Fursadaha Dhalinyarada & Caqabadaha haysta |. Sdiee looga gudbin karaa !
Faahiye Podcast ) waxaa inoogu casuuman ustaad omer inshaar #ogaansho muuqalkan waxaan kaga hadlaynaa caqabadaha haysta dhalinyarada iyo sida looga gudbi karo,social media iyo sida loo xakamayn karo,wax akhriska iyo faaidadiisa -fursadaha caalamka sidee dhalinyarada uga faa’idaysan karaan sida deeqaha wax barasho ee caalamka.sid guud muuqalka waxa uu ku saabsan yahay dhalinyarada waxaa ka helayaaa dhiiraglin badan oo aad kuu ancafaysa .
Негізгі бет Fursadaha Dhalinyarada & Caqabadaha haysta |. Sidee looga gudbin karaa ! Martida -Ogaansho
Пікірлер