xasan wuu dagdagsanyahay oo waxuu sugayaa ciidamo badan ay soo wadaan masar iyo ettareya imaaraad si ay inqilaab milatari si ay ugu wareejiyaan xasan xukun milatari okn dhicin xasan wuxuu u dagdagayaa hadey fashilmato saas ayuu meeshii lacag ka soo galeyso uu ka soo saarayaa intuu horey u qaatey ma iimaansan waxaan u maleynayaa in xamar lagu dhexdili doono oradka uu ku jiro
@SharmakeJamac-k7q
2 сағат бұрын
Kooxda dam kasii iyo xassan duufle gurgurte tuuga Bahan dadka lo so shaqo tagtay tuugada mooryanta ah😮😮😮
@AbdiraxmanHussein-y8o
2 сағат бұрын
Musuq walagu ogaa koxdaan hada hayso dhalintii shiid ku dileen
@rukia-s6y
Сағат бұрын
ilaahow tuugta naga qabo somaali allaha badbaadiyo
@HusseinAli-x6d5q
2 сағат бұрын
Keenya wajeer waa bilash diwaangilinta
@hassanhussein1004
57 минут бұрын
Oo maxaad ku diidday lacagta ay bixinayaan reer Muqdisho,isaga guur waxba ha bixin
@mulimohamud4212
2 сағат бұрын
Aduunyada dawan gelitu waa free
@mulimohamud4212
2 сағат бұрын
Waa lacag abuur
@mohamedabdulle9031
2 сағат бұрын
Cajeeb ninkii nolow maxaa aragti ku laaban masidaana xamar
Пікірлер: 33