wuxuu ku hadlayaa somaglish noocii u dambeeyey wuxuu isku heystaa inuu english-ka daadiyey
@yuleluce9499
3 жыл бұрын
Kan cad waxuu islaha yaaa kan mar un naga hor wareejiya waxba kama fahmaayo
@saedahmed2610
3 жыл бұрын
35 March 😂😂😂😂😂😂 what a brilliant
@honorabledanjire8035
Жыл бұрын
Thirty first march of this year
@AhmedHassan-ok1bk
4 жыл бұрын
35 march
@HawrarLyrics
4 жыл бұрын
Warbaahinta somaliland waa inay mujaahidka waydiisa Life style kiisa. 75 kama Yara hadana weli waa dhalinyaro.
@MohBali372
4 жыл бұрын
🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄
@mohammedhassanmohamed8012
2 жыл бұрын
😂😂😀😂😂😂😂😀😀😀😀😀😀😂😀😂😀😂 sxb waa ku salaamay indhaha iyo ninka cad way is leeyihiin
@MohBali372
2 жыл бұрын
😂😂
@MohBali372
2 жыл бұрын
Xasuus 😃
@mohammedhassanmohamed8012
2 жыл бұрын
Odaygu English ka uu ku hadlaayo waa kii totobaatameeyadi lagu hadli jiray old English weeye laakinse oday kaahin waxa iga qoslisay qaabka uu isagu u eegayo ninka
@shaaficiaxmed5700
Жыл бұрын
Kkkkk
@mohamedabdi-ml8kx
4 жыл бұрын
This is other methods of collecting money from Europeaan my saying we fighting with terrorist in SANAAG MOUNTAIN, very currupted
@muxibatumuslim9879
4 жыл бұрын
Wadankuu inaga ceebaynayaa may u dhiibaan cid luqada garabaysa sida dr adna ama dr sacad ali shire
@unityh1159
4 жыл бұрын
Alla ma laha waligii maad maqal mujaahidkan ee maxamed kaahin waa ka badbaadiyay abdillahi fadal iman, siad barre dawladiisa. Soomaaligana inta aanad soo dhalan ayaa uu soo bartay.
@unityh1159
4 жыл бұрын
Inta aanad wax ka ogayn soo baro ayaan kugu talinayaa.
@unityh1159
4 жыл бұрын
Dadka kale been ha u sheegin
@Ghost-pp4bu
4 жыл бұрын
Unity H haa malaha ma garanayo
@Ghost-pp4bu
4 жыл бұрын
Unity H waa runtaa soomaaligana inta aanun dhalan ayaa u soo bartay😂😂
@ibrahimali4654
2 жыл бұрын
Lamayaabin english ta jajaban lakiin. Ninkaa weyn ee wasiirka ahee ilmahayr isu taagay ee xogihii iyo arimihii dalkiisa un uga sheekaynaya. Isagana madaxiisa maxaa ka guuxaya dadka hooseeya heerkii bani aadanimada ayuu inaga aaminsan yahayba🤮
@abdurahmanhussein7002
2 жыл бұрын
😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄 CADAANKIIBA YAABAY KAHINAYSHAN ENGLISH SIDA XABADUU UGU DHUFTAY, ODAYGII YARAA EE CADAA WAA SASAY SALAAMAD KKKKKKKKK
@Mimi-ss5zc
4 жыл бұрын
Kkkkkk kkkkkkk haddaad is bah dili waa tanoo kale, kan cad ee hoos fadhiyo Suu u qosli oo kale ugu iljabin ila arag,ingiriiskiibaa joojiyey deeqdii rru iyo boliska markaasuu rabaa EU in ay u buuxin, kaahinow gaalo is og ee amaanta itoobiyo yey adiga bari ku dhihin baga,adnaa wax ku weydey somaliya iyo argagixiso ee gearkaa ka badel qaabka shaxaadka saan cadaalaha
@iibgeeyeonlinemarket1210
4 жыл бұрын
Badwaaan luuqadu cilmi ma aha Isba liuqadaada maya yaqaano
@LJama6119
3 жыл бұрын
@@iibgeeyeonlinemarket1210 hadeysan cilmi aheyn muu tiisa ku hadlo oo loogu turjumo tooda
Пікірлер: 32