Masha Allah jazakulahkheyr wllo shucayb you're incredible ❤❤ inamada somaliyeed please Ku dadaala cuntada protein Ka leh iyo gymka ..Naga daaya caatada
@ubaharcaday1449
4 жыл бұрын
Waxaan rabaa shuceyb inaad isoo wac do3
@shacbaanshacni4713
5 жыл бұрын
Sxb runtii waad mahad santahay wayo waxyala badan oo naftayda ubahan tahay aan kaxaqiro ayaa jiraay thanks a lot
@aligulled2426
5 жыл бұрын
Wll Waxa no sheg tay in ey kugu qadatay 2 sano sida add uu fahan tid marka Waxan rabna in add no faideysid anga neh. Hada waxan ka faida in hada rab to in ad jirka disatid uu ma bahnid in add mushinka orad ka fusho iyo baskilka aniga hada sanad iyo bar an ku jira ila hada wax sas is ma badalin Marka wan la jabanay Waxa igu dacay qaladad ka an sa mey jiray Waxa ka mida Ian an cunin badar badan iyo mushinga oradka an said uu fulijira. Marka waxan ka cudsan in ad no fa ideysid wll Thanks ❤️
@ismahanali4747
5 жыл бұрын
Maasha allaah guul baa gaartey walaal hore u sii soco waxaan rajeenayaa wiilasheena iney qaataan tusaalahaas oo kale guul baan ku leeyahay walaal shuceeb😍
@maweelomedia
4 жыл бұрын
Way way just this history is my role model really go forward my friend congratulations congratulations
@zakkstar1728
3 жыл бұрын
Best thing I've heard this year💯thank you so much bruh
@halyeeyosaamaynlahaa.6662
4 жыл бұрын
thanks so much bro,that is what i think always to be ,you learnt me what could i progress to my life.
Thanks sxb waxa tahay qof in laku daysado mudan in bdn taladada waan raci donaa insha Allah mar kale waad kumahadsanthy dhiirkalintada sxb @shuayb8pack
@muditheboss9281
5 жыл бұрын
Thank you big bro for this motivation video..
@intasamahajecelwalaashodab6576
5 жыл бұрын
Mashallah tabarakalla my abowe igu qali ah ilahey ha ku barakeeyo aduun iyo aqirab
@xiddigahashalambod9849
3 жыл бұрын
Mahadsanid shuceyb wlh aniga aad u jeceyl exerciseka lkn dhibatadi ku heysa i heyso anigo caato ah ayaan sameeya orod badan ano ula ina murqo yeesho sxb thanks
@Mascuud
5 жыл бұрын
Mahadsanid sxb Koleey Dhowr Mar baa kula soo hadlay jawaab celin waan isiin weysay
@hanoodyare_1087
5 жыл бұрын
Walaal shuceyb wlhi waxaa ii tahay role model aan ku daydo waxaan rabay walaal inaa wax badan iga caawiso wlhi waan jeclahay inaa jirkeyga dhiso waana bilaaway 4 bil ka hor laakiin dhibaato ayaa i heesato marka caawin ayaa kaaga baahnaa walaal marka intee kaala soo xiriiri karaa adi oo mahad san ❤👌
@keynanali6827
Жыл бұрын
Wad mahasanthy sxp. Waxan ahay wiil Australia joga mudo badan waday gymka se nolol ahan rabay jir aan ku riyooday wan helay Waxan arkaya in sad wili wax ku Dhiman yihiin murqahaaada wali ma ahan juwii jimka se hda dadall 2023 guul sxp
@shafiebayle1646
5 жыл бұрын
mash allah illahy ha ku dayo shucayb anigaah sidas lk waa rajenayaah in aaan isbadalo adigu taladah so siih wadah insh allah guul
@AbdallaproE6497
5 жыл бұрын
Masha allah wlhi sxb keep going Ani Mar dhow ayaan bilamay sida ad shektayne cato ahay talo fcn ka a helay brother
@yoonissaladcali660
Жыл бұрын
Thanks sxb sare guuleyso
@bishaarasal1484
5 жыл бұрын
Bro waa iga gadantahy 🖒 Jazakallahu khayran
@suhaylaomarosman3827
5 жыл бұрын
Waxaad tahay qof kudayasha mudan wilibana oga faa'iideyo dadkiisa cilmigiisa iyo qibradaha uu u leeyahay intuu jimka gugudajiray waana rjynyaa in dad bdn qaadan doonaan si eey goalkoda ugaaran keep going brather 👌👌👌👌👌🙏🙏🙏🙏🙏
@seynabhasan9986
5 жыл бұрын
Masha allah walakey mahad sanid sida Nola wadagtahay,,,, trenig ayaa bilawi raba inta shegay waina sameya qof butan ayaa ahay sida mesaga u dhimo
@cabdirashiidmaxamed2409
4 жыл бұрын
My pro shucayb Dhirigeliyaha dhalinta Thanks my pro keep going
@salmamusa303
5 жыл бұрын
Walaal anigu wan gabanahy marka wxaan isku dhereyo iso sheeg ado rli ah thnx bro
@hassanabdiartan393
11 ай бұрын
mnsha allaH SXP MCN waad kumahadsantahy for sharing expriences u my roll modal
@abdimalikofficial2017
4 жыл бұрын
MnshllH sxb wlhi wax bdn ka faiday anigaba iga hadlesay umaleena tnx sxb ❤🙏
@ifraaxdelal9327
5 жыл бұрын
masha alaah walalkey shuayb anaba kula midaa ahy wlh mar walpo fulayay kan orodka baaskiilkana waaba jclhy tnx wlh sidaaa noola wadagtay mar danbo ma fuuli doono
@h-mohamed4224
5 жыл бұрын
Thanks 🙏 bro dhirigalintada
@khaled__k2
5 жыл бұрын
Bro waxan ka codsanaya inaad diet plan noo soo samayso gain 💪 adoo mahadsan..by thanks mudane
@AbdulAli-ff8uf
5 жыл бұрын
khaled k2 waxaad cuntaa 🥚 ukunta nooceeda free range ama oganic ah. 4 camal cun maliintii lakiin 6 xakabadin. Biyo kukari (boil). Subaxdii shurbad cab si aad energay uheshi. Baro sida chicken rap ka lookarsado iyo maliinti moos badan cun (2+)biyo badanka cab. Shiido avocado 🥑 week uguyaraan 1 geer. Masala fishka ama chicken breasts ka soogado oo cun malin kasta. Gacantada kukarso lacag badan ayaa kuubadbaadi waana healthy. Tukanka Holland and Bratts ladhaho waxaad kasoo gadataa testosterone boost caniin ah kii ugu siican iyo muscle mass protein shakes. 8 hours seexo. Tuna da cun mid less fat ka ah. 🍟 chip ga iyo 🧀 cheeska iyo macmacanka iska mabnuuc. Intaan aankor kuhusheegay waa raqiis hadaad eroupe joogto. Cidwalba ayaa gadan karta haday karin karaan. ❤️10 bilood ayaan sameeyay 72 ayaan ahaa 86 ayaan noqday waxaana ahaa 17 jir kali ah. Hada inaan bilaabo ayaan rabaa oon record xiro 2022 ga.
Zaki Abdirashid hormones ka raga ayuu aad kor ugu qaada bir ayuu kadhigi. Jir shub ah mayelan kartid adoo testasrone kaga kor uqaadin. Waxaa sababta male ka ay female ka uga ad adag yihiin.
@AbdulAli-ff8uf
5 жыл бұрын
Zaki Abdirashid nin walba ninka kale intuu ka” testosterone”badan yahay ayuu kaxubno wayn yahay inkastoo ay cunida iyo workout kuxiran tahay.
Thank you wa talooyin fiican. Mahadsamid shuceyb walalkey.
@kinghindiholish1016
5 жыл бұрын
Proh keep the going for ever my proh iam just like u and iam 57 g and i need become such as like u as i hope if allah say my proh and iam supporting for u nuber one
@baashichannel5004
3 жыл бұрын
maansha alllh pro xagee kala soo xiriiira waxaan rabaa inaan wax inoo faa iideysid
@bestproducts2024
4 жыл бұрын
shuayb bro waxad ishegta powder protein ma isticmaashay mana la isticmaali karaa
@abuanwar8344
5 жыл бұрын
Ma shaa Allaah bro walahi waa arin xaqiiq ah caqabada fara badan ayaad la kulmaysaa balse waa laga gudbaa any way waxaad tahay macalinkey ga gymta thank u my bro
@abdiqadirahmed8494
4 жыл бұрын
sxb aad aya u mhdsnthy Run ahanti sxbow Benta ma ah Harqana u Cararna wale aniga Caato ayan ahay Hada argto farinteyda ila so Xariir plz
@amunaali9590
5 жыл бұрын
Msha Allah huno wad gulaysaty hure usoco alle haku xafido wllo
Masha Allah walakey wlh qofka wuxuusan aqoon uleheyn markuu bilaawo qaldaad badan ayuu galaa horay usoco
@guledkhayre4031
4 жыл бұрын
Isla caawa ayaan goan qaatay thanks sxb
@shaacity6074
5 жыл бұрын
Masha allah alle haku xafido sxp wlh isbadal lataabankaro ayan gaaray lkn stress ba iso wajahay wan joojiyay hadane jirkeyga wu dacifay cules badan maqaadi karo marka wax talo ah isii sxp oo ii sahlayo inan cules badan qaadi karo🖒🖒👏👏
@zuperrk6106
4 жыл бұрын
Shuceyb ebow wlhi waan kaa faa'iideestay pro wayo arintan hada anee I heezata video gan hadaan arkay wlhi I.a waan kuka socon doona mar waliba pro guuleeso🙏🙏
@walaalahadaarudacwa8120
5 жыл бұрын
One day by step and chest one day tris tep and shoulder one day legs and every other day cardio
@Jaalejaale12
2 ай бұрын
Mahadsanid wllky Nin Rageeed
@maryanabdi4230
4 жыл бұрын
Wcs wr wb masha Allah wll qaali runti waxa thy dhiri galiye mudan in lagu daydo alle haku xifdiyo
@xaafadsuuq9325
5 жыл бұрын
Bro tnks runtii vidiogan aniga ayuu iga hadlayaa bro
@GOREYTV7
5 жыл бұрын
Hhhh zxb wad iga qoslisay
@muniirocabdi30
3 жыл бұрын
Aad iyo aad ayaat u mahat san tahay wll qaali dhiiri galin taada dadka caasiyo aniga ayaa ka kow ah lkn dhiiro galin taada wax badan ayaan la qaadan donaa oo isbadal ayaan samen donaa adigane alle haku xafido wll qaali
@maankeylyrics1916
5 жыл бұрын
Channel kaan markii ugu horeese aan soo booqdo waxaan ku lee yahay hor mar wacan sxb waqtigaa laga bilaawo waxaa ii tahay subscribers waadna u qalantaa riyooyinkaaga haka istaagin hore usoco 😍
@abduwahabhaji346
4 жыл бұрын
Wll Qiimo Badan Guuleyso Pro❤
@abdihakinbarkad1121
5 жыл бұрын
Marka Hore wan Ku salaamaya bro wllo wax ahay qof Imika bilaabaya gymka wax rabaa miisankii iga dhacay inan so cesho caato ayaa noqday marka Sidan adigu ad sheegtay serious mass gainer ayaa dadka caatada istimaali karaan Inan is wayneeyo rabaa iso jawaab thanks
@kingakramofficial8069
4 жыл бұрын
M.allaah bro keep going Ani ahaan wxd kamid thy dadka dhiri galiyaha ii ah
@mohammedhazzanmoha8572
2 жыл бұрын
M,a ad bad umahadsanthy Wll mar waxad ishegta Cunada an is tcmlo Adigo mahadsan Runtii aaad ban u,cattsnhy jwb wcn pro ?
@mahatal-mahdi1843
4 жыл бұрын
MashaAllah bro ad iyo ad umahadsantahy dhiirigalintada walal mcn
Пікірлер: 677