Asc qaali waxaan rabaa inaad noo soo galiso sida tiktok shop loo samysto
@aishaadaud2612
Ай бұрын
Ustaad weight loss ku jiraa cunoyinka carbon iyo sonkorta waa deyn la ahay 🥺🥺
@MarwannashkaNoor
Ай бұрын
Coach xalwa wilka suqana kama xiraye plse wilkan vidio yadada kuu edit garey muqalkada sidi hore uuahaa iyo sida hada uu kadigo mawa tusayo dadka kugu xiran muqalki hore waxuu ahaa sidan muqalkana sidan gacan luu iska tilmamayo vidioga wa inuu tusaa
@calimacaash
Ай бұрын
Sidaan filayo waxad ufahan tahy in muqalka guud Laga hadalyo Ee mahn muqalka guud cilpyar uu leyahy muqal kan markiisi Hore wuxuu ahaa sidan kadibna uu Soo galyo cilp yar oo qalalan kadib uu leyahay hadan wuxu noqday sidan kadibna isla cilpkii yara oo lahabeyay color effect animation iyo tarnation lagu dary Aya so baxayo is bedelka waa intaa yar muqalka guud iyo cilpkaa xayay siinta shaqo isku ma lahan hada inaa fahan Tay Ayan rajayna intaas dhered ah hadii ad u bahan tahy luqa imaw walhi fahn siyaa.. so dhowow
Пікірлер: 6