Waraysi-chevening ,Scholarship- Dhalinyarada horey ugu guulaystay.
Muuqaalkan waxaa kaaga bogonaysaa su’aal kasta oo ku saabsan Chevening oo maskaxdaada ka guuxaysa -waxaan ku casuumay dhalinyarada horey ugu guulaystay scholarship kan ayagoo inala wadagaaya waxa uu yahay scholarshipkan -waxyaabaabahabkagaa rabo-Faaidada uu leeyhy-Qaabka sulaha looga jawabao ,qaabka essays ka loo qoro-qaabka jamacadaha loo doorto-qaabka loo applied gareeyo-ayagoo presentation ku soo diyaariyey iyo su’aalo ay ka dhex waydiiyeen dhalinyarada-hadaba haddaa fursadaan ka faaidaysatay walaalaha kale lawadaag-mahadsanid
Muuqaalka halkaan kadaawo Faahiye-podcast -Subscribe saaro si aad kuwa danbe uka socoto 👇
• Chevening -Scholarship...
Негізгі бет Chevening -Scholarship- Dhalinyarada horey ugu guulaystay-Khibrad talooyin Su’aalo iyo tilmaamo.
Пікірлер: 11