Allahuma baarik Wax kale ma dhihi karo m.a quruxdaan an wax loo dhigo lehen Baarakallaahu fiikum❤❤
@yuusufcali9624
21 күн бұрын
ما شاء الله تبارك الله. Wallaahi aad ayaad ii soo jiidatay mucallim, carruurta sifiican ayaad kal soo nidooda u dhistay.
@caaishacadey1487
21 күн бұрын
Masha Allaah Illaahayoow awlaadaan iyo waaridkoodba xifdi oo noloshooda u qurxi Wax la daawado wixii u fiicnaa baa soo gudbinaysaan Ku dayashaa mudan tihin Sigaara umu maxamed ba salamayaa
@dacwahfamily
21 күн бұрын
Aamiin Aamiin jazzakillaahu kheer wll
@maryanmose8058
19 күн бұрын
ilaahayoow ilmahaan waalidkood u ilaaali gurikiina allaha nuuriyo wixii dhiboo jira allaha idinka ilaaliyo
@JacfarNur
15 күн бұрын
Amiin Amiin YA RABBI
@sawdahussein9469
12 күн бұрын
Aamiin Aamiin yaa rabi 💯💗💗💗❣️❣️
@Siraad-b5i
21 күн бұрын
Midna makhaaxida ka tororog leeyahay caruurtiisiina jiiraankii baa ka seexan leh, nin wanaagsan❤❤❤❤❤
@FatxiCaliMaxamud
19 күн бұрын
I try to get an year of my work placement with the school and I am afraid I 😂😂😂❤😭😭😍😍🙏tfrggr
@halimamohamed4474
21 күн бұрын
MashaAllah tabarakallah garbkina ayan ahay hormarkina ayan garab weyn ayan uahay 100 subscribe coming soon insha'Allah wani jeclahay ❤ hore usocda Allah s.w.t hanihifdiyo mel walbo jogtan wani duceyna marwaliba insha'Allah niga ma ilowaya ducada❤❤❤ congratulations 100 subscribe coming soon insha'Allah hormarkina ayan kafikiraya guul wacan 🎉🎉 dacwa family and iskashi wani jeclahay nolol qurux badan ayan Raabi niweydinaya insha'Allah stay blessed all of u my beautiful family my role model family i love all of u❤❤❤
@dacwahfamily
21 күн бұрын
Aamiin Aamiin wll jazzakillAhu kheer Allaha ku sharfo Allaha ku barakeeyo Allaha ku jeclaado wll
@yaraani2526
Күн бұрын
Wacaleykum salaam waraxma (TULAAHI) wabarakaatu
@hawaabdulkader3111
18 күн бұрын
ماشاءالله تبارك الله عليكم الله يحفظكم يارب العالمين ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@IstarliinElmiFarax
21 күн бұрын
Masha allah dacwa family allah haidin xifdiyo
@khadijomohamed8312
20 күн бұрын
Mnsha Allah Zakariye cade Mabruuk Allah ha idin barakeyo Owlada bari Allah ha idinkadigo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤wan idin jeclahay damantina
@aynaninspiration2552
15 күн бұрын
Masha Allah tabarakallah brother the way you teach your kids is amazing.
@Hwaa-fd3wo
21 күн бұрын
Asc dacaw family شكرا جزاك الله خيرا واحسن الله اليكم alh idin xafido alh idin barkeyo adik iyo familigad oo wax ku sobaray hainag cajisan wan kul socona cashirad insha alh
Пікірлер: 146