cali khalif wa nin national level ka garay priminister wana niin aqon yahan ah oo lagu tiriyo inu yahay dadka aqonta madiga ah iyo dhaqanka somaliyedba aadka u yaqana oo wa niin profesor ah lakin waxa nasib daro ah oo wax laga naxo ah inu kkuso hos noqdo afara qabil iyo naceyb majerteen waliba majerteen oo ah dad aan heyb ahan ka fogeyn waxan ku dhihi laha bilahi caleyk wad cebowdaye ka fadhiso siyasadan
@abdisalamamin4416
6 жыл бұрын
mohamed saeed mm
@Fariiduzamaan
13 жыл бұрын
Dr Ali waa is caddeeyey aawey gafanayaashii??
@halyeydhaladah5831
3 жыл бұрын
Alla yarxamu. Waanu ognahay inay itoobiya rabtay inay somali kala go'do oo ku amartay puntland iyo SL inaan daraawiish oo dalka isku haya cagaha ku istaagin.
@awdalboy1
11 жыл бұрын
Ninkaan Cali khaliif waa xildoon xildoon dhalay kuna caan baxay in uu adeegsado shacabka masaakiinta ah e tuulooyinka ku dhibaateysan.
@yaakcon
6 жыл бұрын
Cayda Majeerteen Cali Khalif kaliya kuma eka. Somali qof aan Majerten haysan lama arko. Bal adb! Reerkaan waxa laga rabo ayaa la iska rabaa.
@jamalgorgor7650
3 жыл бұрын
Gobtu wa cadow badan tahay bowe
@abdikariimmohamed1575
2 жыл бұрын
Majeerteen cidi wax kama rabtee waxa khariba waa siyaasiyiintooda shacabkooduna waa iska dhoohan yihiin mise waa ku raali godob falada ay siyaasiyiintoodu geysanayaan, siyaasiyiintiina waxay falayaan ka warhaya
@yaakcon
2 жыл бұрын
@@abdikariimmohamed1575 Aaway reeraha kale siyaasiyiintoodii? Siyaasiyiinta Majeerteen maxay dheer yihiin kuwa reeraha kale? Haddalkaadu waa iska dheh iyo macna la'aan.
@abdikariimmohamed1575
2 жыл бұрын
@@yaakcon dee Adigu dadka kale ma aragtid adiga unbaa isksu haysta in keligaa lagu haysto cuqdada iska saar, anigu Nin dhulbahante ayaan ahay majeerteene waa dadkaygii biyo oday kawada yimi, markaa waxaan kunacaaba majiraan, lkn dadku waxay isku khaldaan siyaasiyiinta ama siyaaso dhib uu geystay loo haysto ayey reernimo uqaataan 👍
@mohamedhassen733
3 жыл бұрын
Question
@ibnucaris
12 жыл бұрын
caliyow sxb Phd waa ku ciyaartay in dadkii dadkoodu ku dhinteen dagaladii dhex maray jamac iyo cabdulahi adiga lagugula xisaabtamo waaye aqoona waa ceebaysay walahi ........... sorry......
@SL914s
12 жыл бұрын
Aqli xumada iyo cuqdadiin ma haalkaan bee gartaay? Cali wa niinka badbaadiyaay Puntland, Did you guys even listen to what he said? Waxa aad ku edeeynaysid iyo waxa u yiri isma leeh. Hadaalka saax.
@somalicancerawarenessprogr4991
8 жыл бұрын
alla niyaw ninku daciifsanaa, ninka isagoo somali oo dhan ku faani kara dhulbahante ku faaana
Пікірлер: 26