuu nin ehelkisa madax wax kaga dhuftay marki danbena qalin ayuu galay koomdi ayu ku dhnthy 1974 ayuna dhintay allh how naxariisto isaga iyo wllkiba 😢
@mohamudnur1575
5 жыл бұрын
Hhhhhh reer waqooyiga heestii ina abtigeey iyo adeerkey bay intaa hayaan kkkkkkk C/qaadir xasan Nageeye barasha wanaagsan allah ha u naxariisto
@zihaambarwaaqo8660
8 ай бұрын
Kasina waa fanan diidi mayne lkn dadka taarikhdoda u daa ninkan raas ayaa la odhn. Jiray 1974 ayuu u dhintay qalin madax lagaga smynayay wxy wallo ahyen fananki kle cumer xasan roraye allh how naxariisto dhamntod barasho wangsn
@cabdicasiiscabdulaahi8354
Жыл бұрын
Waxaan moodayay inaa fankii hore wax fiicn ka aqanno balse waxaan ogaaday in aanan waxba ka aqoon wlow aan dad badan dhaamo heesta iyo fanaankaba maantaa iigu hiraysa waxaana kasoo raacay barnaamij uh duubay qoraaga soomaaliyeed Axmed F.cali Idaajaa
heestaan waan soo raadiyey hadaan helay 19:1:2022 cabdi raxmaan xasan rooraaye (Abu raas)
@buuxciise2167
2 жыл бұрын
wllo ninkan abu raas lama dhaho cabdiraxman raas weye aburaas wa nin kale wanu nool yahay sidan jeclahay
@mohamedadan7712
7 жыл бұрын
Best song
@billegure2564
2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto
@axmeddahir6040
5 жыл бұрын
alahaw unxariso
@shankaroonland7480
2 жыл бұрын
Qofka soo galiyayoow dulli baad tahay aan ixtiraam u hayn aun fanaankii cabdieahman-raas ehelkiisa asxaabtiisa iyo ummada soomaaliyeed toona sawirka meesha ka saar
@kaalaynoo
7 ай бұрын
Sawirkan heeska ayuu Lasocdaa, Raameystay awgaa. Iska fahan dee
@yaasirabdi6494
2 жыл бұрын
Cod Macaanaa Siduu U Dhahayo Maqal!!!!Hay riixineeeey Hay Riixineeey Rarka Iga Dul Qaad
@abdihassan3840
3 жыл бұрын
masawirka saaran heestan maficna waxa fican fanaanka sawirkisa in lasaro Allah u naxaristo
@shankaroonland7480
3 жыл бұрын
Waa khalad walaal bari horaan sheegay meelkadhac wayn bay ku tahay aun marxuumka, ehelkiisa iyo ummada soomalida ahee dhagaysanaysaba
@Ahmedali-gw7xm
11 ай бұрын
fanaanka inoo yahay. Sawirka soo Malaga yaabo.
@Funnyboytv7
6 жыл бұрын
c/raxman xasan rooraye ayaa leh orginal keeda heesta allah ha uu naxaristo waa qiso iyo jcl dhab ah heestan
@maakhiri3886
5 жыл бұрын
Heestan waxan ku aqaanay Fanaan la odhan jiray Cabdi-khaaliq Maxamed Xasan Oo ku dhiman jiray shilka gaari ee ka dhaci jiray Tiyaatarka hortiisa
@niciimaxasan6325
Жыл бұрын
Kaasi muu lahayn ninkan baa lahaa
@ismailalihasan9519
Жыл бұрын
Aun janatul fardowsa allaha ka waraabiyo aamin yaa allah
@mowlidkhayre1007
2 жыл бұрын
Heesta inuu jacaylkiisii oo wiilkale ka raacsay laguursadayna baa dhacdadaas uu uqaaday craxman xasan amrkii danbe xanuunkaa ka awood badiyay xogtaas waxaan kasoo dhex helay gabayada habaarka ee idaajaa sharaxayo baydka udanbeeya baa xanuun badan waana baydka 3dexaad alle ha unaxariistoo dhamaantood Wuraan ruuge man dhibin habaar waalid maan rogan runa been kamaadhigan waa baydkaas
@jamaadnuura10
9 ай бұрын
Idaajaa muxuu og yahay gabayo dad buu dadkale ku khaldaa taariikh cad oo la ogaa oo qaar kahorsysayna siduu doonuu u fasirtaa
Пікірлер: 145