Mansha allah hambalyo hambalyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@bashirmohammed6756
4 сағат бұрын
Waa guul waa in ay aduunka la tartantaa aduunk xamar
@abdiqanifarah7750
3 сағат бұрын
Horta waxaan is waydiiyaa sida madaxda wadanka ay nafis uga raadiyaan wado ladhiso ama guri ladhisay arin local issues ah inay waqti kulumiyaan Umad dhan oo meelo badan ka degan Somalia baa horumar dhankasta kasugeysa oo aad ugu baahan dowladnimo markaas bay halmagaalo oo caasimadii ah bay wado iyo guri ladhisay nafis ka kaadiyaan ayadoo somali badani ay haysan wax ay cunaan ama ay haysan nabad taas baa Allah su’aali markay dhintaan ama umada somaliyeed arkaan inay ka lacageysteen xoolihii umada Allah waxaan weydiisaneynaa inuu noo sahlo sidaan u heli laheyn leader caadil ah oo Allah uga baqo amaanada umada amiin
Пікірлер: 8