Reer ba, aw yaa ku Leh bbaarlamaanka kuleh somaalia waa ku daysay ninkii raja ka qabayoy
@siradm
3 ай бұрын
Yaa yiri? Ciddi danteeda gaarka ah ka waysay baa? Soomaaliya wadda dheeeer bay soo martay oon u soo joognay, dhulka ayaa laga soo qaaday, waa la joojiyay hadana way socottay alxamdulillaah wayna socon doontaa ilaa heerka aan rabno ay gaarayso inshaa Allah. inti ookiyaalo qabiil iyo kuwo aan caafimaad qabin ku eegaysa yeelkeed.
@MohamudDahir-du7jt
3 ай бұрын
Jannada ALLAAH inki bishaareeyo dulli jannada ciyaar ciyaar laguma galo adiga sidaa ummadda u af duubaya qof caloosha kuu buuxiyay oo dalka iibsanaya . Ilaahay ummadda ha idinka qabto
@dahirnurjama4293
3 ай бұрын
Maaweelo iyo hagar daamo.
@AbdullahiSheba
3 ай бұрын
Dad qalbigooda dhagax noqday maa quraan galaayo ilaahey ha idin hanuuniyo
@user-yc2dm6li2c
3 ай бұрын
Kitaabkii aad marten idinqabay
@fuaadcaraale6326
3 ай бұрын
Dhulka dowlada la boobay aaway waa tastuur moryaan qoratay
Ar shacab wakiil kama Noqon kartaan waayo Shaqadiinaba mataqaaniin See shacab kumete laysan Idinmaba soo doorane Wax ka soconaya majieto Idinkana dhulkaa idinla Go aya qarax baana Mahad salaad idinku Dilidoonaa
@abyanfaraxamaxamed7900
3 ай бұрын
Kitaabku Idin Qabay...
@Ayan-le4hb
3 ай бұрын
WAR CURUURTA QAANGAARKEEDA ILAAHAAY BAA JAANGOOYAYE DIINTA ILAAHAAY HAKU XAD GUDBINA GAALO WAX 8DIN TARIMAYSEE KA JOOGA SHURUUCADA ALLE HADAAD BEDESHAAN ILAAHAAY IDINKA HA IDIN BEDELO. INSHAA'ALAAH.
@user-gm8mx8hy1h
3 ай бұрын
Waandiidnay tastuurka cusub xasanow
@user-gm8mx8hy1h
3 ай бұрын
mahamed ahmed
@hillowdiriye
3 ай бұрын
Qur anka la skhrinaayo wuxu tilmaamayaa xaaraanta in la iska ilaaliyo cukunkana cadaalad uu ahaado aawey cadaalad
Xasan Sheikh marna laguma Aamini karo masiirka umadda Soomaaliyeed wax kasta oo keenana lama qaadan doono
@ahmedsalad1393
3 ай бұрын
KULIGOODA MEESHA FADHIYA AAYADAN AYAA SAAMEESAY WAMAA U YUKADIBA BIYOOMI DIIN EE DASTUURKA ILAAH KOR U QAADA EE TUUGGA AADAN MADOOWE WAA MUNNAAFAQ WEEN WAAYE
@WashDC
3 ай бұрын
Waxaan la yaabay dhoowr waxyabood marka hore dadkan socsocda may fadhiistaan ta kale telefoon in ay ku dhex hadasho gabadhan ragga dhex fadhida, kuwani ceeb bay nala horfadhiyaan ciday matalaan ma garanaayo
DASTUUR GAALAAD YAA AYAADO QURAANA LAGU FURFURANAYAA SOOMALI WAXAY TIRAAHDAA " HAL BOOLIYA NIRIG XALAALA MA DHASHO"
@manelmoussa5760
3 ай бұрын
Cool❤😂🎉😮😊
@jamamahamutt9697
3 ай бұрын
Adaan madoobe ma xabad 1 ayay uquudhi waAyeen hala dilo sabtidana
@user-eu6zq2sk4v
3 ай бұрын
Qawaaniin Reer galbeed usoo dhiibeen ay rabaan dal muslim. ku ansixiyaan bal maxaa udiidey inay kumashquulaan dalkaan Amnigiisa laxoojiyo shabaab dalka laga xoreeyo dalka hormarkiisa laga shaqeeyo musuqa laladiriro
@user-ky7gs8js6h
3 ай бұрын
War aadanow buruska isaga dhufo bal aan aragnee waxa dhaca
@abdulahish9884
3 ай бұрын
Online ku Soo dhiibitey...Maya Maya
@mohameddahir7293
3 ай бұрын
Aayadaha quraanka iska daaya mar haddii aydaan waxba ku qaadanayn
@yasminmohamed8374
3 ай бұрын
Cid aad Matashaaba ma jirto, kuwa laaluushka lagu keenay meesha yey matalaan ❓❓❓❓❓nin walba gobolka uu ka soo jeedo shacabkiisa ayaa go’aanka iska leh, marka shacabka ayaana guushu raaci doontaa ee banaanka soo dhiga Xildhibaanada doonaya in Tastuurka dalka la badalo oo qaranimadu dunto ❓❓❓❓. Siyaad Barre Allaha u naxariisto,markuu madaxweynaha ahaa wuxuu yiri khayraadka dalka lama soo saarayo ilaa wiilka iyo gabadha Soomaaliyeed ay wax u baranayaan oo ayagu soo saaranayaan, Xasan Shiikhna wuxuu aaminsan yahay iyo inta la fikirka ah inta aan hada noolnahay waa in la soo saaro oo aan isticmaalno,mustaqbal dabe maxaa naga galey weeyaan 😭😭😭❓❓❓.
@sahraahmed-fv6rj
3 ай бұрын
Kitaabku idin qabay qaainiin
@Ayan-le4hb
3 ай бұрын
DADKAAN MA CIYAAL BAY LA HADLAYAAN MADAXWAYNUHU HADABA MADAXWAYNE WAA YAHAY , LAAKIIN MADAXWAYNE KU XIGEENKII RAYSALWASAARAA SII JOOGAAYA MA AF BAA WALEE REER SHURUNSHUUR SAMASLE GAADMAY KU JIRAANE REER ISMAACIIL HOROR IYO MUUSE HANDARAAB MUSIIBO UMADA ALAHA KA QABTO SHARKOODA AY MALDAHAYAAN.
@AliHassan-cx5dy
3 ай бұрын
Xildhibaanow xusuuso soomaliya meeshii ay ka timi iyo dhaartii aad soomali u dhaarateen gudoonka iyo madaxweynaha dastuurkan soomali kala fogaynaya ha isku dayina inaad ansaxisaan haday dhacdo ogaada in soomali kala tegayso dalkuna gelayo chapter 7 idinkuna taariikh xun aad ku suntanaanaysaan dastuurka soomaliya waxaa afti dad weyne loo qaaday 1960 soomali oo dhan baa u codaysay xildhibaan iyo madaxweyne waxba kama badeli karaan ilaa hada 19 qodob baa laga bedelay oo aan sharci ahayn waxan hassan sheikh la ordoyo ogaada in soomali aanay is muquunin karayn oo aynu nahay qabaa,ilo
@awilimur8873
3 ай бұрын
Waxa baarlamaanka somalida ay ku daqmayaan waxa ka wanaagsan waxa galada ku dhaqanto
@glatglat6252
3 ай бұрын
Dastorkina kosijisha
@yahyegani8164
3 ай бұрын
Cid ay matalaan majirto
@user-ec6br2vr1r
3 ай бұрын
Quraanka maxay ka ogyihiin wuxuushta meesha laisugu keeney
Shaqa dodaba mayaqanin Iimanka alle idinka qaad Dawladii ay laxisaab tami Lahaayen baa iyagii wax Looyeedhinayaa
@siradm
3 ай бұрын
Shacabka Soomaaliyeed inti aan dan gaar ah lahayn, oo fayow duco iyo taageero ayay idinla garab taagan yihiin, dhaqaajiya Ilaahay swt ha idinla jiro, danaystaha iyo dullaalkana Allaha nooga filnaado
@Ayan-le4hb
3 ай бұрын
Acuudubilaahi Mina shaydaani Rajiim .
@yahyegani8164
3 ай бұрын
Waa shibirayahoow heesa waxaan aad ka hadlaysaan xagee ka shaqaynayaa kaaraan miyuu kashaqaynayaa
@user-nv5dm7rl4q
3 ай бұрын
Mujrimiin taan alle sharcigiisa bedelay kuna bedelay das duur gaalo iyo munaa fiqiin ay soo dhoo dhoo been maxay oogu ciyaari ayaa daha qur aan ka maba oga la inay ku dhaq maan
@abdiali3379
3 ай бұрын
Tuugo ururtay ayaad tihiin. $5000 oo dollar ood xaaraan ku qaadataan miyaad $500 ka bixin weyseen. $200 maxay tahay ma qof dawarsanayo ayaad siineysaan mise qof u tartameyso Jago muhiim ah oo wax weyn ugu fadhiya qaranka somaliyeed
@mohamedSagal
3 ай бұрын
wadan dhan oo islam ah baa wiil yar oo 24 jir ah oo diin iyo dababi aqoon tiisa aan waayo arag badan lahayn looga dhigay gudoomiyaha dastuurka gudiga😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 haha haha
@cumarcabdi8536
3 ай бұрын
Reer banadir inay xaq yeeshaan sida gobolada kale maxa loo diidan yahay?
Пікірлер: 105