Halwo Ali
Email: [email protected]1 channel kaan waxaad ka helidoontaan talooyin ku aadan arrimaha gancasiga. Sida tusaalooyin, waraysiya iyo la talin toos ah oo ku saabsan ganacsiga casriga ee technologyada.
2. Hormarinta nafta aaddanaha iyo sidii qofka uu u horumarin lahaa naftiisa qofnimadisan u garan lahaa.
3. Technology yada waxaa lagu jiraa xili aduunku uu u guurayo technologyad. sidaas darteeda waa muhiim in dadku wax ka bartaan technologyada.
4. Dad la dhaqanka wanaagsan in qofka la yimaado dad la dhaqan wanaagsan waa u muhiim qofkasta.
- 8:26
- 14 күн бұрын
4 QODOB OO KUU SAXAAYO QORSHAHA NOLOSHA
- 1:46
- 21 күн бұрын
WAQTIGA WAA LA ISA KA XADAA YAAN LAGAA XADIN!
- 9:57
- 21 күн бұрын
8 XIRFADOOD OO ISBEDDELKA NOLOSHAADDA KAALIN WEYN KU LEH.
- 1:18
- 21 күн бұрын
MA JIRA QOF KAA FIICAN! QOFKAA DADAAL BADAN AYAA JIRA
- 16:11
- 21 күн бұрын
STRESS KEENA IN AAD CUTADDA U CUNTID, SI AAN BAAHI AHAYN, SIDA LAGU GARTA, IYO SIDA LA ISAGA BIXIYA
- 12:01
- Ай бұрын
WATIGA SIDA LOOGA FAA IIDEESTA ADIGA OO DAGAN
- 9:24
- Ай бұрын
CUNTOOYINKA CAAFIMAADKA LEH WAA MUHIIM
- 14:36
- Ай бұрын
HAB-RAACA QORSHAHA NOLOSHA QAYBTI LABAAD
- 11:54
- Ай бұрын
XIRFADA COACHING IN LA BARTO WAA FURSAD AAD U WEYN
- 15:17
- Ай бұрын
QORSHAHA MAALINLAHA AH SIDEE LOOGU XIRAA MIDKA SANAD LAHA. 4 SUAALOOD AYAA KUU SAXAAYO QORSHAHAADA
- 2:11
- Ай бұрын
BUUGGAAN WAA MIDKII KU CAAWIN LAHAA, HADDII AAD DOONEYSID IN AAD AKHRIS BILAAWDID KAN KA BILAAWO
- 19:43
- Ай бұрын
STRESS KA LA DAREEMA XILIGA IMTAXAANADKA LA MARAUO AMA FAGARAKA HADALKA, SIDA LOO DAAWEYO
- 8:35
- Ай бұрын
GUULDARADA, FASHILKA, QALADAADKA CASHARKA BARO
- 9:28
- Ай бұрын
Пікірлер