Riwaydii haday xiiso yeelatay sacdiyo waa soo noqtay su aalaha sacdiyo iyo qabka ay u jilaysan ku qoslaa funny 🤣😂😂 riwaydu caadi ma aha tim qasal hooray usocda waqtigana noo kordhiya
@user-gm7pf3cy9i
13 күн бұрын
Aad aad waa qosol
@najmacaiapdi
12 күн бұрын
Aad iyo aad wan tageera sacdiya
@MohamedAbbasHersi
10 күн бұрын
Riwaayad ka macan Badan wali Ma arag
@DeeqoAbdi-qp3sr
13 күн бұрын
Team umulqeyr 😢😊
@user-bu4pn3zo7t
12 күн бұрын
Baalo waatifanaxleh😂😂😂😂
@NoahRoblox-rm5wu
11 күн бұрын
@maxameddeeq1875
13 күн бұрын
Team umul kheyr one love ❤
@MashaAlllahAlhamdullilah
13 күн бұрын
Umulkheyr hooyadeed iyo odaygu wey isku soo baxayaan. Baarakallaahu inaad is fahamtaan ayaan idiin rajeynayaa.
@Creativegirllss
13 күн бұрын
Anoo sooqori lahaa baan qoralkada arkay way isu qaaqaayirayaan😂😂😂😂
@Ismahankhalif
13 күн бұрын
Please Islaanta, ama qofka xun yaa lagu matalin xoolaha, waayo xoolaha waa nacfi badan yahay, dhibaatana ma leh. Walaal islaanta waa shaydaan dhaha , ilayn sidii iyo dabeecadahaha shaydaanka ayey leedahay, xoolaha wax ma qayaano, waa anagaa cuno. Hore u socda walaalayaal. In aan is saxnana waa waxa aan biniaadam u nahay❤❤❤❤
Пікірлер: 177