aniga hada waxaso dhiib ah waxan uu eedaya lawi qoofoot oo jaarkeyga lakin ilahba ka weyn waxan la yawey sidey indhaha iga qadiin manta hadi ley arko indhaha ma iga qadan acudu bilaah mar ale iyo markey saas ii so kuuran waxad in ay jiinka amarkoda uu qaato islamarkiban isku qasma oo isla hadalki bilawa
Пікірлер: 41