Meday riwayadii ila malinkii. Cida kadan baysay wan ega ma soday naysaan maxa dhacay ramadan tiba kamaydan ca jisayn ewa nowadeen hada meday deee wah wn xqnaqay anuu way dhamaty car dha ha
@DahabmahadDahabgamadiid
Ай бұрын
Cid mubaarak asxabtaa❤❤
@khadraaelmi921
Ай бұрын
Maxaa ku dhacay musalsalki dhalma doon part 57 muu ku dhamaaday???????
@user-hw8vn8ef5j
Ай бұрын
Habarta cabdi shugri hooydiisa qayla badanaa😂
@CanabAbdi-tw6hy
Ай бұрын
Abdishukrani iyo hamze iyo umul kheyr iyo gabdhii reer badiyah iyo ceynash ma idin heley wllyal side xuquuqda bin aadan nimada firyaa dawadayasha waa la ixtiramaa xitaa cudur darka waa la shegaa dawa naga rali noqoda waxabo side naga ah ladhah 😂😂😂😂😂 xal Mar so bixiya hadanahey dawdasha rali galin baan idigaga dhafinaa 😂😂ma is xureya hada cafimad qabtan o dhib jirin
Horta filimkan yare Badh go'aa muxuu ahaa maxaad marna ka soo dey naysaan marna kala raageysan nio sidan si noo dhama filimka goo go'a ka daaya bila caleyk Reer qasaalaw
Yaa waa loo begee sheekadaanu xey ahayd ar sanqooloow na soo gaar waad nagu kala goyseen aryaa dhaha yaa yaa
@khadraaelmi921
Ай бұрын
Plzzzzzz 58 soo daaya
@user-ok4mb6ch8o
Ай бұрын
❤❤❤❤
@user-qz1gz2vr5q
Ай бұрын
Waa ninta yar hooya deed
@ZerHaji-zn2bx
Ай бұрын
❤
@mucjisooyinka
Ай бұрын
Serial 58 baan suugayna ee meel kuu sheega.
@user-ni1hm5jv6i
Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂
@nmaariya
Ай бұрын
Flimka madhamady
@saida-sagalharoun6888
Ай бұрын
Gabadha yar ee Mumtaaz waxaa dhashay baan u malaynayaa gabadha Umalkhayr dariiqa kula hadlaysa... si xaqiiq ah waliba bay u dhashay ban odhan lahaa... sababtoo ah aad bay ugu eegtahay
@HodanReermagaal
Ай бұрын
Hooyooy maxaasid baathy😂😂😂
@CabdixamiidPedri
Ай бұрын
Maxa idinku dhacay aaway filimkii
@zakiyahaji3639
Ай бұрын
Ar Afanaxleey ahaa xagan may joogtaa wllhi waan ka helaa jiliinkeeda
Lax jici labo qof kama qosolsiiso mahmaahdaaaa umulkheyr la timi cawwa ayaa igu horeyda hore uma maqlin gari ba maqli jirey
@MaxamedCiiiseibraahim-ym9rg
Ай бұрын
Filimka intow ka baxay dhowr malmood lama so deynine
@abdullahihussein1969
Ай бұрын
War xageed ka dhacdeen aaway qaybihii kale,ma intaasaad ku joojiseen.
@CanabAbdi-tw6hy
Ай бұрын
Filinkii away wllo
@Abdifatah18324
Ай бұрын
Filimkii meel adag ayùu marayaaa
@aishamacallanmaxamud2335
Ай бұрын
Acw waxaan jogaa muqdisha cadey waxaa ahay cuur yaan latiiceysa qisas xagee nigala so xiriiraa reer QASAAL TV
@FaadumoCady-kv3zq
4 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@CabdifitaaxJeylaani
Ай бұрын
Xaa idinku dhacay aaway filimkii😢
@khadraaelmi921
Ай бұрын
War maxaa ku dhacay ruwaayadi
@rahmedahmed9194
Ай бұрын
Filmki awaya dee 😢
@user-qx9rp5yn5k
Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@DayibdaahirAskar-xz9lf
Ай бұрын
C/shugri nin adag iga dheh salaan sare sxb
@sayidsaadaam
Ай бұрын
War maamadda jiliinka ad u dhiibteen waa ka badbadise sida ka daaya anagaba istarays nagu furteene masalsalka wanba naci rabnaaye qaybaha kale maamadda ayadoo caadiyah soo galiyah
@NaimaDahir-vg6px
Ай бұрын
Lasodhaqsada.riwayada
@mucjisooyinka
Ай бұрын
Kkkk Sii fiicane baade wadane filmka. Muurugada kuu baadane. Goosolka kuu daara ,in kasto xamze iyo sacdiyo aya goosol gaarirtahay.
@user-qx9rp5yn5k
Ай бұрын
Ax Ax Ax ilmihii bay ka xadeen
@user-rr7se3kx5z
Ай бұрын
Lugaha subag idad malo mariya dumarka dhalma donka 😂
@sumayasaeed9090
Ай бұрын
Asc ma caafimaad qabtaan maxaa ku dhacay ruwaayadii waa sugaynaa
@ayaanleabdule4715
Ай бұрын
Asc Asxaabeey Kuuleey kadeed waaye wax yaan laga weey diin kaalmo ee ma Cunug ta yar Hooyadeed miyaa.
@cismaanxasan6555
Ай бұрын
WAr deeqdu ilaah baa baxsha gabadhu faraha ka qaad ha ku celin gurigaaaa
@UmuMohamedUmumohamed-ld8cn
Ай бұрын
Maah maahdu waa gari laba nin kama qosliso😂
@umutazliimlove155
Ай бұрын
Nagta iyada dbashy gbdha abana waxa u ah cbdi shukri😂
@brobinyamin7925
Ай бұрын
Wlhy musalsal aad u macaaan waye❤❤❤❤❤ qof qof kadhaca male asxaaptan Msh allh ❤
@AmalAli681
Ай бұрын
Maxa idin helayne bisinke
@fatimanor1273
Ай бұрын
Reer dudaaye kkk sacdiyo iyo reerkeeda kolba meel maa ududeysiin see rabtiin adinka😂
@samiirosagal5637
Ай бұрын
Meeshaan saan usoo booqaayay waa daalee wllyal soo dhiga qaaybta kale
@khadraaelmi921
Ай бұрын
Cajiib gruppki flinka dagaal maa ka dhax dhacay 58 saa U sugaynay waa daalnee
@samiirosagal5637
Ай бұрын
@@khadraaelmi921 ani xitaa wlhi anoo exam leh examkeeyga kafikiri maae ayagaa igu soo dhaco saaqid nimada laguu sheegaaba waa intaas
Пікірлер: 173