iso duecy wllyal kali ban ahey inu ale ilamo bariya isiyo anig intan haysan 20 qof ducodo waa la aqabalye waxan ku ducaysta ina mar un hoyo lay dhaho ilahow ii isiha amiin yaa tabi😢🤲
@sumayajibreel3813
14 күн бұрын
Ilaahay walal ilmo baari ah allaha ku siiyo illahay kitabkisa iyo sunadii Rasuulka SCW qaata aduun iyo akhiro ku an faca allaha ku siiyo adiga iyo inta ilmaha radinaysa kuwa haystana allaha u barakeeyo
@user-cl3jp7yc4p
14 күн бұрын
@@sumayajibreel3813 amiin amiin abyo tnx🥺🤲👍
@user-ix6dc1gn4z
15 күн бұрын
Walahi markii uu abdishugri uu aroosay umul.khyer ayaa fahmay in ee soo socoto inuu gabadha dhalay marhore fahmay sheekada soo socoto🎉❤
@sweetieaxmedcali3961
15 күн бұрын
hodan allaha unaxariisto qabriga allaha uwaasiciyo janatul fardowsa allaha kawarabiyo kitabkeda kacanta midig allaha kasiiyo qariga allaha ha u iftiinsho allaha ha u carfyo 😭😭
@asmaadam5043
14 күн бұрын
Anu gabadhan yarta ah cabdi shugri xaskisi hore amay dhashay oo ay dadkan so qaten 😮😂😂qofba meshisu dabka ka afufaya cabdi😂shugri dhexdodu ku goay maskinka 😢lkn jilinkada waan jclhy wanan ku tagera wll noloshu kuma cisho ❤
@user-sn7fr2cl5z
15 күн бұрын
Allah gbdha yar cabdi shugri ba dhaly cawa ogaday
@AasiyaClraxmaan
15 күн бұрын
Alla waRun tiiba tuurtay uu qudba sirta kuqabey😮😮
@AsmaYuusuf-lq8yp
15 күн бұрын
Aniguba sida ayan drmey
@xamdamaxamed5093
15 күн бұрын
Intii uu filimku inaga dahay ba daremay ana wlhi😢 cabdi shugri iyo umul khayr na sasay iskugu so dhawanayaaan😢
@kabadisanadkaesomaliyed1047
15 күн бұрын
Ale hownaxariisto walshen hodan geeri naxdin badan ale janadi gee martida lajeclyy Kayel yarabi😢😢
@sabirinali5122
15 күн бұрын
Aamin lkn wa ayo huno 😢
@kabadisanadkaesomaliyed1047
15 күн бұрын
@@sabirinali5122 waa inn somaliyed walshen ah xaqi hely majajilystena ahyd
@user-md9tp4to7w
15 күн бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin allha unaxariisto 😢😢😢
@caaliyacarfoon5263
15 күн бұрын
Umulkhayr jecliya abayo wanku salamy ❤
@NasriAbiib
15 күн бұрын
Cabdi shukri miisanka culus filmka❤❤❤❤❤
@fatimaahmed900
15 күн бұрын
Waa film cajiib ah qasaal filmkan aad buu U ficnyhy
Oo comantiga maanta tacsi baa taallee inta dhomatey alla unaxariisto
@user-ny9zr8qc7g
14 күн бұрын
OO cabdi shukri sidu musalsalka u socdo ilamaha ada dhalay ma ogid laakiin away dareenki abo xata adigon aqoon dadka is dhalay way is dareeman 😢😢
@sacdiyaandulahi1801
15 күн бұрын
❤❤
@CadooweIinshaar
14 күн бұрын
War mxa ku dhacay part60 agaaaaaaa
@NasriAbdi-co1jz
15 күн бұрын
Hay hooyèesan😂😂😂
@SubeerMaxamed-fo7wg
14 күн бұрын
Filim ku xaraarad buu yeeshay ee ku sii wada laakiin walaraag teen lakiin wxb maaha🙋
@AmusedArcade-ok9gz
14 күн бұрын
Caawa baabah weeye
@zahroyussuf996
15 күн бұрын
Gabadha yar waxaa dhaley cabdi shukri
@naruronalka4338
15 күн бұрын
Figradaas anaa kulaqabo
@user-jd3lh7gj7r
14 күн бұрын
Allaha unaxriisto walashay hodan gaboo Jano fardowsa allaha geeyo😢
@basroahmed2422
15 күн бұрын
Asc cabdi Shakur hooyada waa gabadhan Tay raadinayso
@sahromohamed4375
15 күн бұрын
Xil wadha yalo wa xaar wadha yaalo 🤔
@Ayaan8912
15 күн бұрын
Yaaabada naaaa 😂 naagtu
@user-tv4ir5bv5r
15 күн бұрын
Cabdi shugri wuu kibray😅
@salmaAlii4052
15 күн бұрын
Asc cabdishakur inad sida ulahadasho xaqa maha
@abdiqadirahmed3063
15 күн бұрын
Guuleesta
@anabellarobleh1077
15 күн бұрын
Inalillah waa inaa illayhi rajucuun Allah ha u naxaristo walashen hodan qabriga ha uu nuro marti la jecelyahay Allah ha ka dhigo sualaha na ha uu fududeyo. Amin 🤲🤲🤲
Hodon filimka miyay matalaysay Tankle dhimasho caciya may dhimatay Mise tii filimanta Allah ha u naxariisto
@cabdikahinshugricali3989
15 күн бұрын
UMUL KHEIR JILITAANKEEDA WAN JCLHY NIO MALA QABAA MASE WA GAROOB AAD BEY U QURUX BADANTAHAYE
@umulkhayrhassan3822
14 күн бұрын
😂😂😂
@user-fq5ip4kp4f
10 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ksuubanjmagan8075
13 күн бұрын
Cabdi Shukri waan ka xumahay in islaanta qabyalad usoo fadhisansysa baraha bulshada oo difacaysa nin ay daarood wadagan iyadoo qabiil ugu hiilinaysa somali oo dhamina in ay dawadan jiliinkeda ay nacasta ku matslaydo wayba tahaye hadal fiicanba mataqano hanjabad mooyee tii bay la yimi baraha iyadoo hiildoon ah waxay rabtaa inay isaaq kusoo shaac baxdo waxay ilowsan tahay in cabdi Shukri ruwayada ugu talo galay in somali maxamed wada daawadan balse hadaad qabiillku idinka la weynado waa fadexad qodku markuu umad dhan u adegayo inuu dadkii waar ka mida ladaha ka jebiyo una hiiliyo qaarka mida goormad somalinimada aad sheegtan daaroodow helay Saan? islanta waxan leenahay qbuilkii ku qaaday kuma dhigo wejigagii runts ahaan na tustay cabdi shukrina ceebaysay balse waa shuqulada daarood ka lagu yaqaano inay SMLD iyo reer sheekh isxaaq ku soo shaac baxan
Reer xamarku waxay ku maahmaahaan ,luuq luuq marow laasim laamiguu ku danbeeyaa kkkkk,umulkhayr iyo hooyadeed runta inay sheegaan ayaa uwanaagsanayd.
@user-ll3in9wt1c
14 күн бұрын
Gabadha kolba abdishukri badhalay
@Arabduur
15 күн бұрын
7:50 allaw Yaa ogaada ilmahaas waa ilmihiisii😂 War ani musalsal sal iyo baar baa u aqaanaa😂 -end-
@user-zx1bn3lw5w
15 күн бұрын
Xqq waa gabadhisii
@Arabduur
15 күн бұрын
@@user-zx1bn3lw5w wiilasha meelahaas nagaha ku uureeya😀 Ilmahoodii bay dayaceen, Bal maxaa ka xun ilma aad dhashay dayac iyo qashin ha u dhinto
@qaaliyusra7541
15 күн бұрын
Waa gabadhiisii anaa horey gadaalba waa uga shakisanaa
@Arabduur
15 күн бұрын
@@qaaliyusra7541 qaali Waa ila haysaa😀inantaas abdishukri baa dhalay Actor ka filimkan weeye😃
@Arabduur
15 күн бұрын
@@qaaliyusra7541 ma waxaa heshay xalqadahaha 60, 61 iyo 65😃😄😄
@Khaalidcade01
15 күн бұрын
inbadanbaan kutaagersana umalkhyreey cabdishukri wad kaqaldanthy wuuna ka garjooga wa xilahaagi ki aad wax kuqarsanlaahyd weeye inaa wax kaqariso xaqq umalaha waana nin weyn wushakisanyhy shakisaaaar de waayo shakigu gurigaaga ayu burburinkaraa
@AsmaYuusuf-lq8yp
15 күн бұрын
Kkkkkkk meesha waa filimka run maa modey
@Khaalidcade01
15 күн бұрын
@@AsmaYuusuf-lq8yp intaasan ubaahna qof iisheega wuxu inu film ka uun yhy dhabdhab bu dhiigu iigukaraye😀😀😀
@user-zh3xx5pi3k
15 күн бұрын
Masha allaah
@shafeecwadaadyare2554
15 күн бұрын
Gabada cabdi shugri badhalay
@HananbashiirHananbashiir
10 күн бұрын
40 qof ducadoodan rapaaa wllyal isoduceyaaa Murad Ban leyahayyy😢😢😢
@Abdifatah18324
15 күн бұрын
Sodohdu way saxsnthy iminka
@vne_Aj
15 күн бұрын
Wax lohanjabo waad kaweyn tahay landere ayaad tahay islaan majerten ah ya ku hanjabi kara hhhhh
@user-zx1bn3lw5w
15 күн бұрын
Kkkkkkkkkk
@qaaliyusra7541
15 күн бұрын
Kkkkkkkkkkkkk maxaa mj meesha keenay yaab
@ksuubanjmagan8075
13 күн бұрын
Habarta sida xun isu caysay wejigedu widhwidhayo markay camera’s hortagan tahay make up kama aqoon in la amrsado wejigu Shanta midna leeyahay yaanay bada haynaga soo gelin haday nin u hiilinyso faqash ah iyadu hays hagaajiso ninkanina caruurtisii baa Hargeysa joogta wuu all ku faraxsan yahay ii hiilina ma odhan mareexaan oo dhan baa ka soo horeeya habartan qaylada weyn isaaqna way ilowsan tahay inay daarood is yaqanaan laysku ma soo xad gudbo edeb habyeelato
Пікірлер: 119